SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - QAAHIRA
Hambalyo iyo bogaadin: meherka iyo arooska Farah Mahamed Ahmed (farax Qubo) iyo Hodon Yaasiin Abdi

Anagoo kala ah:-

  • Sharmarke Abdi Risaaq Elmi
  • Mahamed Ahmed Mahamed (Diis)
  • Raage Osman Omar
  • Mahamed Farah Maad
  • C.xakiin Isse Nuur (gurbaale)
  • Mahamed Abdi Shucayb
  • Abdi Rahman Jamac Barre
  • Mahamed Yasin Abdi
  • Mahamed Abdi shire
  • Asad Abdi Gufurre
  • Sharmaarke Xuseen Barre
  • Mahamed Warsame Ainab
  • Mahamud Caato
  • Cumar Mahamud Isse
  • Yusuf Khalid
  • Mahamud Salad
  • Muno Muuse Nuux
  • Asha Mahamed Abdi Rahman
  • Hodon ali abdi
  • Muno Saed Warmanjale
  • Saciido Mahamed
  • Miski Saed Barre
  • Saamiyo
  • Faadumo Sheikh Isse
  • Ismahaan Khaliif
  • iyo dhamaan ardayda Puntland ee wax ku barata Dalka masar

Waxaan halkaan hambalyo iyo bogaadin uga diraynaa meherka iyo arooska Farah Mahamed Ahmed (farax Qubo) iyo Hodon Yaasiin Abdi oo meherkoodi iyo arooskoodiiba isku mar ka dhacay magaalada Qaahira ee dalka Masar.

Waxaan ilaah uga baryeynaa inu ka dhigo kuwii isku waara barwaaqo iyo bashbashne ku noolaada, ubad khayr qabana kala hela oo dalkooda iyo diintoodaba anfaca.

Aaamiiin Aaamiin Aaamiin

Ardayda Puntland ee Qaahira

raage6@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk Jan 5, 2003

Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraag aku saxiixan

 FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah
 
MAGACA SOMALILAND WAA BEER: BEERNA HILIBKAA LAGU SUGAA Fahad
"hadii ay saraakiisha socdaalka Jamhuuriyadu ogaan lahaayeen in
Salahudin
"Miyaan niman Waqooyi u dhashay ku heesin: marti waa la sooraa, magan waa la
C/Waaxid
"dadkaasi la qabtay waxaa lagu tuhmay inay ka mid yahiin ama ku jiraan urur
Diridhaba
Kuwii sannadihii hore gacanta lagu dhigayna dhamaantood dawlada Itoobiya
Asad
"Shacbiga Somalilandna aan qasab koonfur loogu sanduleyn Karin,
 Faysal
"7/12/2002 ayuu madaxwaynaha jamhuuriyadda
XagarYare

 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD