MAQAALLO / FAALLO
. SOO BOOQO
BOGGA LINKIYADA... GUJI |
SHURUUDAHA MAQAALADA
.
MAXAY
WARGEYSYADA ADDUUNKU KA QOREEN SOOMAALIDA
»Emailkaaga
oo La ogaan karo Wadanka aad Joogtid
[Yusuf Cali]
»Barnaamijyo
ku Anfacaya [C. Gaalkacyo]
»Xamar
Daawo Dacallada (Sawirada Muqdisho: Shalay & Maanta)
.
Websitekii Muranka Dhaliyey oo Lagu Wareejinayo Microsoft
TAARIIKHDA MAANTA:
.
AJIYOW AB IYO AABE KU FAAN MA LA EEDAY
[Eelay]
. Maanso:
isbedelka haweenka soomaalida kuwii hore iyo kuwa
maanta
.
DIGNIIN KU SOCOTA:
DAAHIR RIYOOLE.... [M. Jama]
. KING'S COLLEGE IYO HARGEISA HOSPITAL OO MIDOOBAY
[diridhaba]
.
Gaas Dhegoole [Ibraahin Yuusuf]
JANAANYO 30, 2004
.
Waxgaradka Ogaadeen oo Lagu Been Abuurtay [Ibrahim
Sheekh]
. Nimanka wax ka Saxiix ama Xabsi Seexi, Musyoka
[C/waaxid]
. Aftahmo iyo Afjuxuunsi
[Shaafici]
. Doonista Aadamaha, Damaca Waalan ee M. SomaliLand
[Nayruus]
. OLOLAHA XISBIGA DIMUQRADIGA MARAYKANKA
[Diridhaba]
JANAANYO 29, 2004
.
Walaalkiis Nin Dila
oon Damqeeyn Dirir Sokeeyaa leh [Gabay]
.
Carrafadii & Ciiddii oo soo dhow iyo
cadow-nacayb kasoo carfaya
C/waxid
JANAANYO 28, 2004
.
WAA MAXAY MASUULIYADDA HAWEENKA SOOMALIDU?
[Dididhaba]
.
Dagaal ka Dhaca SOOL : Yaa ka faa’idi – Yaa ku
khasaari [Saciid Cali]
.
Wehel Kama Sugaayo [Maanso Ka timid
Hargeysa]
.
Waa Kuma Sheekh Abu-Hamza Maxaase Looga Cayrinayaa
UK
JANAANYO 24, 2004
.
Dhalasho iyo Hilbodirir [Shaafici]
. Badhi Cab: Maqaal uu Qoray Khaliil
.
Dagaal Gali Ninkii Dihin [Maanso ku socota Daahir Riyaale]
.
Afrika waxay tidhi
Xuduudaha sidii isticmaarku ha loo daayo [Cawl]
. Somaliland-ta
Is Magacawday Waa Xukuumad Argagixiso [Ahmed]
.
Aramidda Taariikhda iyo Colaadda Soomaalida [Pilot]
JANAANYO 21, 2004
.
Mohamed Abdi-Hashi
vs Ahmed Mohamed Qaybe [Askar]
. Beenin Maqaal lagu soo qoray Somalitalk Bisha 12.01.04
[Cabaas]
.Jawaab:
Dhamaadka Wakhtiga Aduunka [C. Galkacyo]
. Dagaalku cabbaarkiisa hore waa gabar cas oo kale
[C/waxid]
.
Ganacsiga iyo islaamka/Somalia (
Dr.Taqi) [Qaybtii 3aad]
.
Qaran Nin ka Cararaya
oo Qabiila, Qaran ma Noqdaa (SL) [shide]
.WARQAD FURAN OO KU SOCOTA GOLAHA WAKIILADA
SOMALILAND
.
Duulaanka Riyaale Damac intee Le'eg buu Huwan Yahay?
[M.M.]
. XIGMAD:
HADALADII DADKII ILAAH U DHAWAA
JANAANYO 19, 2004
Maxamedyo (Qanyare & Dheere) oo Meel Xilleh
Looga Tagay
Qore:
C/Waaxid C/hi Khaliif | Jan
19, 2004
“Wax ku qaadanmaysaan wacadaraha
adduunkee weydiiya culumada” “wacadaraha adduunkana waxaa laga waraystaa ruuxii
waxgaradee”. Ma xasuusto hal-abuurayaashii mirahaas...
