Miisaanka
Musharixiinta
kala
ah
C/llahi
Yusuuf,
Xuseen
Caydiid,C/qaasim
oo
hoos
u
dhac
ku
yimid,kadib
markii..
Asad
Cabdi
Axmed(Nasrudiin)
COLUMBUS,
OHAI
U.S.A
nasrudiin5@hotmail.com
Hoggamiyo
kooxeedyada
ee u
sharaxan
xajada
madaxweyna
nimada
Somaliya,
ayaa
mudooyinkaan
danbe
waxa
ay
faro
galin
ay
ku
haayeen
Beelaha
Somaliyeed,iyagoo
doonaayayo
in
ay
qabiil
waliba
uu
soo
doorto
cida
iyaga
taabacsan,taasoo
ay
ka
biyo
diideen
Khaar
ka
mid
ah
Odoyaasha
Dhaqanka
iyo
qabiilada
oo
soo
doortay
cida
ay
iyagu
u
arkaan
in
uu
mali
karo.
Loo’lanka
xoogan
oo
ay
sidoo
kale
Musharixiita
ka
la’ah
C/llahi
Yuusuf
Axmed,
Xuseen
Caydiid,C/qaasim
Salaad
Xasan,ayaa
ka
wadeen
Madasha
Shirka
dib-u-heshiisiinta
Somalida
ugu
socdo
Wadanka
Kenya,waxa
ayna
la
yeesheen
beel
walba
kulamo
qarsoodi
ah,iyagoo
isku
dayaya
in
ay
codka
ka
qataan
xubnaha
Baarlamaanka
badankoodana
ay
diyaar
la
yihiin
lacag,
iyo
balanqaadyo
kale
,qabiilada
Somaliyeed
badankooda
ayaa
gabi
ahaanba
waxa
ay
Diideen
in
ay
codkooda
iibsadaan
oo
ay
noqdaan
alaab
dukaan
laga
soo
qatay
oo
kale,waxa
ayna
u
sheegeen
in
ay
codkooda
siindoonaan
cid
walba
ay u
arkan
in uu
u
qalmo
hoggaminta
qaranka
somaliyed,laakiin
aysan
marnaba
Hoggamiyaasha
Kooxaha
Iyo
C/qaasimba
siindoonin
Cod.
Bal
aan
faalo
gaaban
ka bixino
Musharixiinta
aan
Magacooda
kor
ku
soo
shegnay.
Col:
Cabdulaahi
Yuusuf
Axmed
waa
askari
in
mudo
ah
ka
soo
shaqeeyay
Ciidamada
Xooga
Dalka
Somaliyed,Waxa
Dad
badan
oo
aan
Weydiiyay
Sida
ay u
arkaan
in
C/laahi
Yuusuf
in
la
doorto
Xukuumada
Somaliya?
ayaa
Dhamaantood
ka
soo
horjeesaday
arintaasi
iyagoo
sheegay
in
uu
yahay
Kali
taliye,Wixii
ka
horyimaadana
Dilaayo,Sidoo
kalena
Aaminsan
Qabyaada,Waxa
uuna
mar
walba
oo
talo
ka
wareerto
maciin
weydiistaan
Dowlada
Itoobiya,
Isagoo
dhaho
waxaan
ciribtirayaa
Ururada
Islaamiga
ah
ee
Dalka
Somaliya
ka
jiro,Waxa
uuna
wataa
Maah
maah
ah “Iitalimaysid,Kula
tashamaayo,
Waan
kuu
talinaa”.
Xuseen
Maxamed
Faarax
Caydiid,Waa
Hoggamiyo
kooxeed
Dhalinyaro
ah,
Xuseen
Waxa
uu
siyaasada
Soomaaliya
ku
soo
biiray
Markii
Aabihii
Allah
ha u
naxariistee
uu
geriyooday,Xuseen
waxa
uu
ahaan
Jiray
Arday
dhigta
Collage
ku
yaala
Wadanka
Mareekanka,waxa
uuna
xuseen
tabar
aan
dheestirteen
ka
wataan
Sida
ay
Ciidamada
Bada
ee
Wadanka
Mareekanka,Xuseen
Siyaasadiisa
waa
mid
aan
Fadhinin
oo
saacad
waliba
meel
hoyato,waxa
uuna
wataa
Maah
maah
ah”Lugta
Jecli,
Lagta
Jecli”
Mar
aan
Sodoo
kale
Shacabka
Somaliyeed
in
uu
Xusen
u
qalmo
in
qaranka
loo
dhiibo?
waxa
ayna
sheegeen
in
uusan
Xuseen
aheyn
shaqsi
Madaxnimo
loo
dhiibikaro,
maxaa
yeelay
xuseen
isagoo
aanba
qaran
loo
dhiibin
ayuu
san
leheen
Mowqif
mideysan,hadii
qaranka
Somaliyeed
loo
dhiibana
uu u
horkacaayo
dhibaatooyin
hor
leh.
