SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - BOSASO

March 1, 2004

TARTANKA QURAANKA KARIIMKA OO KA DHACAY BOOSAASO

Qore: c/fatax jaamac
Boosaaso, Soomaaliya

Daabaco Boggan | Print



Ardaygii ugu Horeeyaya oo bilaaba Tartanka

Dr Axmed oo ah Kuxigeenka Gudoomiyaha Jaamacada Bariga Afrika Bosasao oo ka hadlaya tartanka

Beeldaaje Cali faarax oo isagana matalaya Isimada Puntland oo ka hadlaya tartanka

shiikh heeryo oo ka hadlaya tartankii Quraanka

shiikh Daahir oo ah Culimada ugu waaweyn oo isagana ka hadlaya tartanka

Shiikh Maxamuud oo ah Imaamka Masjidka Huruuse oo isagana ka hadlaya Tartanka

Garoonka oo la fadhiyo

Xubin matalayaya Ururka Ardayda Puntland oo ka hadlay Tartanka

Tartankaa ayaa waxaa uu ka furmay magaalada Boosaaso, Gaar ahaan garoonka kubada cagta waxaa ugu horeentii ka hadlay Culumada Magaalada Bosaso iyo Ururo Dhalinyaro oo ay ka dhexmuuqdeen Ururka Ardayda puntland, waxaana ku tartamaya Arday ka socota Gobolada puntland, Tartankaa ayaa Dhalinyarada ku tartamaysa ay hore ugu soo tartameen Gobolada ay ka yimaadeen kuna soo badiyeen.

Tartankaa ayaa waxaa soo Qaban qaabiyay Ganacsato ka socota Shirkado ku yaal Puntland iyagoo ay bixinayaan Qarashaadka oo dhan.

Tartankaan ayaa ah kii ugu Horeeyay oo lagu qabto Gobolada Puntland midkaan oo kale.

Tartankaan ayaa wuxuu soconayey mudo afar maalmooda (Feb 20-24).


Gudigii kalasaarida Tartamayaasha oo fadhiya

Gudigii iyo Dadweynihii

Garoonka oo ay fadhiyaan Culimadii

Dumarkii oo fadhiya garoonka

shiikhii Xiriirinta iyo Saxaafadii oo taagan

Garoonka oo la fadhiyo

Mowliid oo ah Maamulaha Idaacada SBC
oo ka hadlay isagoo matalaya Saxaafada



Qore: c/fatax jaamac
somalinews@hotmail.com
Boosaaso, Soomaaliya

 Faafin: SomaliTalk.com | March 1, 2004

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD