SOMALITALK.COM XAYAYSII
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - DHAADAAR

 Xaaji Faarax Cartan Ismaaciil oo ku geeriyooday tuulada Dhaadaar ee ka tirsan Degmada Qandala ee Gobolka Bari....

Anniga oo ah: Engr. Moxamed Ciisa(Mataan) Jaamac oo deggan Johor Malaysia iyo dhammaan reer Puntland  oo kala jooga Malasyia  waxaan tacsi u direynaa Eheladdii iyo Beshii uu ka geeriyoodey Marxuum Faarax Cartan Ismaaciil oo ku geeriyooday tuulada dhaadaar , Gobolka bari. Waxaan tacsi taas lamid ah u direynaa dhammaan Maamulka iyo shicibka reer Puntland. Waxaanu leehanay Samir iyo iimaan Ilaahay ha idinka siiyo, isagana Jannadii Fardowsa ilaahay ha geeyo.   Aamiin.

Engr. M . J
mjcom76@hotmail.com

Aug 15, 2005

inaa lilaahi wa inaa ileyhi raajicuun Allah ha ana xariiste Xaaji Faarax Cartan Beeldaaje waxaa uu ku geeriyooday maalintii shalay (Aug 14) tuuladda Dhaadaar ee dhul beereedka sare ee ka tirsan degmada Qandala. Xaaji faarax waxaa uu ka mid ahaa, Allah ha u naxariisatee, ganacsadayaashii caanka ka ahaa ee soo maray degmada Qanadala, waxaa u ahaa sheekh aad uyaqaan diinta islaamka, waxa una ahaa odayaasha ka dhex muuqda mujtamaac degmadadaas, dadkuna wada yaqananiin ganacsiga xaaji Faarax kuma koobnayn Qandala ama Bari oo keliya ee waxa uu ku baahsanaa dalka waxana aad loga yiqiin ganacsii iyo isagaba magalada Xamar ee casumadda soomaaliya, xaaji Faarax ganacsiga waxaa uu bilaabay isaga oo yar kumana guuldareysan in uu ka baxo intuu noolaa ee weli isaga oo gancsade ah ayuu dhintay. Xaajiga da' ahaan waxaa uu galay 80sano ka badan.

Waxaan tacsi udariyaa eheladii xaji faarax cartan ka geeriyooday iyo dhaman shacbka reer Qanadala iyo weliba reer butland iyo soomaliya oodhan oo xaaji si aad ah loogaa yiqiin hadey suurta gasho waxaan idiin soodiri doonaa taariikh nololedka xaajiga oodhan saxna ah waxaa diyaariyey faarax yaasiin dalmar beeldaaje(dalmarka 2aad)uk london Email: faaraxf@hotmail.com

####

Innaalilaahi wa innaa ileyhi Raajicuun 

Waxaan Tacsi u diraynaa Annagoo ah Ardayda ku sugan wadanka Pakistan. Marxuum, "Faarax Cartan Ismaaciil" oo maantay(Aug 14) ku geeriyooday tuulada dhaadaar ee ka tirsan Gobolka bari, ilaahay marxuumka Ilaahey ha unaxariisto inaa lilaahi wa inaa ilaayhi raajucuun qaraabadii iyo eheladii uu ka geeriyoodayna allaha kasiiyo samir iyo iimaan.

waxaa tacsidaan si wada jir ah udirayo

  • ismaaciil ali artan
  • Ismail farah yousuf [xaajidacam]
  • Mahad salah Mahamed [Furqaan]
  • Abdirahman Farah ali [Sudeysi]
  • Sharmaarke farah Hassan [Adoosh]
  • Abdulkadir saed Assayr
  • Ahmed Ali Artan
  • Ahmed hassan mahdi [xeef]
  • Ali mahamed artan
  • mahamed farah dalmar
  • mahamed farah yasiin
  • Ali nuur ahmed
  • haaruun saed saalah
  • Abdi mahamed khuurshe
  • mahamed Ali farah
  • cumar ibrahim farah
  • mahamud hayir ibrahim
  • mahamed abdulahi jama
  • mahamed farah gashanle
  • mustafe raage ali
  • axmad yuusuf (galan)
  • maxamed cali xaaji faarah
  • yacquub mahamuud haji faarah
  • cumar ibraahim haji faaraaaah
  • burhaan mire qaxiye
  •  Ali Ahmed Mohamed (Abees)

Dhamaan waxaan rabi uga rajaynaynaa Marxuumka inuu jannadisa kawaraabsho ehelka iyo qaraabadii uu ka geeriyoodayna samir iyo iimaan uu ka siiyo.

Soodire: ahmed ali artan
ax_ali_artan@hotmail.com

Pakistan,karachi.

Faafin: SomaliTalk.com | Aug 15, 2005


Gabar Soomaaliyeed oo Norway Ku Dishey Wiil Soomaliyeed
Wiilka waxaa saakay meydkiisa laga helay. Guji....


Kulaabo bogga  www.SomaliTalk.com 
© www.SomaliTalk.com

BAARID | SEARCH

 



HTML CD