Waxaan in badan ka fadhin weynay C/dulahi yey, morgan, iyo kuwa isku
sheega inay matalaan gobolada Bari, Sanag, iyo sool. Oo marwalba is hortaaga
dadkooda aqoonta lehi inay hagaan oo u dhisaan deegamadoda,oo mar walba hor
boodada sida iyaga oo wax walba garanaayaan. Aqoon la’aantu meeshaas iyo mal
ka xun bay dadka dhigtaa. Imisaa laga baryeye soo joga oo iskaga baxa
siyaasada askar baatihiin, maya siyaasiyiina waa nahay wax badan bay
yiraahdeen.
Waxaan layaabanahay haddii aadan waxba aqrin karayn dadkaa loo sheegaa oo
layiraada wax ma aqrin karayee kaalaya ii aqriya intaadan saxiixin.
Ee laiskama boobo qalinka. Kawaran haddii logu qori lahaa dadka uu dilay
ina Yey, wa saxiixi laha soo ma aha. Ina Yey calool adegeed yeeloo waxaad
saxiixday. Wax badan baad dad dishay ma saxiixaad ka ooyeesaa.
Waxaan inbada is waydiiyaa ninka dhahayo waa la I khiyaamay oo hadana raba
inuu madaxwayne noqdo. Ma sidaa suu wax ku raadinayaa ceebtiisa muu iska
aamuso oo afka qabsado.
Waxaan inbadan u soo joogay dad taageersan oo isku sheega inay isku
caailad yihiin oo kadigaya ninka ugu fiican ee caailadooda ugu aqoonta badan.
Ha arkaan aqoonyahankooda oo aqoon sida wax loo aqriyo ama loo qoro.
Aad baan ugu farax sanahay erayada ka soo yeeraya wasiirka arimaha dibada
ee dalka Kenya mudane kolonzo Misayoka oo u sheega run inaan waxba laga
badalay waxa ay saxiixeen tuugadii oo idil.
Dr. Saeed Hassan Nur “Saeed dishishe”
San Jose, CA
sacnur@hotmail.com
QORAALADII HORE EE SICIID CALI