Beesha dir ayaa cabasho dheer oo aan halkan lagu soo koobi karin ka soo
gudbisay safiirka Dawlada Jabuuti ee shirka nabada Soomaalida ee haatan
ka socda Kenya, Nairobi.
Beesha dir ayaa ku andacootey in
uu la saftey shaqsiyaad u dhashey beesha dir oo ka mid ah Dawlada KMG,
waxa kaloo qoraalka sheegayaa in uu keenay ilaa 15-qof oo la doonayo in
lagu daro baarlamaanka iyagoo matalaya beesha dir.
Qoraalka ayaa waxay kaloo ku
cadeeyeen in falalkaasi uu safiirka sameeyey uu marqaati ka yahay
guddoomiyaha Shirka Nabad Soomaalida ahna wakiilka shirka ee Dawlada
Kenya Muddane Bathuel Kipligat iyo kaaliyahiisa arrimaha
diblomaasiyda iyo siyaasada Ambasator James Kiboi
dhamaad.
Fiiro Gaar ah:- qofkii doonaya Magacyaga iyo saxiixa
83-qof ,waxaa loogu soo dirayaa si sawiran ee la soo xiriir Abdikarim Aden
Hussein E-mail address ee kala ah :-
Abdikarimhussein@hotmail.com
, akariim@yahoo.com ,
Abdikarimhussein@lycos.com
ama tel:-254-721-215-705.
Mahadsanid.
Abdikarim Aden Hussein.
nairobi,kenya.
Faafin: SomaliTalk.com | March 4, 2004
XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO