SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL
DHABTA MAY KA HADLAAN

ABDULLAHI HUSSEIN <makalangow@hotmail.com>

Salaanta  Islaamka Kadib. 

Maahi Qoraa Laakiin Waxaan Ahay Akhristaa Macaamil Laleh Websidyada Soomaalida Gaar Ahaan Somalitalk Oon Ad Uxiiseeyo Khusuusatan Maqaalada Ay Qoran Dadka,Hase Yeeshee Manta Wxan Ahay Talo Bixiye O Kaliya,Wxaa Igu Kalifay Inaan Anigoon Maqaal Keliya Weli Ku Qorin Meelna Inaan Manta Hadlao Waa Arin Guracan Oo Ii Yara Muuqatay Taasoo Runti Haday Xaqiiqowdo Meelkadhac Ku Noqon Karta Saxaafadda Xorta Ah Ee Soomaalida Wax Ku Qoraan Oon Aniga Runtii Uhaystay Meel Soomaalida Oo Dhami Usiman Tahay Jileeceeda Iyo Jareerkedaba,Waana Midas Midda Aniga Oo Beesha Jareer Weyne Kadhshay Igu Bixisay Inan Markasta Lasocdo Saxaafadda Soomalida Meelkastoo Y Kuqoran Tahay,Waxaanse Isciilkaamnbiyay Oon Runtii Meelkadhac U Arkay Markaan Kawayay Saxafadda Soomalida Badankeed Masiibooyinka Haysta Dadka Lga Tiro Badan Yahay Ee Soomaalida Gaar Ahaan Dadka Looyaqaan Atherska Sida Ayan Wax Sidas Ah Oga Qorin Ama Ayan Ogaba Hadlin Badanaba Dhibaatada Bani Aadanimada Kabaxsan Ee Lagu Haayo Dakaasi Meelkastoo Gudaha Soomaliya Kamid Ah Gaar Ahan Meelha Koonfurta Soomaalida Een Nidaamyda Maxaliga Ah Lahayn.

Tasoo Ay Ugu Dambaysay Tii Kismaayo Kadhacday Bishaan Aan Kujirno Ee Juun 2004

Ee Jirdilka Naxariis Darida Ah Ee Foosha Xuma Loogu Gaystay Gabadh Jareer Ah Gudaha Mgalda Kismaayo Kadib Markii Ay Naag Ay Ushaqaynysay Inta Lugaha Iyo Gacmaha Kaxirtay Geed Kasoo Laadladisay Iyadoo Qaawan Deetana Ay Si Waxshanimo Ah Ujirdshay Ilaa Uu Dhiigga Wda Hooray Korkeeda Islamarkasna Meelksta Oo Jirkeeda Kamid Ah Ku Shubty Basbas Iyo Cusbo Ilaa Ay Gbadhii Ka Dhimtay,Waxaase Wax Laga Sii Naxo Ah  Oo Lga Sii Anfariiro Ah,Waxa Ay Gabadhasi Miskiinta Ah Ku Mudatay Ciqaabtas Foosha Xun Ee Sababay Inay Nafteedii Qaaliga Ahayd Waydo,Oo Ahaa Kaatun Yar Oo Dahab Ah Oo Qiimahiisu Kayaryahay $20 Oo Lga Xaday Islaanta Wax Ciqaabtay Oo Markii Dambana  Lga Helay Meelkale.

Runtii Wa Jariimo Aan La Ilaawi Karin Oo Haysata Markasta ,Saacad Kasta ,Ilbiriqsi Kasta Dadka Lda Tiro Bdan Yhay Gar Ahaan Jareerta,Waa Dulmi An Maciinsi Lahayn Xitaa Saxaafaddii Gabtay Inay Ka Hadasho Iska Da Wax Qabadkale Ee ,Shaki Iigma Jiro In Haddii Ay Tan Hadda Kismayo Kadhacday Qof Soomalida Kle Ah Ku Dhici Lahayd Laga Hadli Laha Oo Labuunbuunin Lahaa Lakiin Hora Naloo Yiri Looma Ooyaan Looma Araan.War Aaway Haddi Tii Soomaalinimada Nala Duudsiiyay Tii Islaanimada Tii Aadani Nimada,Aaway Nimanka Halkan Kabiuuxshay Maqaalada Frha Badan Ee Ay Saacad Kasta Kga Hdlaan Arimaha Taagan Iyadoo Aya Qaarkood Micba Lhayn Waxa Ay Kahadlayaan.Hday Dhab Han Yihiin Muslixiin Mufakiriin May Khadlaan Waxshinimadan ,Maykhadlaan Majzaradan Iyo Kawankan Ay Malinkasta Saaran Yihiin Dadkaan Dulmiga Dugsaday.Aaway Dowkii Somalitalk,Aaway Ragga Macaruufka Ah Ee Wax Ku Qora Aaway C/Waaxid,Aaway Jbriil,Aaway Aaway Soomliwayn.........Aaway Aaway Xitaa Hadalkii Ma Ugu Gargari Waydeen,

Waa Arin Utaalla Masuuliyaddan Soomaali Oodhan,Halkaan Waxaan Kacambraynayaa Isbahaysiga Dooxada Jubba Oon Waxba Kaqaban Jariimadaan,Wayo Iyaga Ah Hadda Kuwa Xoogga Kuhaysta Degaankaas,Iyagaa Kataliya Iyaga Lawaydiinaya,Adduun Iyo Akhiro ,Maxaa Xitaa Loo Soo Xiri Waayay Gacan Kudhiiglayda Furilsay Falkaas Guracan,Koaly Lama Ilawi Doono Waa Laydanla Xisaabtami Doonaa. 

ABDULLAHI HUSSEIN <makalangow@hotmail.com>

Faafin: SomaliTalk.com | July 1, 2004  

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...


Qiimaha Dhulka & Qadarin La'aanta Soomaalida: Waa buug cusub ee yaan lagaa dhamaysane GUJI halkan...


kaah

Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD