SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BAAQ

March 20, 2004

Maamulka Riyaale oo Loogu Baaqay in uu Maleysiyadiisa kala Baxo Aagga Sool, Sanaag iyo Cayn

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



FAAQIDAADA CIYAARAHA... GUJI

XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO
Guddiga Xaaladda Degdegga ah:

soolsanaaghawd@hotmail.com

Guddiga Xaaladda Degdegga ah oo uu hogaaminayo Guddoomiyaha Guddiga Ahmed Jamac Jangeli ayaa soo gaadhsiiyey webabka Somalida baaqan loogu talagalay saxaafadda. Baaqani waxa uu ugu baaqayaa maamulka Riyaale kala baxo ciidamadiisa degaamada Puntland gaar ahaan gobolada SSC. Riyaale waxa uu ku jiraa 100km oo ah dhulka Puntland sida ku qoran baaqa.

Waxa kale oo baaqu xasuusinayaa Riyaale in uu ka mas'uul yahay dhibaato kasta oo ka dhalata degaamadaas. " Xaq waxaad u leedahay maamulka Riyaalow inaad dhulkaaga dawlad iyo nidaamkaad doonto ka samaysato." ayaa baaqu u soo jeediyey Riyaale. Isla markaana waxaa ku cad bayaanka in gobolada SSC aanay weligood ka mid ahayn, kana mid noqon doonin waxa ay maamulka Riyaale ugu yeedhaan Somaliland.

Waxa kale oo baaqu uu mahad ballaadhan u soo jeedinayaa mawqifka midowga Africa, Midowga Yurub, Jaamacadda Carabta, Qaramada Midoobay iyo bulshada caalamka sida ay u dhawreen xuduudaha dawladaha adduunka. Ugu dambayntii waxa baaqu uu mahad ballaadhan u soo jeedinayaa sabirka, u dhabar adayga, iyo xal u raadinta shirka dib u heshiisiinta Somalida ee ka socda Nairobi. Waana kan baaqii oo dhammaystiran iyo xubnihii guddiga oo ku saxeexan.

soolsanaaghawd@hotmail.com

 --------------------------------------

Press Release:

Riyale's Administration is urged to Withdraw its Militia from Sool, Sanaag and Ain Regions of Puntland:

We, the Executive Committee of the Diaspora Community of Sool, Sanaag and Ain regions of Puntland, Somalia, are demanding the withdrawal of Dahir Riyale's Militia from our territories who are 100 kilometers inside the traditional lands of the Dhulbahante Sub-clan of Harti as soon as possible and that the responsibility of death, destruction and the havoc that will ensue will be squarely on the shoulders' of Mr. Riyale and his cohorts.

Dahir Riyale's administration in Northwest Somalia has the right to claim their own clan territory and establish whatever system of government they for their people. However, we would like to set the record straight, probably for the thousandth time, that the people of Sool, Sanaag and Ain had never been, are not and will never be part of the So- called "Somaliland".

We are pleased with the positions of the African Union, European Union, Arab League, United Nations and the international community at large in the inviolability of the national boundaries, sovereignty, territorial integrity, unity and statehood of the contemporary nation-states at this time. We can not over emphasize the outcome of the Pandora boxes that will flood the geopolitical landscape of the world, if the cacophony and the tribal or clannish mentality of secession are given a breathing space, until a democratically elected government is agreed upon.

Furthermore, we are grateful for the efforts by the international community's patience, perseverance and resolve in helping and funding the on going reconciliation process Somalis, that is taking place in Nairobi, Kenya.

The Executive Committee:

Ambassador Ahmed Jama Jengeli Chairman
Ambassador Mohamoud Haji Nur Deputy Chairman
Excellency Abdullahi Mohamed Mire Deputy Chairman
Professor Farah Hussein Gedle Deputy Chairman  


Faafin: SomaliTalk.com | March 20, 2004 

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
May 4, 125
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD