SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - MAQAAL

Feb 6, 2004  

Waxaan soo Dhaweynayaa ka Noqoshadaada

Dhambaal ku socda Yusuf Shabac

Daabaco Boggan | Print


Filimada anshaxa xun, ruugidda Qaadka

iyo isticmaalka Daroogadu Saamayn intee le'eg Bay ku Leeyihiin Faafidda Cudurka AIDSKA ee Soomaaliya.. Guji...



XAMAR DAAWO DACALLADA.. SAWIRRO

Asalamau calaykum waraxma

Salaan kadib waxaan ahay nin macaamil la ah bogga somalitalk hadaba waxaan mar dhaweyd ka akhriyay maqaalka yuusuf bogan kaasoo aad iiga yaabiyay isla maalin kadib baan hadana waxaan ka akhriyay isla bogana yuusuf oo ay la xumaatay arintaan waxaan aad ugu farxay soo laabashada yuusuf ilaahay mahadiisa ka sokoowna waxaa ay iila muuqataa in ay ku kaliftay yusuf qaabkii hufnaa ee nidaamka saxaafada ku shisnaa ee ay somalitalk u raad raacday qoraalkii yuus in ay ahayd waxa yuusuf ku qaaday in uu isla bogii raadlaacay qoraalkiisa in uu raaligalaintiisa soo mariyo maadama aysan somalitalk colaad ka abuuran qoraagan.

Waxaan u sheegilahaa yuusuf in ay u dhimantahay i uu ilaalay uga toobad keeno danbigii uu galay waayo labada arimood ee aad weerartay waxaa ku soo dagay aayado quraa ah iyo axaadiista nabigeena suuba CSWS.

Somalitalkna waxaan uga mahad celinayaa in ay marwalba u taagnaato difaaca xaqa iyo shacabka sooliyeed ee ku dhaqan wadamada debedda.

waayo majiraan wax safaaradda ah oo u heelan difaaca dadkaas soomaaliyeed ee walaaleheen ah.

Nasteex Muuse Taraafiko
Bosaaso Soomaliya
taraafiko11@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Feb 6, 2004

Afeef: Aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku saxiixan

Yusuf Shabac oo Raali Geliyay Jaaliyadda
SomaliTalk oo waraysi dheer la yeeshay qoraagii maqaalkii kusoo baxay wargeyska Minnesota ee Xijaabka Dumarka iyo Garka Ragga Muslimiinta ku Tilmaamay Calaamad Lagu Garto "Argagixisada".. sida uu waraysigii u dhacay Guji... Feb 5

. XAMAR DAAWO DACALLADA... SAWIRRO....

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
usa


kaah


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri



XAAFID QUR'AAN cFatax
Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD