SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MUQDISHO
 

DHAQDHAQAAQA NABADDA BANAADIR

 
 
         Ref: DH/N/B/001/04                                      Date: 07/06/2004 

Ujeeddo:  Dhisme Urur  Siyaasadeed                                                     

  •  Ku:  Dhamaan Ururada Siyaasadda Soomaaliyeed
  • Og: Madaxda urur goboleedka Igad
  • Og: Guddiga fududeynta shirka Soomaalida  

 Mudaneyaal iyo Marwooyin Walaalayaal,

Salaan diiran ka dib, 

              Shirweyne socday lixdan maalmood oo ay yeesheen qeybaha bulshada Soomaaliyeed ayna ka qaybgalayeen waxgaradka.hogaamiyaasha dhaqanka.culumaa'udiinka.aqoonyahanada.siyaasiyiinta,haweenka,dhalinyarada, ayaa ka dhacay degmada Yaaqshiid ee magaalada Muqdisho, shirkan waxaa shir gudoominayay Nabadoon Cali Mamaxed Hihaabe {Bakeeri} waxaa lagu doortay golaha dhexe ee  Dhaqdhaqaaqa Nabadda Banadir, Dhaqdhaqaaqaas dood dheer kadib waxay doorteen guddoomiye iyo laba guddoomiye ku xigeen iyo Xoghayaha Guud iyo xubnaha Gudiga Fulinta  oo ay magacyadoodu hoos ku qoran yihiin:-

 

  • 1 . Dr. Xuseen  Cali  Axmed                           Guddoomiyaha  Ururka
  • 2 . Eg. Axmaday Sheekh Xasan                      K/X  1aad
  • 3. Md. Maxamud Kulmiye Axmed                   K/K   2aad
  • 4. Md. C/Casiis Cali Ibrahim  “Xildhiban”        Xoghaye  Guud ee ururka
  • 5.  Maxamuud Cali Jimcaale {Koogaar}          Xubin
  • 6.  Sheekh Ali  Tuurre                                    “
  • 7.  Xaaji Ali  Daa'uud                                      
  • 8. Axmed Maxamuud Cabdi {Yaaqshiid }               
  • 9 .Mukhtaar Sheekh Muxidiin                           
  • 10.Maxaaday  Xasan Hadaafow                          
  • 11.Xasan Xuseen Jilibay                                     
  • 12.Cali    Maxamed  Hiraabe                               
  • 13.Rukhiya Ali Jiide
  • 14.Faadumo Xasan Xuseen
  • 15.Xasan  Sanay Barre
  • 16.Xuseen Xasan Maxamuud {X.Dheere}
  • 17.Muxidiin Xasan Cali          {Darba Wayne}
  • 18.Abuukar Cumar Xasan       {Aduunyo}
  • 19.Jimcaale Suubiye  Axmed
  • 20.Sheekh Muuse Sheekh  Nuur  {Muuse Cadde}
  • 21.Shire Gaab Xuseen
  • 22.Cayni Abuukar Gacal
  • 23.Xaaji Axmad Leyte
  • 24.Xaaji Cali Jeele Cusmaan
  • 25.Ibraahin Kuulow Max,Ud Hiraabe
  • 26.Axmad Max,Ed Kaanti
  • 27.Faadumo Muuse Yuusuf Macalin
  • 28.C/Maan Xuseen Cabdi  (Kolly)
  • 29.Sahra Xasan Caynte
  • 30.Axmad Wehliye Axmad                                                         
  • 32.Shariif Shiikh Max,Ed Nuur
  • 33.Xasan Cali Xasan  (Ilka Wayne)
  • 34.Cabdi Risaaq Cadow (Lugay)
  • 35.Yuusuf Axmad Yalaxoow
  • 36.Xaaji Hadaafow Firte 
  • 37.Macalin Cadde Cali Foolay
  • 38.Aways Maxamuud  Hilowle
  • 39.Maxamuud Cabdi  Maxamuud
  • 40.Sanay  Taakey Unturow

         SHIR GUDDOOMIYEYAASHII SHIRWEYNAHA        

 Kadib markii ay si buuxda oo sacab iyo ogolaansho u ansixiyeen golaha dhexe ee congreeska ansixiyeen magacaabida godoonka iyo gidgiisa fulinta Waxaana laga codsanayaa in gudoonka iyo xoghayahayaha Guud in ay u soo magacaabaan xilalka xoghaayayaasha iyagoo kasoo magacaabaaya liiska gudiga fulinta .

  • 1 .Cali Maxamed Hiraabe  Shir Gudoonka congress-ka       
  • 2. Abuukar Cumar Xasan      K/xegeenka 1aad
  • 3. Jimcaalle Suubiye Axmad  K/xegeenka 2aad  
  • 4. Shire Gaab Xuseen         {Xubno}       
  • 5. Sheekh Mukhtaar sheekh Muxidiin    
  • 6. Maxaaday Xasan Hadaafow         
  • 7. Xasan Xuseen Jilibay                              

             WABILAAHI TOWFIIQ

Waxaa SomaliTalk soo gaarsiiyey: C/casiis Cali Ibrahim  xildhiban@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | June 8, 2004

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...


Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida: Waa buug cusub ee yaan lagaa dhamaysane GUJI halkan...


kaah

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD