Qaabka
xulista
4.5,
Hawiye
Ayaa
Ku
Qasaaray
Somalia
qabiilka
ugu
tirada
badan,
ugu
dhulka
weyn,
ugu
dhaqaalaha
badan,
waa
Hawiye.
Haddii
BEESHA
SHANAAD
ay
uga
Xildhibaano
yaraadeen
qabiilooyinka
kale
waayo
wey
ka
dadyar
yihiin,
hawiye
waxay
aheyd
iney
ka
Xildhibaano
bataan
qabiilooyinka
kale
madaama
ay
ugu
dadbadan
yihiin.
Hawiye
waxaa
ku
jira
qabiilo
calculus
sida
Habargidir,
Abgaal,
Xawaadle,
Gaaljecel,
Murusade
oo
kiiba
u ka
dadan
yahay
ama
u
dhigmo
qabiilada
ugu
dadka
badan
sida
Isaq
oo
ugu
dadbadan
Dir
ama
Majerteen,
oo
ka
mida
qabiilooyinka
ugu
calculus
Darod.
Waxaa
kaloo
dawladda
kasoo
baxaysa
ay u
dhimeysaa
Hawiye,
ciidamada
la
sheegaayo
ee
shisheeye,
waxaa
la
keenaayaa
dhulkooda
Muqdisho.
Haddii
ay
dad
kufsanayaan,
waxay
kufsan
doonaan
gabdho
hawiye,
haddi
ay
dad
dili
doonaan,
waxay
dili
doonan
dad
hawiye,
haddii
ay
dhacdo
in
dalka
laga
saaro
waxaa
ku
nafwaayi
doona
dad
Hawiye,
sidii
dhacday
1993
dii
oo
kumanaan
hawiye
ahi
ku
nafwaayeen”Black
Hawk
Down”.
Waxay
ila
tahay
siyaasiyinta
hawiye
wey
ka
jiifteen
shaqadoodii.
Madaama
Soomali
qabiil
iney
wax
ku
qeybsatto
ku
heshiisey,
Siyaasiyiinta
Hawiye
waxay
tahay
shaqadoodu
iney
cadkooda
si
fooljigan
ugu
codeeyaan.
Sida
ka
muuqata
qaabka
xulista
ee
ku
saleysan
4.5,
waxay
u
egtahay
in
shaqsiyaadka
matala
Hawiye
aysan
u
matalin
qabiilkooda
sidii
la
rabay.
Waxay
runtu
tahay,
sidii
dawladihii
hore,
in
Hawiye
ka
shalaayi
doono
tirada
ugu
jirta
dawladda.
Anigoo
aan
cidna
ku
xumeyneyn,
aan
runta
isu
sheegno,
qabiil
marka
wax
lagu
qeybsanaayo,
hawiye
Markii
ay
dulqaataan,
Mudulood
iyo
Madarkicis
Duduble
ku
jiro
kaliya
ayaa
80
xubnood
xaq
u
leh.
Iska
daa
inta
kale
oo
calculus
sida
Xawaadle,
Murusade,
Baadicadde,
Gaaljecel
iyo
lafaha
kaloo
dhan.
Cagliga
ma
ogola
in
Mudulood
oo
qabiil
aad
u
culus
ah
ay
helaan
15
Xubnood
halka
Isaaq
oo
meesha
Joogin
la
siiyey
28
Xubnood.
Macquul
maaha
marka
Cayr
oo
power
house
ah
la
siiyo
3
xubnood,
ciise
oo
aan
meesha
daganeyna
la
siiyo
sideed.
Ma
gadmeyso
in
Xawaadle
oo
culus
uu
qaato
8,
halka
Dhubahante
ka
helay
tiro
la
mid
ah.
Ma
cuntameyso
in
Sacad
oo
ah
jilib
culus
lasiiyo
3
xubin,
halka
jareer
weyne
la
siiyey
7
Waxaa
iigu
sii
daran
Majeerteen
oo
runtii
culus
ayaa
12
xubnood
helay
halka
Marexaan
laga
siiyey
14
Xubnood.
Waxay
ila
tahay
waxbaa
ka
qaldan
sida
wax
loo
soo
xulay.
Waxayse
ila
tahay
Hawiye
ayaa
Jabka
ugu
weyn
soo
gaari
doona.
Magaaladooda
ayaa
ciidan
la
keeni
doonaa,
halka
meelaha
kale
ay
nabad
noqon
doonaan.
Suuqyada
dhaqaalaha
ee
xamar
ayaa
ciidamadaasi
carqalateyn
doonaan,
halkaasna
waxaa
ku
lumi
doona
dhaqaalihii
Hawiye,
halka
Hargeysa
ay
sii
xoogeysan
doonto.
Hawiyoow,
jiifka
ka
toos.
Ka
soo
horjeeso
ciidamo
dalka
la
keeno.
Wadankana
u
tali.
Hadii
aad
intaa
garanweydo,
waa
burburkaagii.
Waxaan
qabaa
hawiye
oo
is
habeeya
ayey
Somaliya
ku
badbaadi
kartaa
marka
siyaasadda
qabiilka
laga
eego.
Nin
lagu
sexdoow
ha
seexan.
Diid
Ciidamo
shisheeye.
Nabadda
Xamar
adugu
sug.
Haddii
kale,
Waajabtay
kana
soo
waaqsanmeysid
ee
ogow.
Talo:
-
1) Madaxda dhaqamada, culumada, saraakiisha, ganacsatada beelaha Hawiye, min Koofurta Gaalkacyo ilaa iyo Kismaayo, waa iney arinta shir dagdag ah ka qaataan. Ha dheyelsan.
-
2) Waa in ay soo saran Go’aan ay ku mucaaradayaan ciidamo shisheeye oo dalka la keeno. Badbaadada qabiilka ayaa ku xiran.
-
3) Qilaafaadka beelaha Hawiye waa in lagu dhameeya. Si deg deg ah.
-
4) Waa in gole Oday dhaqameed OO hawiye la sameeya, haddii uu jirana la xoojiyaa.
-
5) Waa in Hawiye qaadaa xilka ah iney Xamar Nabad ka dhigayaan. Arintan waa iney Horkacaan saraakiisha waaweyn ee hawiye sida Galaal iyo raga la mid ka ah.
-
6) Dawladda imaaneysa waa iney raacaan laakin labada sano ee ugu horeysa waa in barlamaanka qabiilka ku dhisan loo badalaa mid deegaan ku dhisan.
Masuulka
iyo
waxgaradka
Hawiyoow,
ama
joog
Kenya
ama
Joog
Xamar,
kakac
jiifka.
Somaliya
Nabadow,
ali
waraabe
<waraabe2@hotmail.com>
Afeef;
Aragtida
qoraalkan
waxaa
leh
qoraaga
kusaxiixan
Faafin:
SomaliTalk.com
|
Sept
1,
2004
»Moorgan
baa
Weerar
soo
wada
maxaa
looga
dan
leeyahay?
[jagne]
»GEEL
NINKII
DHICIN
LAHAA
UU
DHACAYO
LAMA
DHICIN
KARO
[B.M]
»Maansada
iyo
mujtamaca
[
Maqaalkii
Shaafici]
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|