Dowladda Liibiya oo sheegtay in ay ka qeyb qaadan
doonto Qorshaha ay DOwladda Federaalka ku dooneyso
lacag dhan 94 milyan oo Dollar.
Tripoli.Luuliyo 19... Raiisul Wasaaraha Dowladda
Federaalka KMG ee Soomaaliya ayaa maanta Booqasho
sharaf ugu tagay Al-sayid Maxamed Majduub oo xubin ka
ah Golaha sare ee looga taliyo Dalka Jamaahiiriyadda
Libiya.
Kulankaasi oo ay ku wehliyeen Raiisul Wasaare
Geedi,Ku-xigeenka raiisul Wasaraha, ahna Wasiirka
Iskaahi Gobaleedka, Mudane Ismaaciil Maxamud Hurr
"Buubaa",Wasiirka Qorsheynta iyo Iskaahiga caalamiga
Dr.Cabdirisaaq Cusmaan xasan juriile,Danjiraha Dalka
Soomaaliya u fadhiyo Liibiya Dr.Maxamed Xuseen
Ilka-dahab, waxay labada masuul kaga
wadahadleen,Barnaamij sadaxda qoddob ka kooban ee kala
ah soo-celinta Amaanka,dib u dhiska Maamulada
degmooyinka iyo Gobalada iyo dhameystirka dib u
heshiisiinta Bulshada.
Prof Geedi iyo Alsayid Majduub waxay kaloo si weyn uga
wadahadaleen baahida loo qabo gacansiinta Qorshaha dib
loogu dhisayo Dalka Soomaaliya, wuxuuna Raiisul
Wasaraha Soomaaliya weydistay Dowladda Jamaahiiriyada
Liibiya inay kaalin ka qaadato Barnaamijka deg-dega ah
ee dib loogu dhisaayo Soomaaliya oo qeyb ka mid ah
lacagtaasi Soomaaliya loo soo mariyo Hay'adaha
Qaramada Midoobay, sida UNDP.
Al-sayid Maxamed Majduub oo arrintaasi ka
war-celinaayay ayaa caddeeyay in Jamaahiiriyadda
Liibiya aanay waxba kala hareynin Walaalahooda
soomaaliyeed ayna ka qeybqaadan doonaan Qorshahaasi
qeybta kaga aadan ee Dowladda soomaaliyeed ku dooenyso
94ta milyan ee dollar.
ISHA: Xafiiska Ra'iisul wasaaraha DFKMG Faafin: SomaliTalk.com | July
19, 2005
Tuulada
Qudhacdheero oo lagu soo af jaray shaqaaqooyin laysku hayey ceelal
Ceelashaas oo ay laba
beelood wada qoteen ayaa la duugey kaddib markii...
Guji... July 19
Soomaalida ku jirta
Xerada Nikafali ee Ugandha oo UN-ku Qaadayso
Xeradan qaxootiga oo magaalada Kampala u jirta 280
KM aya amarkii ugu horeysey waxay UN-tu...
Guji... July 19
Hoggaamiyayaasha
Muslimka oo Sugaya Tijaabooyin Dheeraad ah oo Lagu Sameeynayo Coca-cola
K/Afrika: Kaddib markii uu dhakhtar Muslim ah uu
dhalo Coca-cola ah ka helay Alcohol ayaa waxaa...
Guji... July 18
Kooxda Al-Hijra oo 5
Gool Faraqa u Gelisey Kooxda Göteborg
Sidaasna ay Kooxda Göteborg ku noqotay
kooxdii ugu horeysay ee boorsooyinkooda ka laa laabatay koobkii ciyaaraha
Soomaalida Yurub...
Guji... July 18
Minneapolis: Lacagtii Loo Hayey Masjidka Abuubakar oo Gaartey 1,500,000
Qiimaha dhismaha lagu rabo waa $1,700,000.
Lacagta dhiman waxaa la rabaa ugu dambayn July 29, 2005...
Guji... July 18
Keyse
Jaamac oo Laga Sii daayey Xabsiga
Siideyntaas oo lagu xiray shuruud ah in
Guji..
July 17
Ra'iisul wasaare
Geedi oo ku Guuleystay in uu Xabsiyadda Liibiya ka sii daayo 30 Soomaali ah
Libiya: Geedi oo la kulmay wasiirka amniga iyo
caddaalada
Kismaayo: Wafti ka socda UNDP oo booqday Kismaayo..
Wararka oo dhan ka akhri halkan... Guji... July 17
7-Soomali ah oo lagu
xiray xabsiga Nairobi
dadkan oo loo xirxiray lacagihii hotelada iyo
raashinkooda, haatana ayan ka dhoofi Karin Nairobi...
Guji... July 16
Kooxdaha Göteborg iyo
Liecester oo maanta guul darro soo wajdahay
Tartanka
Ciyaaraha Kubada Cagta 7aad Ee Uro-Som Oo Si Habsami Ah Uga Furmay Magaalada
London ayaa...
Guji... July 16
Wararka Magaalada Laascaanood....
»Isku
shaandhayn daraawiishta..
»Waraysi: Garaad Abshir Saalax..
»Waraysi: Siiciid Jaamac Qoorsheel..
Wararka oo dhan...
Guji.... July 16
Ra'iisul Wasaaraha
Soomaaliya oo Booqasho Ku tegey Caasimada Liibiya
»Golaha
Amaanka oo xooginaya Cunaqabataynta Hubka Som.
»Dagaalo
ka dhacay Aaga Raaso ee Soomaali galbeed...
Wararka oo dhan ka akhri halkan.... July 15
Dhakhtar Muslim ah oo Dhalo Coca-Cola ah ka Helay Alcohol
"228
Gabdhood oo Lagu Kufsaday Gobolada Jubbooyinka - 1dii Janaayo ilaa 8dii July"
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday hay'adda Xuquuqda
aadamiga u dooda ee Faanoole, taas oo intaas ku dartay in sannadkan Jubbooyinka
lagu diley ugu yaraan 64 qof ayadoo...
Guji...
Geedi iyo Waftigii Uu
Hogaaminayay Oo Dib ugu Laabtay Jowhar
Kaddib markii ay magaalada Galkacyo kulan albabadu u xiran
yihiin ku yeesheen madaxweynaha iyo Ra'iisul wasaaraha DFKMG
ayaa...
Guji...
|