Janaayo 29, 2004
AFHAYEENKA GOLAHA SRRC EE W/AMERICA: CANBARAYN KULUL
RIYAALE IYO INA GEELLE
Anigo ku hadlaya magaca Golaha SRRC iyo kan shacabka
soomaaliyeed iyo kaygaba
waxaan ugu baaqayaa in Taliska Dahiir Riyaale si shuruudla'aan ah in u sidayo
Boqor Buurmadow oo ah
nin ku caan baxay nabada kana hortaga wax alle iyo wixii dhibkeenaya.
Waxaa wax lalayaabo ah qof raadinaya nabad in loogu badalo xarag waxaana ka
danbeeye talabadaan lagu xiray Boqorka Taliiska Ismaciil Cumar geele ee mahan
talo ka timiid Riyaale
ismaciil cumar geele oo raba in soomaaliland dhibaato ka abuuranto una
horseeda dagaal sokeeye.
Waxaan canbarayn kuluul dusha kaga durayaa daliiska Riyaale sida foosha xuun
oo uu ula dhaqmayo hogaan dhaqameedka waana arrin kaligis tali ah oo xoriyad
kaqaada ah.Waxaan haydaha caalimaiga ee xuquuqul Insaanka ugu baqayaa in ay
Talaabo adag qadaan sidii loo sodayn lahaa Boqorka si uu u helo xoriyadiisa
canbarayna loo soo jeediyo Taliska Riyaale iyo Taliiska Geele.
abdibarre ahmed
jabriil62@hotmail.com
.
XAMAR DAAWO DACALLADA...
SAWIRRO....
AFEEF: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Faafin: SomaliTalk.com |Jan 29,
2004
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|