w w w . S o m a l i
T a l k . c o m
|
SOMALITALK
- HAMBALYO
|
Feb 13, 2004
TAHNIYAD MEHER WACAN
MAXAMED C/LLAAHI MAXAMED iyo FAADUMO-LUUL CIISE
MACALLIN MAXAMUUD BOQOLSON meherkoodu ka dhacay Kaaraan
Aabe C/llaahi Maxamed Xuseen (Food-cadde),
Hooyo Maryan Macallin Maxamuud Boqolson, Fartuun C/llaahi Maxamed,
Maxamuud C/llaahi Maxamed, Ruqiyo C/llaahi Maxamed, Madiino C/llaahi
Maxamed iyo saygeda Maxamed Cali Maxamed iyo gabadhoda Fartuun, Cumar C/llaahi
Maxamed, Cali C/llaahi Maxamed, dhamaan qoyska Reer Jeelle Maxamed Gaab
iyo dhamaan qoyska Reer Sheekh Cismaan Boqolson iyo dhamaan qoyska Reer
Sheekh Jeylaani Jimcaale, Maxamed Xaaji Ingiriis iyo Amaal Axmed Nuur oo
kala jooga Europe iyo America iyo Africa waxay hambalyo iyo bogaadin u
dirayaan MAXAMED C/LLAAHI MAXAMED iyo FAADUMO-LUUL CIISE MACALLIN
MAXAMUUD BOQOLSON oo 02/06/04 uu meherkoodu ka dhacay xaafadda Kaaraan ee
magaalada Muqdisho, waxayna leeyihiin ha noqdo arooskoodu kii loo aayo,
Aamiin.Hambalyadaa waxaa loogu
hagaajin karaa:
ingiriis@yahoo.com
Feein: SomaliTalk.com | Feb 13, 2004
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|
©
www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
|
>>
Usheeg Asxaabtaada
|
|
Allah Is Great
|
|
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana
dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri
XAAFID QUR'AAN
Cabdul
Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo
wacdaro
muujiyey GUJI
|
|