Gudoomiye ku xigeenka Dalladda Suxuufiyiinta
Soomaaliyeed ee ASOJ ayaa maantay (Feb 26) warsaxafeed ka soo saaray
jaahwareer saxfiyiinta reer Puntland ka haysta isku xirnaan la'aanta iyo wada
shaqayn la'aanta ku habsatay, waxuuna kulan uu la yeeshay qaar ka tirasan
weriyayaasha jaraa'idka kula taliyey in ay samaystaan urur isku xira isagoo u
balan qaaday in dalladoodu ay gacan ka gaysan doono dhisme urur ay yeeshaan
saxfiyiinta reer Puntland
Saxafiyinta qaarkood oo mantay kulankaasi ka
hadalay ayaa ka codsaday in ay marka hore la garab istaago ka dibna ay wax
qabsan doonaan.
Warsaxfeedka gudoomiye ku xigeenak ASOJ ayaa
ah mid laga dareemi karo sida ururkoodu uga xunyahay kala daadsnanata
saxafiyiinta reer Puntland, waxauun ballan qaaday in ay gacan buuxda ka
gaysan doonaan horumarinta saxaafada reer puntland.
GUDOOMIYE KU XIGEENKA DALADA SAXFIYIINTA
SOOMLIYED ASOJ
c/risaaq cumar sheekhaduun
A/risak Omar Ismail ( Sheekhadun)
Mopil:
Golis +252-5-727387
Work: +252-52-34299
Home: Netco, +252 52-37067
Golis, +252-5-825865
Bosaso Somalia
Puntland
sheekhaduun@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Feb 27, 2004