KU:
Madaxweynaha Dowlada Isu-tagga Ku-Meel-Gaarka
Ee Soomaaliyeed
Sareyntiisa Cabdilaahi Yuusuf Axmed
Tix:
24/uixt/08tdt/05 Taariikh: 9/08/0 |
Faafin: 12/08/05
Ujedddo:
Codsi Qabiileed Ku Saabsan Jaggadda
Danjirnimo ee Dalka Kenya
Waxaan
si sharaf iyo naxariis leh shaaca kaaga
qaadeynaa inuu Mudane Cabdiqaadir
Ismaaciil S. Warfaa yahay qofka u
sharaxan danjirenimo kaasoo buuxinaya
jaggadda danjirnimo ee Safaarada
Soomaaliya u qaabilsan dalka Kenya
markastoo aad uyeeshid , una xilsaarto
hawlshan gaar ah ee dibolomaasinimo.
Sareyntaada, waxaan aad u hubnaa inuu
Mudane Cabdiqaadir Ismael S. Warfa
kaasoo annagu aan kuu soo bandhignay
inuu yahay nin ka kamid noq raba
dibolomaasiyiinta dowladaada.
Mudane
Cabdiqaadir Ismaaaciil S. Warfa waa nin
caan ah , la isku haleyn karro, aadna u
edeb badan isla-markaasna siyaasi da'
yar ah kaasoo ka soo dhex shaqeeyey
shirkii dib-uheshiisiinta ee
Soomaaliyeed ilaa iyo 15kii bishii
Tobbanaad 2002 ilaa iyo gabagabadii.
Mudane
Cabdiqaadir Ismaaciil S. Warfa waxuu
ahaa khabiirkii Soomaaliyeed ee
guddiiggii Dhilka iyo Xuquuqda Hantida
asagoo lashaqeynayey Prof. Gunther
Schlee.
Annaga,
Siyaasiyiinta, Ganacsatada,
Culimaa'udiinka, Aqoonyahanka iyo
odayaasha qabaa'ilka Tanade Darood (Leelkase)
waxaannu ku ogeysiineynaa inuu Mudane
Cabdiqaadir Ismaaciil S. Warfaa yahay
dibolomaasiga qabaa'ilkeena soo
sharaxeen dowladaada sharafta leh fad ma
ha fadin!!!
Mudane
Abdiqaadir Ismaaciil S. Warfaa waxuu mar
hore ka codsaday bulshada caalamka inuu
ka helo la talintooda dibolomaasiyadeed
iyo wadashaqeyn fara badan.
Guddigga Siyaasadda Qabaa'ilka Tanade
Darood (Leelkase) ayaa kuu soo caddeeyey
inuu Mudane Cabdiqaadir Ismaaciil S.
Warfa yahay ninka ka u qabma danjiraha
Soomaaliya u fadhin doona dalka Kenya.
- 1.
Garaad Maxamud Yuusuf Xassan ( Afar
Indhoot)
- 2.
Mudane MaHamed MaXamud
- 3.
Prof. Cali Jaamac ( Cali Gabay)
- 4.
Guddoomiye Cabdikadir Ismael S.
Warfa (Janno-gale)
- 5.
Marwo Xawo M. A.
- 6.
Clo. Mahamed Farax Cali (Col. Gurey)
- 7.
Sultan Yuusuf Xaji Mahamud
Ugaaska
Qabaa'ilka Tanade Darood
Sareyntiisa Ugaas Axmed Ugaas Maxamed
Ilaahay
Ha Barakeeyo Asaga!
Mahadsan Tihiin,
Eng.
Yuusuf Axmed Ciise (Quule)
Guddoomiye-ku-Xigeynka Ururka Ilaalinta
Xuquuqda Tanade Ahna Guddoomiyaha
Guddigga Siyaasadda Qabaa'ilka Tanade
Darood
Tel:
254-6761266
Mobile: 254-723937501 (For Interviews &
Comments)
Mobile: 254-724467796
Section II 9th Street P. O. Box 68772,
Nairobi-Kenya
Email:
Somaliauthor@hotmail.com
In
English
TO:
The President of the Transtional Federal
Government of Somalia
His
Excellency Abdilahi Yusuf Ahmed
Re: 24/uixt/08tdt/05
Date: 9/08/05
Your
Excellency,
Subject: A Tribal Application For the
Somali Ambassadorial Post to the
Republic of Kenya
We,
hereby honourbaly and kindly declare to
you that Mr. Abdikadir Ismael S. Warfa
is our tribal preferred diplomatic
candidate who has qualified to take up
the Somali diplomatic vacant post to the
republic of Kenya whever you approve and
assign him as the Somali ambassador to
the republic of Kenya.
Your
Excellency, we are very sure that you
know |Mr. Abdikadir Ismael S. Warfa whom
the Tnade Darod clan (Leelkase) proposed
him in one of your government's
diplomatic vacant posts.
Mr.
Abdikadir Ismael S. Warfa is well-known,
selfrelaible and well displined young
politician who has been working in the
Somali peace and reconciliation process
as internal spy sice on 15th of October
2002 up to the conclusion.
Mr.
Abdikadirn Ismael S. Warfa was also the
co-expert of the land and properity
rights commission in the Somali peace
and reconciliation summit.
We, the
politician, the bussiness poeple,
Islamic religious scholars, elite
educators and the traditional tribal
elders of the Tanade Darod tribe
(Leelkase) notify you that Mr. Abdikadir
Ismael S. Warfa is our tribal preffered
diplomat in your esteemed government
willy-nilly, and he is totally bieng
approved and proposed by the Tanade
political Committee to you, your
excellency.
Mr.
Abdikadir Ismael S. Warfa has already
applied to the international communities
to recieve thier diplomatic
recommendation as well as multi-literal
co-operations.
The
Tanade Darod Political Committee are as
the following:
1.
Garaad Mahamud Yusuf Hassan ( Afar
Indhoot)
2.
Mudane Mahamed Mahamud
3.
Prof. Ali Jama ( Ali Gabay)
4.
Guddoomiye Abdikadir Ismael S. Warfa
(Janno-gale)
5.
Marwo Hawo M. A.
6. Clo.
Mahamed Farah Ali (Col. Gurey)
7.
Sultan Yusuf Haji Mahamud
The
Tribal Chieftain of the Tanade Darod has
also fully approved Mr. Abdikadir Ismael
S. Warfa as the ambasaadorial candidte
of this tribe.
His
Highness Ugas Ahmed Ugas Mahamed
God
bless him!
Yours
Faithfully,
Eng.
Yusuf Ahmed Isse (Kule)
The
Vice-Chairman of the Somali Tanade
Rights Watch and The Chairman of the
Somali Tanade Darod Political
CommitteeMudane Cabdiqaadir Ismaaciil S.
Warfa (Janno-gale)
Tel: 254-6761266
Mobile: 254-723937501 (For Interviews &
Comments)
Mobile: 254-724467796
Section II 9th Street
P. O. Box 68772, Nairobi-Kenya
Email:
Somaliauthor@hotmail.com
somaliauthor@yahoo.com