Guji
RIYAALE....IYO RIYADIISA
Qore:asad
asad | Jan 19, 2004
salaan ka dib, waxaan aad iyo aad uga
murugeysnahay xaalada aan deganayn ee ka soo koradhay Sool taas oo dabkeedu
rabbi ha inaga hayee haddii uu shidmo uu noqon doono mid dabkiisu..
Guji
Cabdulaahi Yuusuf fashilkaaga siyaasadeed kula saantiro
Dagaalka Sool
Qore: Xasan Axmed Tooxow | Jan
19, 2004
Marka hore waxaan ale ka baryayaaa in umada
somaliyeed meel kasta oo ay joogto in uu xaqa fahamsiiyo marka xiga waxaan si
gaar ah...
Guji
Dhamaadka Wakhtiga Aduunka(apocalypse).
Qore: Dr. Saciid Ciise | Jan 19, 2004
Waxaa la qiyaasayaa in dhamaadka aduunkan uusan noqoneyn mid farxad ku dhamaada,
sadaashuna waxey tilmaameysaa cabsida laga qabo circa..
Guji
..
Qisadii Asxaabul Ukhduud
Baaq iyo Digniin ku Socota
Puntland
Qore:
hassan shide | Jan 17, 2004
Waxaan jeclaan lahaa inaan halkan uga baaqo dadka u dhashay puntland shacab iyo
dawlad inay ka hortagaan una diyaar garoobaan siday u difaaci lahaayeen
sharafkooda iyo jiritaankooda...
Guji...
Kornayl C/hi oo Carta (ka mid)
Noqday
Qore:
C/Waaxid C/hi Khaliif | Jan
17, 2004
Waxaan arkayey nin internentka wax ku
qor-qora oo yiri Soomaalidu waa xoolo. Horta waxay ahayd inuu dadka kala saaro.
Soomaalidu waa wax-walbaale.. Guji...
SOMALILAND LA XAAJOON MAYSO CIDNA ILAA INTA AY SHUFTADU KA BAXAYSO LAAS
CANOOD
Qore:
Mohamed Abdi Hassan (diridhaba |
Jan 17, 2004
Sida laga warqabo waxaa muddo afar todobaad ah ku
sugan magaalada Laas canood ee xarunta Gobolka Sool ee Jamhuuriyadda Somaliland
shufto ka amar...
Guji...
GABI DHACA QORAYAASHA QAARKOOD
Qore: Mohamoud Hagi | Jan 16,
2004
Saxaafadu waxay leedahay xikmado iyo suaalo aad u
badan waxaana ka mida midan :muxuu yahay qanuunka ugu haboon ee saxaafada loo
samayn karo? jawaabtiina ..
Guji...
Shafici, Aflagaadadu Waa Ceeb
Qore:
Ilyas M Hussein | Jan 16, 2004
Waxaa ayaandaro iyo wax laga naxo ah in webside-yada
soomaaliyeed isku rogaan sidii goobihii fara ku dirirka ahaa meel qof walba
waxa qalbigiisa ku soo dhaco iska dhaho...
Guji...
Farxad iyo faa’iido
Qore: Shaafici Xassan Maxamed
| Jan 16, 2004
Maqaalkii dhawaan la faafiyey ee uu
magaciisu ahaa ”Ma taqaan Cabdiqaasim” wuxuu soo kordhiyey labo arrimood oo ay
qof kasta dani ugu jirto, waana labada erey...
Guji....
BALAN AMA NABAD MIDNA KAMA HELNO
Qore: YUUSUF CABDI SAHAL | Jan 16, 2004
Waa mahad Illaah mar haddaan nahay dad muslimiina. Kitaabkeena Qur'aankuna uu
yahay kitaabka uu Eebe noo doortay inaan ku hanuuno oon raacno, kaasoo uuna
jirin..
Guji...
JANAANYO 15, 2004
MAXAA DHICI KARA HADII SHIRKA NAIROBI BURBURO?
Qore:
JABARTI OSMAN | Jan 15, 204
Waa su’aal u baahan in jawaabteeda la isla eego, waa xaajo u baahan in la isla
gorfeeyo inta aysan talo far ka haadin, waa arin ay dhici karto inay timaado oo
u baahan in loo diyaar
Guji...
Horumarka Geeska Afrika iyo dhibaatada khariidada gumaystaha
Qore: Xasan Nuur | Jan 15, 2004
Waxaa 80meeyadii shirkadaha batroolka iyo
siyaasada galbeedku isku dayeen inay ka sameeyaan geeska afrika isu dheeli tir
ay ku danaysanayeen iyagoo u hanwaynaa in halkaa
Guji..
Shidaalka Ogadenia iyo Hammuunta
Zenawi
Qore:
Samatar Guled | Jan 15,
2004
Dagaalkii ba’naayee ka aloosmay Geyiga
Bariga Dhexe sanadihii Lixdamaadka iyo horaantii Todobaatanaadka waxay Dunida
horumartay (Developed Countries) ee Reer Galbeedka
Guji..
JANAANYO 13, 2004
HAMBAYO GABDHO ISASIINTII MINASOTO KA DHACDAY
Qore: Cismaan C.
Budeeye | Jan 13, 2004
Dhibabka bulsho ee nahaysta aadbay u badan
yihiin, balse haddaan mawduuca ku ekaado, walaalayaal UGUURIYA GABDHIHIINA
IYO...
Guji...
Masjidow Xaal Qaado!
Qore: C/Rahman Eelay |
Jan 13, 2004
Waxay ahayd Makhrib waxaana dad badani ka soo
foofeen Carwada Al-Karama iyo agagaarkeeda si loo soo tukado.Waxaan ku socdaa
masaajidka Darul-Hijra ee ku yaala...
Guji...
NACABKA MIDNIMADA SOMALIYA & PL OO AMAANAY AXADKA
LA YIRAAHDO C/WAXID
Qore: A.Dirir | Jan 13, 2004
Wax badan ayeey diinteena suuban na fartay in aanu midoowno iyadoo nalaga
xarimay in aanu kala tagno inkastoo casrigaan daacuunka uu ku dhacay
wadaniyadii Somaliyeed ay jiraan dad iyo
Guji
Qaanuunka caamka ah ee caalamka. (Sunnada Alle)
Qore:
Shiikh Cabdiraxmaan Maxamed
Jibriil | Jan 13, 2004
Wakhti dheer oo kamid ah noloshayda ayaa waxaa igu soo dhacayay su,aalo badan
oo ku saabsan islaamka iyo muslimiinta. Hadda waxaan jiraa 45- sano...
Maxaad u odhanaysaan wax aydaan samayneyn?
Qore: Qorayaal dhawr ah | Jan 13, 2004
Illaahay (SW) waxa uu yidhi “Dad kii
illaahay iyo rasuulkiisa rumeeyayow maxaad u odhanaysaan wax eydaan samaynayn,
waxa weyn denbi illaahay agtiisa in aad tidhaahdaan waxa eydaan samaynayn”
Guji
JANAANYO 12, 2004
Minnesota oo noqotay meesha afka Soomaaliga
loogu qadarin badan yahay dibadaha .
Qore: Maxamuud Nuur Wardheere | Jan 12,
2004
Afka Soomaaliga ayaa noqday
af jiritaankiisa aan la loodin karin ka dib markii la qoray 1972dii. Wuxuuna
noqday mid ka horumarsan afaf badan oo aan la qorin ama afafka looga hadlo
Guji...
“WAA ISKA CADDAHAY INUU CABDULLAAHI YUUSUF DILEY
SULDAAN AXMED MAXAMUUD MAXAMED “HURRE”, Sidaas waxaa yiri Janan Cadde Muuse Xirsi Boqor.
Qore: Maxamed Shiikh M Xirsi |
Jan 12, 2004
Shir ka dhacay Hotel Britain ee ku yaal waqooyiga London 5tii Jannaayo 2004
ayaa waxaa ka qaybgalay xubno ka tirsan jaaliyadda Jeeska Maxamed Cumar ee
Jifida Cumar Maxamuud
Guji...
MILICSIGA QARNIGA MILLINIUMKA IYO QUBANAHA SIYAASADDA
Qore: Mohamed Abdi Hassan (diridhaba)
| Jan 12, 2004
Sida dhamaan laga warqabo waxaa sannadkii inaga
tegay dhamaadkiisi si badheedh ah ugu soo xadgudbay xuduudka Jamhuuriyadda
Somaliland Maleeshiyo ka tirsan
Guji...
SUXUFINIMADU, QORRE AMA WARIYE NOQOSHADU MA AH
DANAYSI
Qore: mahamud samatar | Jan 12, 2004
Adduunka sadexaad ama wadamada aanay dimoqraadiyadu aanay ka raad qaadin
ama aanay ka hirgalin, dadka badanaa ku kooba ama ku koobi jiray wax
barashadooda..
Guji...
Colooshooda u Shaqaystayaal Saamayn ku
Yeeshay Sharciyadii Qaxootiga Soomaaliyeed ee Ku Dhibaataysan Xeryaha Dalka
Sweden
Qore: Cabdiraxman H | Jan
12, 2004
Ka dib bur burkii soomaaliya 1991,
waxaa wadamo ajnabi nabad iyo magan galiyo ugu yaacay malaayiin qaxooti
soomaaliyeed,
Guji...
Dan iyo Xeelad
Qore:
Dr. Saciid Ciise | Jan 12, 2004
Ma danbaa misa waa xeelad dowladnimada soo socota?
Odayaasha qabiilka oo dhaqanka u adeegsanaya siyaasad ay dowladnimada ku helaan.
Wadaadada diinta oo qaab siyaasadeed u
Guji..
FURAHA BEESHA KABLALAX WAA FURAHA UMMADA
SOOMAALIYEED
Qore: Abdibarre Ahmed | Jan 12, 2004
Waxaa shirar kaladuwan lagu qabatay Gobolka minnesota ee Minneapolis shirkaas
oo soday 3 ilaa 10kii Bishaan (JANUARY) 2004 shiirkaas oo ay ka soo qeybgaleen
Guji
Farsamo-xumadu maxay tahay ?
Qore: Ahmed Iid Aadan.| Jan
12, 2004
Had iyo jeer dadku marka ay hawl qabanayaan isku si wax uma qabtaan, dadka
qaarbaa sidii ugu habboonayd uguna qurxoonayd uga soo dhalaala hawsha ay hayaan
Guji
Burburinta Shirka Mombasa
Qore: Bashiir Cali | Jan 12, 2004
Anigoo in mudo ah la socday dib uheshiisiinta hogamaiyayaasha soomaaliyeed ay
hadana mar walbo ka maqnen gacan siyaasadeed xag dhaqaale iyo mileteri.
Guji...
Dhibaatada Somaliland Iyo Puntland :Xabad Mise Wada Xaajood
Qore:
Siciid Cali Axmed | Ottawa,
Canada |
Dhibaatooyinka Soomaalida waxaa ka midda in ay
caadifadooda ka hor mariyaan caqligooda taas oo inta badan keenta in ay xal u
heli kari waayaan dhibaatooyin ay si fudud u xalin kari lahaayeen.
Guji...
JANAANYO 11, 2004
Saaxiibkeen/walaalkeen Zenawi waa isagii safka hore
ahaaye maxaa Safari Park Hotel looga arki waayey
Qore: C/Waaxid C/hi Khaliif | Jan 11, 2004
Waan jeclahay maahmaahyaha iyo
suugaanta Soomaaliyeed laakiin madaxdooda (dagaal-oogayaasha) ma jecli. Murtida
Guji..
Dhacdooyinkii Xiisaha La haa Ee Dunida Ka dhacay 2003
Qore:
Abdifatah
Hassan Adan | Hargeysa | Jan 11, 2004
Guur dhacay 50 sano dabadeed!, Ilma yar oo reer
China ah oo ku dhashay isaga oo daba Daanyeer leh!, Cilmigii la diley!..
Guji...
JANAANYO 10, 2004
Somaliland iyo Xuduudaha
Qore: Asad Cadaani Ibraahim | Laascaanood | Jan 10, 2004
Waxaa dhawaannadan aad u batay
qoraalada ama maqaalada lagu gorfaynaayo waxa loogu yeedhay xuduudaha maamulka
aan ilaa iyo hadda cidin...
Guji..
Dagaal shalay ka qarxay deegaanka laascaanood
Qore:
Abdifatah
Hassan Adan | Hargeysa | Jan 10, 2004
“Maleeshiyada Majeerteeniya oo shalay u soo talawday dhinaca Gobolka Sanaag”:
Laascaanood maleeshiyada taabacsan
maamulka majeerteeniya, ayaa shalay barqadii weerar ku...
Guji
JANAANYO 9, 2004
Mbagathi dowlad qarani maka soo bixi kartaa
Qore: C/Waaxid C/hi
Khaliif | Jan 9, 2004
Maqaalkan waxaan ka soo koobigereeyey qiso aan ugu talogalay inaan buug-yare ka
dhigo oo magaceeda la yiraahdo....
