SomaliTalk DALSAN
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - SPR

May 30, 2004

SOMALI PEACE RALLY

Galkaio, Somalia, May 30kii 2004

JAWAAB
SPR/INFltlk/M5/279/2004

Jawaab: Qoraalladii Xerta Cabdullahi iyo Cabdiqaasim
»Maxay ka oran hal-abuuradu dowladda cusub [C/Waxid]

»SPR, C/risaaq X Xuseen, iyo Osman maxaa ka dhexeeya? [Ali-Koor]

»"Waayo-aragnimo la'aaney ba'" [C/Waxid]

» Cabdirisaaq xaaji Xuseen iyo Cismaan Axmed sheekh [Shaafici]

»
Naqdintii Qormadii Cabdirisaaq Xaaji Xuseen
[Calasow]

» Maxaa ka jira in Daaroodku Kornayl C/laahi Yuusuf ku taageerayaan damaciisa madaxweyne ee Soomaaliya? [O.A. Sheekh]

Cabdirisaaq Xaaji Xuseen oo Soo Saaray Warqad Furan: Ujeeddo: DOORASHO MADAX QARAMEED ee Jamhuuriyadda Soomaaliyeed.. Guji

» Maxaa ka jira in Daaroodku Kornayl C/laahi Yuusuf ku taageerayaan damaciisa madaxweyne ee Soomaaliya? [O.A. Sheekh]

» WAX RAG KULA LEEYAHAY LA ISMA KELI SIIYO!! [Warsame]

» SALFUDEYDKA C/WAXID, QORAALKA XAGARYARE & XAALKA [Dirir]

» Xirfadaha uu C/hi uga tago xerada Mbagathi [C/Waaxid]

» CAGTII JOOGSAN WEYDAA MAR BEY CEEB LA KULANTAA [Farah]

C/laahi Yuusuf ma laha Puntland ee Dadkaa leh
Waa Jawaab Qoraalkii Puntland: Tahriibkii Badday ku Tuureen
Guji..

C/Waaxid waa caamo Laakiin Cadowgiisa waa yaqaan
Waa Jawaabtii uu C/Waaxid kabixiyey Qoraalkii Cusman Axmed
Guji

»JAWAAB QARAALKII C/WAXID KA QORAY TII XAGARYARE [Farah]

Sheeko Xariirta Xagar Yare
Waa jawsaabtii C/Waaxid Khaliif ee Qoraalkii Xagar Yare ee..
Guji..

 WAA KUMA CABDULLAAHI YUUSUF?
Qaybta 1aad...  | Qaybta 2aad...
| Qore: XagarYare | Sept 1

Puntland: Tahriibkii Badday ku Tuureen, Tabliiqiina Xabsi
Tif-tif Amxaarana madaxweynanimo bay usoo taageen!
C/Waaxid

» CALI-DHUUX iyo CABDULLAAHI YUUSUF! [Cali Shire]

» Mala is-barbar-dhigi karaa Cali-Dhuux iyo C/hi? [C/Waaxid]

Galkaio City, Somalia, May 30kii 2004 - Somali Peace Rally - Waxaa Somalitalk soo shaacisay qoraal ka yimid nin caaya dadka Cabdullahi naqdiya iyo ciddii uu u maleeyo inay wax isu yihiin. Mr. Cali-Koor wuxuu akhriyey qoraalkii SPR ee ahaa Cadbullaahi iyo Cabdiqaasim wax isma dhaaamaan midnana Somaliya kama saari karo godka ay wax kaga rideen. Intii uu ka jawaabi lahaa qodobbaddii Yey lagu naqdiyey, sida xukun xoog ku haysi ama xoog ku doon, qaraabo meel u dhiibad, tuug khasni ka dhigad, madaxdoon miyar la'aan ah, maamul xumo hooyadeed, xabashi xukun Somali ka raadsi, iyo dhiig daadin xitaa biru-magoyso (salaaddiin), ka nixid wixii wax garanaya iyo in ummaddoo dhan caqli saajin wada yeelato, ama noqoto tuug/jawaajiis diktaator dawarsata. Ilaah baa taas Somali ka hoos gashay..

Intii Cali-Koor uu Cabdullahi ka difaaci lahaa intaas iyo ka badan oo SPR ku eedaysay, wuxuu door biday inuu cay ugu dhaadhaamiyo oday Somaliyeed (dadka badidiisuna ixtiraamaan) oon shaqo ku lahayn si toos ah ama si dadban SPR.

Haddii male awaalka Cali-koor si socdo waxaa dhici karta inuu caayo dad badan ee uusan hadda madaxa ku hayn, waayo SPR waa hay'ad dad badani xubin ka yihiin. Tusaale, Cali-koor oo u soo dira SPR aflagaaddooyinka baa uga dhow SPR Cusman Sheikh oon weligiis la soo xariirin SPR.

