SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - LAASCAANOOD

Wararka Laascaanood:::

Waxaa diyaariyey
Maxamed Gaaxnuug

Dhegeyso Waraysigii Garaad Abshir Saalax

Garaad Abshir Saalax Maxamed oo Cadeeyay Inay ka Tageen Isimadii Maamulka Somaliland Yagoori... Halkan ka dhegeyso....


Garaad Abshir Saalax Maxamed..
WARAYSIGII DHEGEYSO:::
Guji...
 


Dhegeyso Waraysigii Siiciid Jaamac Qoorsheel  

Wasiirka Shaqada iyo Shaqaalaha Dhalinyarada Iyo Isboortiga Siiciid Jaamac Qoorsheel Oo Kawaramay Socdaalkooda Ay Ku Joogaan Laascaanood... Halkan ka dhegeyso...  


Wasiirka shaqada iyo shaqaalaha iyo Dhalinyarada iyo Ciyaaraha Siciid Qoorsheel
DHEGEYSO WARAYSIGA:::
Guji.....


Taliyaha Ciidamada Daraawiishta oo isku habayn iyo isku shaandhayn ku sameeyay Ciidamada daraawiishta ee laascaanood
 
Laascaanood Somalitalk. 14/7/05
 

Waxaa indhowaalaba magaalada laascaanood ku sugnaa Taliyaha ciidamada daraawiishta G/sare C/laahi Cali Mire Carays waxana uu intii uu joogay uu isku shaandhayn ku sameeyay qaybaha kala duwan ee ciidamada daraawiishta ee iyagu kusugan jiida hore iyo guud ahaanba taliska qaybta laascaanood
 
Sidoo kale waxa uu taliyuhu intii uu joogay wax ka qabtay arimaha nabad gelyada ee magaalada laascaanood isagoo shirar kala duwan la yeeshay masuuliyiinta gobolka isla markaana uu ku guubaabiyay sidii wax looga qaban lahaa hubka faraha badan ee ay shacabku ku dhexwataan magaalada dhexdeeda waxana uu taliyuhu uu kuwargeliyay inay cutubyo ka tirsan ciidamada daraawiishtu ay hubka ka ururiyaan magaalada.
 
Isla hadalkaa ka soo yeeray taliyaha ciidamada daraawiishtu waxa uu ka danbaysiiyay talaabo wax qabad oo ciidamada daraawiishtu ay hubka kaga ururinayaan shacabka isla markaana cidii gashan dharka tuutaha ah ayaa iyana ciidamadu kala wareegayeen.
 
Isku soo wada duuboo talaabadan uu qaaday taliyaha ciidamada daraawiishtu ayey soo dhoweeyee dadka ku dhaqan deegaamada ssc.
 
Maxamed Gaaxnuug
Somalitalk laascaanood
gaaxnuug10@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | July 15, 2005


Ra'iisul Wasaaraha Soomaaliya oo Galabta Booqasho Ku tegey Caasimada Liibiya
»Gollaha Amaanka oo xooginaya Cunaqabataynta Hubka Som.
»Dagaalo ka dhacay Aaga Raaso ee Soomaali galbeed...
Wararka oo dhan ka akhri halkan....


"228 Gabdhood oo Lagu Kufsaday Gobolada Jubbooyinka - 1dii Janaayo ilaa 8dii July"
Sidaas waxaa shaaca ka qaaday hay'adda Xuquuqda aadamiga u dooda ee Faanoole, taas oo intaas ku dartay in sannadkan Jubbooyinka lagu diley ugu yaraan 64 qof ayadoo... Guji...


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD