w w w . s o m a l i t a l k . c o m
|
SOMALITALK
-
MAQAAL
|
Janaayo 12, 2004
FURAHA BEESHA KABLALAX WAA FURAHA UMMADA SOOMAALIYEED
Waxaa shirar kaladuwan lagu qabatay Gobolka minnesota ee Minneapolis
shirkaas oo soday 3 ilaa 10kii Bishaan (JANUARY) 2004 shiirkaas oo ay ka soo
qeybgaleen aqoonyahanada,Waxgaradka Saladiinta Culuma'udiinka Beesha kablalax
oo isaga kala yimiid dhamaan gobolada dalka maraykanka iyo walaba Qaarada
yurub,shiirkaas oo looga hadlay sidii loo midaynlahaa beesha kablalax lana
abuuro baal taariikhi ah oo soomali oo dhana dan u ah.
Shiirkaas oo asaas u ah sidii beesha kablalax loo midayn lahaa islamarkaasna
ay ka midoban
dhamaan,waxyaabaha ay bulshadu u bahantahay . Waxaana lagu heshiiyey in sidag
deg degah loo
hiirgaliyo arrimahaan hoos ku qoran oo loo fuliyo si dhab ah.
1-Waa In la mideeyo Gudaha iyo dibada Beesha kablalax .
2-Waa In la kobciyo dhaqaalaha iyo wax wada qabsiga Beesha
3-Waa In la iska kaashado Dhaqaalaha iyo nabadgalyada
4-waa In laga saaro shakiga iyo kal sooni la'aanta beesha dhexdeeda.
5-Waa In wax laga qabto wax alaale iyo wixii beesha wax u dhimaya si deg deg
ah
6-Waa In beesha kablalax deeganada ay dagto laga dhigaa dhuul nabadeed .
Hadaba qodabadii halkaas lagu gaaray halkaan laguma soo koobikaro waxaana
lamagacaabay gudi farsomo oo ka soo barantaga qodobada koor ku xusan soona
diyaariyaan shiirweyne lagu martiqaadayo dhamaan beelaha kablalax oo ku kala
nool qaradaha Yurub iyo North America si loo diyaariyo gudiyo si deg deg ah u
hawlgala.
Waxaa kale oo ay Beesha kablalax Baaq Deg Deg ah u diirtay Salaadiinta iyo
Wax garadka Beesha kablaxa meel kasta oo ay joogan in ay si deg deg ah u
joojiyaan Dagaalada ka socda (DOOLO) Goboolka wardheer waxaayna ka codsadeen
si shuurud la'aan ah in loo joojiyo arrintaas madaama heeshiiska aan wadno ay
fure u tahay heshiiska halkaas laga gaaro.
waxaan si deg deg ah idiinku soo gudbindoonaa shirarkakale wixii ka soo baxa
qoraalkaan waxaad kala xiriiraysaan.
Abdibarre Ahmed | musse66@msn.com
Minnesota.Minneapolis
SHIRARKII HORE EE KABLALAX
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga
ku saxiixan
Faafin: SomaliTalk Jan 12, 2003
...QORAALADA
DADWEYNAHA EE MAANTA:
<><>....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|
©
www.SomaliTalk.com All About Somalia and More...
|
>>
Usheeg Asxaabtaada
|
|
Allah Is Great
|
|
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana
dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri
Denmark:
Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah
weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan
muslimka ahayn”...
Guji..
Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala
Diinta Islaamka..
Guji
USA:
Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro
ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa...
Guji
London,
UK:
Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano
kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV
si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay...
Guji
XAAFID QUR'AAN
Cabdul
Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo
wacdaro
muujiyey GUJI
|
|