Dr:C/qaasim
Waa
Madaxweynaha
DMG-ka,
Waan
Siyaasi
jagooyin
kala
duwana
ka
qabtay
Rijiimkii
Maxamed
Siyaad
Barre,Waxa
uuna
C/qaasim
ku
guuleestay
Doorashadii
Shirkii
Carta
ee
Jabuuti
2000,Waa
loo
doortay
C/qaasim
madaxweyne
Muxuu
Shacabka
Somaliyeed
Ku
soo
kurdhiyay?
Masaariin
baahan
ma
siiyay
Cunto
C/qaasim
in
uu
Madaxweynaha
ahaa?Amaanka
Magaalada
Muqdisho
ma
Sugay?.
C/qaasim
Waxaana
lagu
soo
dhaweeyay
Magaalada
Muqdisho
si
heersaro
ah,waxa
uu
dhaafi
waayay
Gurigii
Biibi
Faano
Fuusi
ay
ka
dagneen
Xamar,
waxa
uuna
wataa
Maah
maah
ah”
Ii
dooro
aan
ku
lugooyee”
Mar
aan
Weydiinay
Sida
ay u
arkaan
Shacabka
Somaliyeed
C/qaasim
waxa
ayba
khaarkood
su’aal
aniga
ii
weydiiyeen
C/qaasim
la
doortayee
muxuu
soo
kordhiyay?
Hamiga
yaabana
waa
yaab
kale?
Mid
ah
Raga
Ugu
caansan
beesha
C/qaasim
uu
ka
soo
jeedo
oo
iigu
waramaayay
ayaa
waxa
uu
yiri”Doorashadii
Carta
C/qaasim
Lacag
uu
wax
ku
qato
waan
siiyay,laakiin
midaan
marnaba
lagama
yaabo
in
aan
siiyo,Waayo
hadii
aan
siiyo
waa
hal
bacaad
un
lagu
lisay
oo
kale,
Marka
C/qaasim
ha
iska
tanaasulo
ayaa
oran
lahaa”.
Waxaa
is
weydiin
mudan?
1:
Dadka
Sidaas
ahi
xukunka
Somaliya
in
loo
dhiibo
ma
mudanyihiin?
2:
Yaa
qancin
karo
shacabka
Soomaaliyeed
Hoggaaminkarana?
3:
Yaa
xiriir
dheer
la
sameynkaro
Dowlada
Reer
Galbeedka
ahi
iyo
Waliba
Kuwada
dariska
la’ah
Soomaaliya?
4:
Yaa
Dalka
iyo
Dadka
Somaliyeed
nabad
ku
soo
dabaalikaro?
Si
kastaba
ha
ahaatee
rajo
xumada
soo
wajahday
Hoggamiyaasha
Somaliyeed
waxa
ay
fursad
weyn
siinaysaa
Sida
ay
dadka
oo
dhan
Carabka
kuwada
dhufteen
C/llahi
Axmed
Cadoow
Iyo
Proff:
Cali
khaliif
Galeyr.
Asad
Cabdi
Axmed(Nasrudiin)
COLUMBUS,
OHAI
U.S.A
<nasrudiin5@hotmail.com>
Afeef;
Aragtida
qoraalkan
waxaa
leh
qoraaga
kusaxiixan
Faafin:
SomaliTalk.com
|
Sept
1,
2004
»Moorgan
baa
Weerar
soo
wada
maxaa
looga
dan
leeyahay?
[jagne]
»GEEL
NINKII
DHICIN
LAHAA
UU
DHACAYO
LAMA
DHICIN
KARO
[B.M]
»Maansada
iyo
mujtamaca
[
Maqaalkii
Shaafici]
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|