Guji...
Baaq: Gunaandka Shirka Kenya iyo Tallaabada Xigta
Ku: Dhammaan Waxgaradka Soomaalia iyo Martigaliyayaasha IGAD
Haddii shirka “dib-u-heshiinsiinta iyo
nabadeynta Soomaaliyeed” ee in muddo ah ka socdey dalka Kenya, uu fashilo –
Eebbe kama dhige-e mid fashila – wuxuu noqon-doonaa kii 14aad oo
Guji...
Baaqa Sanadka Cusub: Muhimadda ay leedahay
Shir Nabadeed Somaliya lagu qabto
Qore: Dahabo Dowlo | Jan 9,
2004
Waxaa jirta in Shirar badan ee ka turjumaya
nabadada soomaaliyeed lagu qabtay dalka dibadiisa, iyadooy qaban qaabiyeen
wadamo badan ee
Guji...
Samata Bixinta Dalka Dalka Soomaaliyeed iyo wax Qabadka aqoon yahanka
Qore:Eng. Mohamed Abdinur Ahmed | Jan 9, 2004
Marka Laga hadlayo barnaamij yadatan oo
kale dadka had iyo jeeralle indho indheeyo jawiga somaliya iyo kan ay somalida
ku nooshahay ayaa
Guji...
SOOMAALIDDA XEER
XEERIYA MA LAHA
Qore: Cali diiriye nuur pilot | Jan 9 ,2004
Dagaalladda dalka soomaaliya waxaay uu
socdaan si aan kala go,lahayn muddo 14 sanadood ah mudadaasi ay uu gaysteen
dadka iyo dalkii soomaaliya la
Guji...
"C/waaxid" oo laga cayriyay Laascaanood
Qore: Faarax Maxamed | Jan 9, 2004
In Fu,aad Aadan cadde laga saaray Laascaanood maahayn wax aad uwayn oo laga
dhigo war haddii saxaafada somalidu ay ahaan lahayd mid heerkeeedu inta uu
haatan
Guji
Jan 7, 2004
Maqaalkaagu Yaanu
Noqon Mid Mashaakil Keena
Qore:
Abdifatah Hassan Adan | Jan 7, 2004
Maskaxdaadu yey noqon Maqal Boqolaal Muftaax iyo Lagu Furo Musaabiir Sida
Macamusaha Qaar Ninba Maalin Xidhan yahay...
Guji...
Dadkaan La Hayb Sooco Marnaba uma Dhimaneyn
Guur
Qore: Ahmed |
San Diego | Jan 7, 2004
Waxaan dhawaan ka akhriyay web site-kiina qoraalkii ahaa “Gogol Fariisigii ugu
Horreeyey ee Dhex Mara...” Markii aan akhriyay qoraalkaas si...
Guji...
Baaq ay soo
saartay Jaaliyadda Deggan California ee u dhalatay deegaanka Sool, Sanaag iyo
Cayn
Annagoo ah dadka u dhashay Sool, Sanaag iyo Cayn,
waxaannu si wayn u taageeraynaa
Guji..
Jan 6, 2004
Jawaab: Kulan Shareedkii Kadhacay Minneapolis
Qore:
Shiikh Abdiraxmaan Maxamed jibriil | Jan 6, 2004
Walaal, waad ku mahadsantihiin baraarujinta
wanaagsan iyo ka xumaanta dhaqanka xun.Waxaan tix raacayaa maqaalkii aad ka
qorteen shirkii sharka ee ka dhacay Minisoto,ee ...
Guji...
Inaan Afrika Dhexdeeda Dal Jira Ka Noqoto Maxay Kugu
Qaadanaysaa
Tarjumadii:
abdifatah hassan
| Jan 6, 2004
Washington Post (Jimce January 2, 2004) qaybta yar oo ka mid ah
sawirka ay qaaradda Afrika mustaqbalka ku dambeyn doonto ayaa ka bidhaamaysa
arlada...
Guji...
OSAMA BINLADEN OO CAJALAD COD AH SOO DIRAY
Qore: Mohamed Abdi
Hassan (diridhaba) | Jan 6, 2004
Hogaamiyaha Ururka Alqaacida ahna
ninka maraykanku ugu doon doonid badanyahiin Osama Binladen ayaa habeenkii
Isniintii wuxuu usoo diray Televisionka Al-jazeera ee...
