Waxaan dhammaan muslimiinta ku nool gobolka
Minnesota iyo agagaarkeeda la ogeysiinayaa in la qaban doono shirweyne
Islaami ah goorta ay bishu tahay April 9,10, iyo 11aad ee ku
beegan Maalmaha Jimcaha, Sabtiga iyo Axadda ee sanadkan 2004:
Culumada waxay ka hadli doonaan:
- 1-Qoyska iyo Tarbiyada Caruurta
- 2-Dhalinyarada iyo Dacwada Islaamka
- 3-Shareecada, xalaasha iyo xaaraamta
iyo ku noolaansha America
- 4-Siyaasadda iyo doorashada 2004 ee
dowladda Maraykanka
Culumada Ka
Hadleysa
- 1- Sheekh Waleed Idiris Imaamka
Masjidka Al-Faaruuq
- 2- Sheekh Faaruuq Assamara’i Imaamka
Masjidka Al-Hudda
- 3-Sheekh Xasan Jaamici Imaamka
Masjidka Al-taqwa
- 4-Sheekh Mohamed Al-bini Imaamka
Masjid MAS-Inver Grove
- 4-Sheekh Wagdi Guneym Caalim ka
imaanaya California
- 5-Sheekh Reda Bashir Caalim ka
imaanaya Canada
- 6-Dr. Suheil Ganoushi Gudoomiyaha
sare ee MAS
- 7-Sh. Hesham Hussein Gudoomiyaha
MAS ee gobolka MN
- 8-Anwar Abdilkarim Gud. Ku
xigeenka ICM
- 9-Asad Zaman Maamulaha
Schoolka Tarek bin Ziyad
- 10-Sh. Mohamed Garyare Caalim ka
imaanaya Canada
- 11-Sh. Ahmed Rashid Hanafi Oo ka
imaanaya Ohio
- Iyo culumo kale oo dibadda iyo
gudahaba ka imaanayo.
Shirka oo ku baxaya English, Somali iyo
Carabi wuxuu ka dhacaya Minneapolis CONVENTION CENTER. Wixii faahfaahin
ah la xiriir Mahdi Mujaahid:(612)338-7124.
ama la xiriiri emailka:
xasanjaamici@yahoo.com
Faafin: SomaliTalk.com | March 8, 2004
XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO