Puntland State ,Maamulka Jawhar,SRRC iyo TNG-da
Mbagathi ayaa saakey warsaxaafaded ay soo saareen ku sheegeen in ay
ansixiyeen qoddobadaii wasiirka arrimaha dibda uu faahfaahiyey ee qoddobka
30-aad ee heshiiska 29-janaayo ee guriga madaxtooyada kenya.
Qoraalka wasiirka ayaa faahfaahiyey qoddobka
30-aad ee xulida xubnaha baarlamaanka kaa soo qoraya sidan habka xulida
dhabta ee xildhibaanada Baarlamaanka waxay noqaneysaa heer jilib-beeledyo ay
soo xulaan hogaamiyayaasha siyaasada la aqoonsan yahay jiibyada/jufooyinka
hoose ee hogaamiyaasha siyaasada ,maamulada gobolada jira ee ka qaybgaley
kulankii wada tashiga ee safari park iyo siyaado ee kooxaha kala ah:-
1-Dawlada KMG ah -TNG-
2-Golaga samata bixinta -NSC-
3-Golaha dib u dhiska iyo dib u heshiisiinta -SRRC-
4-Maamulada Gobolada Jira.
5-kooxda 8-aad ee -G-8-
6-Ururada Bulshada Rayidka -CS-
waxay kaloo qoraalka ku sheegeen in shir danbe ayan galeyn haddii aan Dawlada
IGAD iyo beesha caalamka u dhameyn.
dhamaad .
Abdikarim Aden Hussein.
Nairobi,Kenya.
abdikarimhussein@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Feb 25, 2004