Ku:- Dhammaan Soomaalida Gobolka Zürich
Ujeedo:- KULAN WADATASHI
Waxaa dhammaan Soomaalida deggan Gobolkan Zürich la socodsiinaynaa in la
qaban doona Kulan wada-tashi ah.
- - taariichdu markay tahay 27 bishan Maarso 2004,
- - Saacaddu markay tahay 14-17saac waa(2dii duhurnimo-5tii galabnimo).
Muwduuca looga hadlayo kulanka waa kuwa hoos ku qoran:-
1.Wadijirka soomaalida reer Zürich sidee lagu heli karaa ?
2. Sideen dhalaankeena ku nool labada dhaqan u daryeeli karnaa ?
3.Walidiinta dhalaankooda ku koray Swiiska maxay kala kulmeen ?
4. Sidee macalimiinta swisska u arkaan caruurteenna ?
5. Maxaa kaga soo kordhay habeenka walidinta ee aad ka qeebgashay ?
6. Sideey culimada diinta u gaarsinkaraan dadkeenna ?
7.Xiliga uu xiranyahay schoolka maxaad u diyarisay caruurtaada ?
8. Waa sidee arigtidada ka soomali ahaan ?
9. Ma waxaa wacan in aan sidaa u kala joogno ?
10. Waa sidee doorka dhalinyarada ?
11.Waa sidee doorka Odayaasha ?
12.Waa side doorka Haweenka ?
Haddii aad rabto ama aad daneyneyso ka qaybgalka kulanka wadatashiga somalida
Zürich
Waxaad ka soo raaci kartaa Bahnhof Orlikon Bus 45, waxaadna uga dageysaa
halka uu ku dhamado,Goobtuna waa sarta gaduudan ee midigta kaa xigta
parackeAuzelg.
Schwamindingen
Ama Hadii eed gaari wadato soo wac telefonadaa si laguu hago.
Ka soo wada qeebgal wacan dhamaan somalida degan Zürich
Mohame shariif Shaami
Waxaad kala xiriri kartaa wixii intaa dheer 01.3216352 Ama 01.8032546
ama somalichradio@bluewin.ch