Guji...
Jan 5, 2004
AAYAHA DAMBEE JIRITAANKA AF SOOMAALIGA EE JAALIYADA
SOOMALIYEED EE QURBAHA
Qore: Hassan Salahudin | Jan 5,
2004
Ummadaha iyo shucuubta aduunka ku uumani waxay ku faanaan dhaqankooda,
hidahooda, Afkooda hooyo iyo hadba caqiidada ay aaminsanyihiin oo....
Guji...
Shirkii Jaamacadda Mudug
Qore:
Mohamed Isse Osman | Jan 5, 2004
Waxaa Magaalada Gaalkacyo ka dhacay shir looga
hadlayey Dhismaha Jaamacad cusub oo lagu wado in laga dhiso Gobolka Mudug
Magaala Madaxdiisa Gaalkacyo...
Guji...
SOMALILAND: DAL ISKU TASHANAYA, WAXNA TEBAYA!
Qore: Shariif Macalin Maxamed | Jan 5, 2004
(Xaalada Bulsho, Dhaqaale iyo Siyaasadeed
ee Jamhuuriyadda la baxday Somaliland):
Waxyaabaha laga dhaxlay burburkii Jamhuuriyadda
Soomaaliya iyo...
Guji...
Guurkii Hablihii Laylkase ee Beelaha la haybsooco
Cawl Mareero (Sulddaankii
Cal-Miskaad) | Jan 5, 2004
Guurku waa xidhiidh dhex mara
labo qof oo kala jinsi ah. wuxuuna ku yimaadaa rabitaan iyo dareen labadaas
ruux ka yimid iyagoo arkay in uu jiro wax ay wadaagaan kaas oo..
Guji...
Sawirro La Xaday
Qore: Shaafici Xassan Maxamed | Jan 5,
2004
Cali-Dhuux baa wuxuu tiriyey gabay
sawirrada ku xardhan dhammaantood uu asagu hindisey, oo uu arrin uu danaynayey
kaga dooday. ”Sawirro” iyo ”arrin” marka aannu leenahay....
Guji...
DHALIIL KU AADAN MAQAALKA “MASEYRKA MAANGAABYADA” EE UU QORAY WALAALKEEN SHAAFICI
Qore: CABDULLAAHI AADAN | Jan 5, 2004
Maqaalka cinwaankiisu yahay Masayrka Maangaabyada ee uu qoray walaalkeen
Shaafici Xasan Maxamed oo lagu soo qoray dhinaca ra’yiga dadweynaha ee bogga
sharafta leh ee...
Guji...
Fal-celin: Gabaygii wuu
Dhintay!!!
Qore:
WQ: Cabdulqaadir M. Wacays | Jan
5, 2004
Dabayaaqadii bishii hore ayaan furay
bogga Mudugonline ee Internetka. Caadiyan, hal mar maalintiiba muddo aan ka
badnayn hal saac baan si kooban u dhex maraa...
Guji...
Sidee loo horumarin karaa saxaafadda,
iyo hal-abuurka fanka iyo suugaanta reer Puntland?..
Qore: Maxamed Warsame Qulaan | Jan 5, 2004
Waxaan aqriyey falcelin uu qoraaga Cabdulqaadir M. Wacays ka bixiyey qoraal
kale oo cinwaankiisu ahaa “ Gabaygii wuu dhintay” oo uu qoray qoraa lagu
magacaabo Ibraahim Yuusuf Axmed...
Guji...
HASHAAAN GEEDE WEYNE LIBAAX UGA GABOON WAAYAY INAAN GAROOWE UGA
TAGAA WAA WAX SOO GUDHAY
Qore: Maxamed-siciid osmaan
Coomay | Jan 5, 2004
Waxaan doonaya inaan halkan kaga jawaabo maqaal ciwaankiisu ahaa {Aqoonsiga
Somaliland Wuxuu Ku xidhan yahay Shacabka Sool, Sanaag iyo Cayn } oo uu qoray
ninka la yidhaa Asad...
Guji...
“Madaxweyne Rayaale Dadka Reer Somaliland kumay Dooran Dagaalyahannimo”
Qore: abdifatah hassan | Jan
5, 2005
Xisbiga UDUB ayaa shalay war saxaafadeed uu kasoo
saaray xafiiskiisa magaaalada hargeysa jawaab kaga bixiyay hadalkii uu
dabayaaqadii todobaadkii ina dhaafay... Guji...
