Jabhadda Wadaniga Xoreynta
Ogaadenya,Garabka Baadbaadada, JWXO-GB
Ref.No. : ONLF/RSW/PR/
2005-016
Date : 20 July, 2005
Jwxo,Garabka Badbaadinta
Halganka
Xudunta Xidhiidhada Caalamiga
ah
War Saxafadeed
Iyada oo Maskaxda
lagu hayo soo jireenkii dheeraa ee Halgankan ayna
ujeedaddiisu ahayd in ay Shacabkani ku helaan Aayo ka
talin,Cadaalad,Xuquuqdooda oo la Dhawro iyo Dimuqraadiyad,
loona Jawaabayo Codsigii Madax Dhaqameedyada Ogaadeenya
ee ku salaysnaa Wada Xaajood dhex mara Jabhada Wadaniga
Xoreynta Ogaadeenya Guud ahaan isla markaana ay Dawlada
Itoobiya Ogolaatay kuna baaqday, sidii laga sii daayey
Ideecada BBC-da 17 July,2005, Waxay Jabhada Wadaniga
Xoreynta Ogaadenya,Garabka Badbaadinta Halganku soo jeedin
arimahan;
-
Waxaanu diyaar u nahay
soona dhaweyn Wada Xaajood dhex mara Jwxo, iyo Dawlada
Itoobiya,kaas oo mid ku dhisan keenina kara Xal Waara oo
Shacabka, sidoo kalena waxaanu sheegi in aanu ogolaanay
Baaqii Odayada Dhaqameedyada Ogaadeenya.
-
Si looga gudbo Colaada iyo
Iska Horímaaka, loona Muujiyo niyo Sami iyo Wanaag, uuna
u jiro Jawi nabadeed oo lagu wada hadlo, waxaanu soo
jeedin Xabad Joojin dhankanaga, anagoo ku dhawaaqayna,
Waxaanuna u soo jeedin labada dhinac ee kale in ay na
raacaan.
-
Haddii Wada hadaladu suuro
galaan si Xal loogu gaadho ayna u jirto dhinac dhex
dhexaad u ah dhinacyada kale oo isu soo jiida,waxaanu
soo jeedin Dalka Sweden oo runtii dhex dhexaad u ah
dhamaan Qaybaha,khibro dheera u leh Qadiyadaha noocan oo
kale ah Xalintooda,anagoo dhinacyada kalena ka cosan in
ay nagu raacaan.
Raad Raaca Taariikheed
Soo jireenka
Halgankani waa mid salka ku haya Shirkii Kala Qoqobida iyo
Qaybtinta Qaarada Afrika,gaar ahaan kii Soomaalida loogu
qaybtiyey 5-ta Qaybtood, kaas oo ka dhacay Berlin,1884/85,
ayna Itoobiya ka mid ahayd,,Mililik2.Waa midka wadada dheer
loo soo maray sidii laysaga dul qaadi lahaa, kaas oo sababay
Dagaaladdii Soomaalida iyo Itoobiya ee Sanadihii 1964-tii
iyo Kii Jabhaddii Gobanimadoonka Soomaali Galbeed,WSLF
iyo Dawladdii Hore ee Jamhuuriyada
Soomaaliyeed iyo Itoobiya ee Sanadkii 1977 iyo Midkan haatan
socda ee Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya Wado.Sidaa
darteed dhimashada,dhaawaca iyo Naxdinta argagaxa leh ee
Shacabkan haysata waa mid soo jirtay.
Isku dayo badan oo
hore oo xal loogu raadinayo arinta ayaa horay u soo dhacay
kuwaas oo dhamaan fashilamay ayna eedooda inteeda badan iska
leedahay Dawalda Itoobiya.Waxaan iyaduna meesha ka madhnayn
in ay fashilintaas lug ku lahaayeen Qaar ka mida kuwii
Shacabkan Matalayey oo dano khaas ah iyo ujeedooyin kale ku
shaqaynayey kana hor mariyey Danihii Guud ee
Shacabka Somalida Ogaadeenya.
Iyadoo arimahaas laga Duulayo
Waxay Jabhada Wadaniga Xoreynta Ogaadeenya,
Garabka Badbaadadu soo jeedin in wax lagu qaato khaladaadkii
hore lagana leexdo dhabayaashii lagu khasaaray loona guntado
sidii Xal Waara loogu heli lahaa Shacabka Reer Ogaadeenya ee
Dulman, si hadaba kuwaas loo gaadho waxaanu ka codsan labada
dhinac ee kale in ay iyana Xabad Joojin ku dhawaaqaan.MIGAAA.
Jabhada Wadaniga Xoreynta
Ogaadeenya,Garabka Badbaadada, JWXO-GB
E-Mail :
badbaadintajwxoyahoo.ca
Ref:.No. : ONLF/RSW/PR/2005-016
Date : 20 July,2005
ONLF Rescue Wing
International Relations Bureau
Press Release
In an affirmation of
our long standing principles based on the desire of our
people for peace, justice, human rights respect and
democracy, and with response to the Ogaden elders appeal for
non-violent resolution of the conflict, and the negotiation
willingness declaration issued by the Ethiopian government
at 17th of July 2005, the ONLF Rescue Wing states
the followings:
-
ONLF Rescue Wing
accepts the elder’s appeal for peacefully resolve of the
conflicts between the Somali people of Ogaden and the
Ethiopian government, therefore ONLF is ready to
negotiate for finding justice based everlasting peace.
-
Departing from conflict
resolutions wisdom and logic, and as demonstration of
our genuine desire and goodwill intention in bringing
peace, prosperity, and development to our people we
declare ceasefire commencing from today and ask the
Ethiopian government to cease the fire so that
negotiation can be initiated in a positive atmosphere.
-
If such negotiations
have to take place and result a viable and meaningful
peace finding process we recommend that a Nordic
country, especially Sweden for mediating role because of
their neutrality, and experience in mediating and
resolving conflicts.
Background
Historically, the
unabated waves of agony of Somali people in Ogaden and their
struggle for justice has its reference and roots into
colonial powers scramble and partition of Africa in 1884/85,
which Ethiopia headed by Melenik Π was a part of. Therefore,
the Somali a person in Ogden’s destructing, death and misery
is not a current phenomenon. Their search for justice, that
ends their suffering has resulted two armed regional
conflicts in the Horn in 1964 and 1977 as well as the
ongoing struggle of ONLF at the present days.
Many attempt of ending
conflicts through non violent means and negotiations has
been made, unfortunately all these previous efforts has
failed prematurely to solve root causes and the genesis of
the conflict. Due to insincerity of Ethiopian negotiating
delegates, and self interested and power ambition driven
personals and groups presented the Ogaden in many different
occasions and lacked the patriotic vision, rather than
serving their personal gains.
In relation to this,
ONLF led by the Rescue Wing beliefs that avoiding the
repetition of previous mistakes and misinterpretation of the
basic facts are crucial for bring viable and long lasting
peace in Ogaden. Therefore, we urge the Ethiopian government
and the other wing of the ONLF to declare ceasefire.
The Ogaden National Liberation
Front,Rescue Wing; ONLF-RW
International Relations Bureau
E-Mail :
badbaadintajwxoyahoo.ca
Faafin: SomaliTalk.com |
July 29, 2005
WAA QABIILKEE
YAASIIN XASAN CUMAR
Ninka ay
warbaahinta UK ku sheegeen in jinsiyadiisu tahay Soomaali oo lagu tuhmayo
qaraxyadii London
"qabiilkee buu Soomaali ka yahay"... Guji..
Wararka Qaraxyada London ka Akhri halkan...
|