Shirka Soomaalida ee Nairobi, Kenya
Cabdulqadir Luga-Dheere:-shacabka soomaaliyeed ma
aha in Ul meel mugdi ah loogu tuuro
iyo Kooxda SRRC-da oo wali go'aan laga
sugayo... Guji...
Feb 13
Safaraarada Mareykanaka ee Nairobi oo lagu Qabtey
Xafalada Bedelida Safiirka Dawlada Talyaaniga u qaabilsanaa arrimaha
Soomaaliya
iyo SRRC oo weli go'aan laga sugayo...
Guji... Feb 12
Musyoka oo La kulmi Doona Hoggaamiyayaashii diidey Saxiixa Heshiiskii
29-Janaayo
Wararka ka imanaya Kenya ayaa sheegay in...
Guji Feb 9
C/Qasim oo
Muqdisho Kusaxiixay Heshiiskii TNG ee 29-Janaayo
khudbad uu c/qaasin muqdisho ka jeediyey ayaa u
muuqatay mid sagootin ah ama waxaa suura gal ah iney noqoto khudbadii ugu
danbeysay ee uu jeediyaa asagoo madaxweyne ka ah TNGdii carte..
Guji...
Feb 8
Kooxaha kale iyo
Siyaasiyiin Soomaali oo Taageeray Heshiiskii 29-Janaayo ee Shirka Soomaalida
Ka akhri warbixintii...
C/Karim Aadan...
Guji.. Feb 7
G-8: Xaraf ama
Hakad Lagama Bedeli Doono Qodobadii La Saxiixay 29-janaayo
Shir jaraa'id oo ay Nairobi ku qabteen kooxda G-8 ayey ku
sheegeen in...
Guji... Feb 5
SRRC: "Waa Nalaku
Khiyaameeyey Heshiiskii 29kii Janaayo, mana Ogolaandoono"
Saacado kadib markii uu shir jaraa'id qabtay
wasiirka arimaha dibada ee Kenya ayaa waxaa....
Guji...
Feb 4
Cabdullaahi
Yuusuf oo Ku Gacan Sayray "Qodobo lasoo Hordhigay"
iyo Dawladaha Deriska la ah Soomaaliya oo ku
herdamaya Soomaaliya..
Guji...
Jan 31, 2004
8-dii Hogaamiye
ee Heshiiska Saxiixay oo la Hor Keeni doono Madasha Shir Weynaha Nairobi
Si loogu Codeeyo ka dibna la ansixiyo qodobadii
ay ku heshiiyeen maalmihii gooni u faqida...
Guji... 30/1
Sideed Hogaamiye oo Saxiixdey Heshiiska
Qodobada Lagu Dhisayo Dawlada iyo Barlamaan Soomaali
Maanta ka dib ayaa shirka waxaa uu
geli doonaa wajiga Seddexaad ee Awood Qaybsiga Qabiilada Soomaalida waloow
aan si rasmi ah wali loo xirin Wajiga Labaad...
Guji... 29/1
Heshiis Colaad
joojin ah oo markale ay saxiixeen hogaamiyayaasha soomaalida
Waxaa maanta aqalka madaxtooyada dalka kenya ka
dhacday xaflad lagu saxiixay heshiis cusub oo colaad joojin ah
Guji 29/1
SRRCda oo
Beeniyay in ay heshiiskii dhowaan ay ka laabanayaan
Iyo tuhun iyo kala shaki soo kala dhex
galay hogaamiyaasha Soomaaliyeed ee jooga Kenya...
Guji... 26/1
Xirida Wajiga
2-aad ee shirweynaha Wadahadalada Soomaalida oo dib loo dhigay
Sababtoo ah Madaxweyne Yuwero
Musaveni oo sheegay in maalinta Isniinta ku aadan tahay sanad guurada
Guji.. 24/1
Heshiis Buuxa oo
Lagu Gaaray Shirkii Soomaalidda
Waxaa lagu guulaysaty in golaha samata bixinta ee Nairobi ku sugan ay qalinka
ku duugaan hindisaha cusub ee IGAD ay soo gudbiyeen, kaas oo
Guji... 23/1
Golaha Badbaadada
Qaranka oo wali Diidan in ay Saxiixaan Buuga Axdiga iyo Dastuurka
Iyo Kenya oo Sheegtay in Wajiga 3aad ee Shirka Lafuri Doono Isniinta...
Guji...
22/1/04
SOMALIA:
Maadooyinka iyo Manaahiijta
Dugsiyada waxbarasahada ma noqon doonaan dugsiyo u gaar ah Muslimiinta:
Waa dastuurka la isku raacay ee
Dawlada Soomaaliya loogu dhisayo Nairobi ee loo bixin doono
Jamhuuriyada dimoqoraadiga federaalka ku meel
gaarka ee Soomaaliya
Guji... 22/1
NAIROBI:
Hogaamiyayaasha Soomaaliyeed oo aan Weli Go'aan Gaarin
iyo Wasiirka arrimaha Dibada Dawlada kenya oo baaq nabadeed u jeediyey
Somaliland iyo Puntland..
Guji 19/1
Ciidanka USA oo
Tababar u Furay Ciidanka Kenya
tababarkaas oo laga furay magaalada LAMU oo
u dhow xuduuda Soomaaliya...
Guji...
17/1/04
Hogaamiyayaasha
Madasha Shirka Nairobi oo Magacaabey Guddi
Guddigaas oo ka kooban saddex
xubnood, waxa kale oo shirka ku cusub in...
Guji...
16/1/04
Shirka Somalida
oo La Joojin Doono Dhawr Bilood Haddii Wax ka Soo Bixi Waayaan 10ka-Beri ee
Gooni u Faqa
Hogaamiyayaasha Soomaalidana waxa
lagu celin doonaa Soomaaliya haddii 10-beri ee gooni u baxa uu natiijo dhalin
waayo sidaas waxaa tibaaxay...
Guji...
15/1/04
Kolonzo Misayoka:-
waa in war aan la siin suxufiyiinta 10-maalmood ee wada tashiga........
wasiirka Arrimaha Dibada dalka Kenya Muddane Kolonzo
Misayoka ayaa hogaamiyayaasha Siyaasada Soomaalida ee shirka wadahadalada
Nabada ee ka socda dalka Kenya ka codsadey in ayan la kulmin ama war siin
suxufiyiinta...
Guji...
12/1/04
C/Qaasim oo C/Lahi
Yuusuf Kusoo Booqday Guriga uu Nairobi Ka Deggan Yahay
iyo Kenya oo hoggaamiyayaasha Soomaalida
u sheegay in aysan wax war ah siin saxaafadda mudada uu...
Guji...
12/1/04
.
XAMAR DAAWO DACALLADA...
SAWIRRO....
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|