Waxaa Cali koor qirtay in sida ceebaha Cabdullahi aan loo soo bandhigin inuu caayo oday Somaliyeed. Waa caqliga dadka maanta raba inay Somaliya hoggaanshaan iyo taageerayashooda. Ninba ceesaantiis ceel keen. Waa tayada taageeryaasha Cabdullaahi.. Horaa loo yiri, diktaator iyo tayi xumo waa ilmo-adeer. Cali, taasi waa kugu khasaaro, waxaad shubtay waa wax adaga iyo odaygaad u gaftay idin ka dhexeeye. SPR in tamari sii gasho mooyee u hakin ma doonto soo bandhiggeeda ceebata siddeetan jirka ku can baxay xabbad la qar-qarka, haddana raba inuu Somaliya ku haysto xukun xabishiyeed, xabbad iyo xoog. Waxayaabaha kale ee raqiiska ah sida dad baa ciil qaba, waan ka sarraynaa inaan kula wadno.

Waxaa darsi ah hadal uu muddo hore qoray ninka la yiraahdo Cabdiwaaxid oo ahaa, milleeshiyada Cabdiqaasim ka fiican tan Cabdullahi, waayo waxay xirtaan Cabdiqaasim markii ay lacag waayeen meesha kuwa Puntland bangiyada iyo waddooyinka qabsadaan. Taas waxaa ka markhaati kacay taageere Cabdiqaasim oo la soo xariiray SPR Waxaa ninkaasi SPR ku eedeeyey inay samaysay gaf weyn waayo labo nin oon la is-barbarhdigi karin bay is-barbardhigtay. Wuxuu ku sii daray, xaq darrada aad Cabdiqaasim ka gasheen waxaa kow ka ah inuusan dad ama salaaddiin xukun ku layn .

Mudane, waxaad muujisay inaad ka sarraysid taageerayaasha Kornaylka, waxaadse ogaataa inaannaan marna ku eedayn Cabdiqaasim dad layn; kama aadan hadal arrimaha aan ku eedaynay oo ay kow ka tahay in qabyaaladu indhaha ka tuurtay odayga, taasina aysan ahayn eed cusub, ee ay ugu yaraan soddon jirtahay arrimaha dhawaan dhacayna ay taas ka markhaati furtay, sida Cabdullahi ceebihiise hore ay ugu markhaati furtay intuu hadda horboodayey Puntland. Waxaan ku adkaysanynaa in Cabdiqaasim ku fashilay hawshii Somali ku qaddarisay, waxaana taas qiran kara qof uun wax qiimo ahi ku hareen, kii kale waa cagta-saartayee ku carraabiyaay, hoos ula faq jufudiisa, "wax yarbaa inoo haray".

sprally@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk  May 30, 2003 

QORAALADII HORE EE SPR  

Afeef: Aragtida qoraalkanw axaa leh SPR.


.Dacaayadda madaalayaasha ee ku qaraabta 'suldaan Hurre' (Cali-Koor)
. Al-Islaax iyo dhacdooyin dhacay (Cali-koor)
.
Waraysi Dheer oo ku Saabsan Dilkii Suldaan Hurre iyo Imaatanka Isimada ee Gaalkacayo Nov 2003
.
Sannad-Guuro Dilkii Suldaan Hurre, fartoo Cabdillahi ku fiiqan SPR 2003
.
SPR oo Canbaaraynaysa Dilka Hogaan Dhaqmeedka Puntland SPR 2002
.
Tacsidii Suldaan Hurre...
.
Beenin Maqaal hore..:
.
Tanu Ma Caddaalad ba mise waa Siyaasadda aan nadiifka ahayn ee Soomaaliya?

WARGEYSYADA CAALAMKU WAXYAABIHII AY KA QOREEN SOOMAALIYA

Dhaqantoosinta iyo La dagaallanka AIDS-ka
Qoraal cilmi baaris ah: Prof. Yusuf Hersi Ahmed  Guji

<><>.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
 Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...

April 11, 2004: Qaofkii 23aad eee Soomaaliyeed oo lagu diley Koonfur Africa
 

Qoysas-ka Somalida Reer Canada Ee U Soo Guuray Pune Hindiya Maxaa Sababa
Guji...
Maqaalkaagu Yaanu  Noqon Mid Mashaakil  Keena... Maskaxdaadu yey noqon..
Guji...
Samata Bixinta Dalka Dalka Soomaaliyeed iyo wax Qabadka aqoon yahanka Guji
MAXAAD KA TAQAAN DHAQANKA SWEDESHKA IYO KAN SOMALIDA
Guji...
Fariimo Bulshadeed
oo Dahsoon

Guji...
Xaalada Bulsho, Dhaqaale iyo Siyaasadeed ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland
Guji...
MAGACA SOMALILAND WAA BEER: BEERNA HILIBKAA LAGU SUGAA
Fahad
"hadii ay saraakiisha socdaalka Jamhuuriyadu ogaan lahaayeen in
Salahudin
"Miyaan niman Waqooyi u dhashay ku heesin: marti waa la sooraa, magan waa la
C/Waaxid
"dadkaasi la qabtay waxaa lagu tuhmay inay ka mid yahiin ama ku jiraan urur
Diridhaba
Kuwii sannadihii hore gacanta lagu dhigayna dhamaantood dawlada Itoobiya
Asad
"Shacbiga Somalilandna aan qasab koonfur loogu sanduleyn Karin,
Faysal
"7/12/2002 ayuu madaxwaynaha jamhuuriyadda
XagarYare

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD