Waa Gabar Yar oo u Baahan Gargaar
Bini aadaminimo
Hodo
Ismail Ali waa gabar 3-sano-jir ah oo ku nool magaalada Hargeysa, waxaana
madaxeeda dhankiisa dambe kasoo baxay buro aad u weyn oo nafteeda halis
gelineysa, (sida ka muuqata sawirka dhanka bidix ee boggan). Waalidkeed
ma awoodi karaan kharashka gabadhaas yar lagaga goynayo buradaas aadka u
weyn.
Waxaa loo baahan yahay daaweyn degdeg ah
sidii gabadhan yar looga goyn lahaa ama looga daweyn lahaa burada waayo
buradaasi weli waa sii koreysaa oo waxay halis ku haysaa maskaxdeeda iyo
nolosheedaba.
Haddaba qof kasta oo taageero u fidinaya
gabadhan yar fadlan hala xiriiro:
- Dahabshiil Bank Hargeisa
- Account No: D5234
- Mucaawinada waxaa loo fidinayaa:
Hodo Ismail Ali
Fadlan Qoraalkan halkan ka daabaco (print)
oo u qaybi asxaabtaada
[.doc]
<><>ENGLISH VERSION<><>
Appeal for urgent assistance of any
kind in the quest to save Ms Hodo Ismail Ali life
Ms. Hodo Ismail Ali a 3 year old girl
living in Hargeisa who has grown a tumor behind her head. Her parent are
deprived and cannot meet the financial requirements for medical care
needed to remove the tumor and save the young girl's life. Medical
attention is urgently required due to the fact that the tumor is still
growing and continuously damaging the young girl's brain and ultimately
her life.
Any one who can contribute, please send
your contributions to:
- Dahabshiil Bank Hargeisa
- Account No: D5234
- Beneficiary: Hodo Ismail Ali
Or Contact At jamhuuriya News Paper
Hargeisa or Dahabshiil Bank hargeysa
<><><>
AKhbaar dheeraad ah waxaad kala xiriiri kartaa:
abdiaziz ahmed
abdiaziz2@hotmail.com
India
Fadlan Qoraalkan halkan ka daabaco (print)
oo u qaybi asxaabtaada
[.doc]
Faafin: SomaliTalk.com | Feb 20,
2004 | Update: March 5