SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - SULDAAN NADIIF

 

Codsi Ka Yimid Suldaan Nadiif, Suldaanka Beesha Gabooyaha
Suldaan Nadiif Saydh Jibriil — UAE — 17 June, 2004  - faafin: June 24, 2004

----------------------------------------------------------- 

  • Ku: Madaxweynaha Jamhuuriyada Somaliland 
  • Ku: Madaxweyne ku Xigeenka Jamhuuriyada Somaliland 
  • Ku: Sedexda Gole Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland

Aniga oo ah Suldaan Nadiif Saydh kuna sugan hada dalka Imaaraadka waxa aan kolka hore usoo gudbinayaa saalaan guud Shacabweynaha Somaliland,Madaxweynaha,Madaxweyne ku Xigeenka iyo Sederxda Gole Qaran ee Jamhuuriyada Somaliland,Golaha Salaadiinta iyo dhamaan Sedexda Xusbi Qaran. 

Aniga oo ah Suldaan Nadiif waxa aan Xukuumada Somaaliland iyo dhamaan Golayaasha Qaranka ka codsanayaa in talaabada ugu haboon ee cadaali ah laga qaado labada nin ee dilka foosha xun kula kacay Gurigaygii iyo Maatadaydii halkaasna dad ku naf baxay qaar kalena ku yihiin dhaawac. 

Aniga oo aan ilaa hada ogeeyn sababta dhalisay in weerarkaas foosha xun nimakaasi kula kacaan gurigayga, waxa aan codsanayaa in baadhitaan tafatiran oo qoto dheer Dawladu ku samayso qadyadan naxdinta leh ee iga fajicisay!. 

Mahadsanidiin 

Allaa mahad leh. 

Somaliland ha waarto 

Suldaan Nadiif Saydh Jibriil

Suldaanka Beesha Gabooyaha.
Xigasho: www.somaliland.org
C/Rahman Eelay  eediran@yahoo.com

»DEYN HADUU KUGU RAAGO IYO DIYADA WAA LA BAXSHAA
Gabaygii Abwaan Cusmaan Daahir
Guji
»"QUURSIGU QIIL MA LEEYAHAY U.S.A 2"
Kulankii Sanad-laha oola qaban doono July 10keeda, ogeysiiska 
Guji

YAA MADAXWEYNE KU HABOON
Waa barnaamij taxane ah oo ku saabsan ragga ugu cad-cad jagada madaxti-nimada dalkaaga, hardhaca Akhri

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...


Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida: Waa buug cusub ee yaan lagaa dhamaysane GUJI halkan...


kaah

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD