Somlink Enterprise
Exporter and importer Co.
(
Trusted
Global Link)
SOMLINK ENTERPRISES
somlink waxey dhamaan shacabka somaliyeed ugu
hambalyeynaysaa in ay shirkadoodi wadaniga aheed ay timid aduunka
iyadoo markaas u istaagtey in ay ku xirto suuqa aduun waynaha .
somlink waa shirkadaadi dabcan waxaad tahey somali oo shirkadu waa
shirkadaadi , isku day in aad shirkadaada fahanto qaabka ay
ushaqeyso iyo adeegyadeeda adigoo markaas fiirinaya in aadan
kabaxsaneen maxaa yeelay waaa shirkadaadi(it is your own enterprise).
shirkadaani waa shirkad loo asaasey walaalaha
somaliyeed meel kasta ay jogaan si ay ula saan qadaan ganacsiga aduunka
maanta kasocda waxey reer galbeedku uyaqaniin E-Business (Electronic
Business), ama howl fududeenta adeega casriga ah.
Waxaan aad ugu faraxsanahay in aan halkan idiinku sharaxno waxyaabaha
ay Somlink qabato, islamar ahaantaana waxaan soo dhoweyneynaa
fikradihiina iyo talooyinkiina. Hadana waxaan idinku soo koobeynaa sida
tan hoos kuqoran.
WAAMAXAY SOMLINK ENTERPRISES:
Somlink waa shirkad ganacsi oo saldhigeedu yahay wadanka Pakistan
kana shaqaysa dhamaan laamaha ganacsiga ee kala duwan. Waxay kaloo
faracyo kuleedahay wadamo kala duwan oo kabaxsan Pakistan sida U.A.E ,
Kenya, Somalia, U.S.A, U.K, Canada, Zambia, iyo meelo badan oo
kaladuwan.
QAABKA SOMLINK U SHAQAYSO:
Somlink waxay u shaqaysaa qaabka ugu casrisan ama ugu danbeeyey ee
hada aduunka wax loo kalagato. Habka aan u shaqayno waa habka loo
yaqaan BROKER SYSTEM.
QAABKA WAX KALA IIBSIGA:
Anagoo siinayna tixgelin gaar ah oo u dhexeysa anaga
iyo macaa miishayada sharafta leh iyo weliba xaga amaanka iyo is
aaminida , waxaan raacnay sadex qaab ee ugu sareeya ee aduunka wax lagu
kala gato. Waana sidaan soo socota.
Bank
To Bank ( L.C)
( 2 )-
Agency (
Wakaalad )
( 3 )-
Money Transfer (
Xawaalad )
1- Bank To Bank ( L.C)
Bank to Bank waa qaab aan adeegsano bangiga waxaadna samaynaysaa in
aad lacagtaada kusoo shubtid bangiga, masuulna waxaa ka noqonaya
bangiga oo idiin dhexeynaya adiga iyo combaniga, alaabtaadu markay
kusoo gaarto ayaa lacagtaa lagu wareejinayaa masuulka companiga.
2- Agency ( Wakaalad )
Agency Waxaa lagawadaa in aad tagtid xafiiska aan kuleenahay wadanka
aad joogtid kana dalbatid waxaad u baahantahay. Shaqaalaha xafiiskayaga
kuugu diyaar ah ayaa kaa qancin doona wixii dheeraad ah oo aad u
baahantahay.
3- Money Transfer ( Xawaalad )
Waa qaabka ugu fudud Somaalida waxaana laga wadaa in aad lacgtaada
kusoo dirtid xawaalada kadibna aan kuusoo gadno alaabta aad u
baahnatahay. Xawaalada aan xiriirka fiican la leenahay waa AMAL
EXPRESS.
WAXYAABAHA AAN IIBINO:
Alaabta Somlink kuu hayso ama kuu diyaarin karto waa
tirabadan tahay lakin waxaan kusoo koobeynaa sida tan hoos ku qoran.
- 1 - Wershadaha waaweyn iyo kuwa yar yarba.
- 2 - Softwareska Ama programka kuusahlaya shaqada
sida billing system softwares, Accounting softwares, iskuulada,
hospitaalada, hoteelada, shirkadaha xawaaladaha, taleefoonada,
dukaanada iwm. Need More Click here
- 3 -- Iibinta Computerada kuwii ugu danbeeyey. (
Jumlo iyo Tafaariiqba)
- 4 - Iibinta magaca websiteka sida magacaaga.com,
.net, .edu, .org iwm.
- 5 - Samayna ama dayactirka Webstike yada
- 5 - Jaakadaha iyo boorsooyinka Leatherka ah ama
haraga. More Click here
- 6 - Kabaha nooc walba dumar iyo ragba , jumlo iyo
tafaariiq.
- 7 - Dharka nooc walba dumar iyo ragba.
8 - Xeraynta jaamacadaha noocwalba ee wadanka Pakistan lagahelo.
- 9 - Caafimaadka ( Health ) dadka raba in aan soo
galino wadanka pakistan.
- 10.Viso-yinka dalka pakistan (Visit and study viso)
Intaas waxaan kusoo koobeynaa warbixintii
kusaabsanayd Somlink Enterprises. Hadii aad u baahantahay faah faahin
dheeraad ah Somlink waxay diyaar u tahay 24/7 in ay kaa qanciso, fadlan
nala soo xiriir adigoon naga xishooneyn.
Wixii faah faahin ah ee kusaabsan shirkada waxaan ka akhrisan kartaa
http://www.somlink.com/somlinkinfo.htm
mashruucyadii ugu danbeeyey ee aan ku guulaysanay waxa ka mid ah alaab
aan dirnay waxaadna ka arki kartaa
http://www.somlink.com/projects.htm
Wixii kale oo faah faahin ah oo aad u baahatid fadlan
waanaga soo dalban kartaa. Wixii fikrad ah waakaaga baahanahay hanagala
bakhaylin.
WAAD MAHADSANTIhIiIN
Mohamed Abdulrizak Dayib
Marketing Manager
Somlink enterprese
www.somlink.com
cell:00923005286751
Islamabad-Pakistan
dayib2@hotmail.com