ISGARABDHIGGA SOMALILAND( QARAN ) IYO
BUNTLAND(BEEL)
Qore: mahamud samatar | Jan 5, 2004
Inkasta oo ay dad badan oo runta iska indhatiraa ay ku sheegaan Somaliland in
ay beel u taliso, ayaa ay runtu tahay in ay ummadda Somaliland ka gudubtay...
Guji...
XUDUUDAHA AFRIKA DHAMAAN IYO PUNTLAND
Qore: Ibrahim Hassan | Jan
5, 2004
Xuduudaha Afrika Iyo Maan-gaabka Puntland Dabayaaqadii
bishii Diisambar ee 2003 waxaa Maamulka Puntland duullaan gardarro ah ku soo
qaaday isla....
Guji...
HAYBADDA IYO HIBADA WAA UU DHALASHO
Qore: Cali diiriye nuur | Jan 5, 2004
Taariikhdu dadkay bartaa dunidda
waayaheeda, Marka ujeedooyin aan sax ahayn loo cuskanayo macnaha erayga(Haybad)
Waxaaa loo arki karaa isbid haysasho hubka niyukleerka iyo...
Guji...
Ha igu dhihin: “Waxaad tahey …
”
Qore: Al-Hassani | Jan 5, 2004
Qofna majeclo in lagu dhaho: “Waxaad tahay sidaas
iyo sidaas…” walow uu sidaas yahey arinka,waxaayna kugu reebta dhibaato
nafsiyan ah. Dadku ayagoon diyaar u’aheyn in....
Guji...
MAQAALADII KALE EE TODDOBAADKAN
»Somaliland VS Puntland: Ujeedada qarsoon ee khilaafka
labada gobol
»MILICSIGA QARNIGA MILLINIUMKA
& QUBANAHA SIYAASADDA
»Aqoonsiga SL Wuxuu
Ku xidhan yahay Shacabka
Sool, Sanaag & Cayn
»MARAYKANKA OO SHEEGAY IN AY SL AQOONSANAYAAN
[Diridhaba]
»Hadalkii C/laahi Yuusuf Jawaabihii laga
bixiyay [A.Hasan]
»Warlords of Mass Destruction "WMD" [Af-Soomaali |
C/Waaxid]
»Idaa Jaayada
Soomaliland: La mood noqonse weyday! [Cadur]
»BAAQ KU SOCDA
SHACABKA ISAAQA [Dabagooye]
»Mudduloodoow Maxamed
Dheere Mbagathi ku soo celiya [C/Waxid]
»Madaxweyne Soomaaliyeed baanu kaa filaynee
ee maxaad
[C/Waxid]
»TARBIYADA CARUURTA QURBHA [Saciid
Cali]
»Xal u helida
Mashaakilka Dhalinyarada [Guji]
.Musaveni ma ahan masaakiinta
aad madax-furashada u haysataan c/w
»DHAQAMADA XUN
XUN [C/Lahi]
»Ayaan Xirsi Mirihii ka Dhashay Dagaalka Sokeeye
[Dhegocade]
»Qabyaaladda iyo Biyaha [Shaafici]
»MAXAAD KA TAQAAN DHAQANKA SWEDESHKA
& SOMALIDA [Pilot]
»QABIILKA IYO KALA SO0CIDA MAAMULKA RIYAALE [Cadur]
»HADAY SOMALIA QEYBSANTO SAMALILAND WAA QAYBSANTAA
»Ilko Doofaar la Hubsay
[Suldaanka Cal miskaad]
Suxufinimada sanadkan, kaalinteeda
1aad, Ikraam
Cali-Kaar [c/waxid]
»Maxaynu u Wax Qabad u Samayn waynay
»Dhaqanka Wanaagsan ee Islaamku ina
Faraayo
»Masayrka Maangaabyada [Shaafici]
»BBC-da: SIYAASADAHA DAHSOON EE
GUMAYSTAHA [Salahudin]
»BBC WAA IDAACAD HUFAN LAAKIIN MAXAY INOO TAHAY?
»"BBC-DA WAA ASATAANTA HORUMARKA UMADA
SOMALIYEED"
»Cudurka Aidska iyo BBC-du maxay wadaagaan?
[Cali]
»Isbadal Waa
Lagama Maarmaan
[Shiikh.Jibriil]
»MAQAALADA
HORE.EE 2003
|