Feb 10, 2004
RA’IISUL WASAARAHA DKMG MAXAMED CABDI YUUSUF OO SHALAY MAGACAABAY
WASIIRU-DOWLAYAAL IYO WASIIR KU XIGEEN
Ra’iisul Wasaaraha DKMG ah Max’ed Cabdi
Yuusuf ayaa waxa uu shalay magacaabay Wasiir dowlweyaal iyo Wasiir ku
xigeenno oo noqon doola Golaha Xukuumadda KMG, mas’uuliyiinta cusub ee la
magacaabayna waxa ay kala yihiin:-
1. Mudane Daahir Warsame Yuusuf (Wasiiru-dowlaha
Madaxtooyada).
2. Mudane Abuukar Sheikh Yuusuf (Wasiiru-dowlaha
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha).
3. Marwo Aamino Axmed Warsame (Wasiiru-dowlaha
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha).
4. Mudane Maxamed Axmed Caalim (Wasiiru-dowlaha
Xafiiska Ra’iisul Wasaaraha.
5. C/fitaax Ibraahim Rashiid (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Garsoorka).
6. Dr. Cismaan Maxaxmuud Dufle (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Caafimaadka).
7. Mudane Salmaan Maxamed Sheikh (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Arrimaha Gudaha.
8. Mudane Maxamed Yalaxow Maalin (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada).
9. Mudane Maxamed Xasan Cali (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Arrimaha Gudaha).
10. Mudane Muxiyadiin Maxamed Xaaji (Wasiiru-dowlaha
W/Qorsheynta iyo iskaashiga caalamiga ah).
11. Xuseen Cabdulle Cali (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Lacagta).
12. Xasan Xaaji Axmed (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda dib u heshiisiinta).
13. Dr. Rashiid Cismaan Maxamed (Wasiiru-dowlaha
xannaannada xoolaha iyo duurjoogta).
14. Mudane Maxamuud Cumar Maxamed “Totto” (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda).
15. Mudane Axmed Maxamed “Bide” (Wasiiru-dowlaha
Waxbarashada iyo barbaarinta).
16. Mudane Yaasiin Faarax Cartan (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Kalluumeysiga iyo kheyraadka Badda).
17. Mudane Abuukar Maxamed Daahir (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Dhallinyarada iyo isboortiga).
18. Mudane C/qaadir Siidii Sheikh (Wasiiru-dowlaha
Arrimaha Diinta iyo Awqaafta).
19. Mudane Cabdi Maxamed Nuur (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Lacagta).
20. Mudane Yaasiin Geelle Warsame (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Lacagta).
21. Maxamed XUseen Faarax (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Boostada iyo isgaarsiinta).
22. Yuusuf C/llaahi Kaahin (Wasiiru-dowlaha
dib u dhiska iyo guryeynta).
23. Mudane Cabdi Shire Warsame (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Arrimaha Dibadda).
24. Mudane C/rashiid Suufi Deerow (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Warshadaha).
25. Mudane Maxamuud Cali (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Beeraha).
26. Axmed Sh. Xasan Fiqi (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Waxbarashada iyo barbaarinta).
27. Mudane Muuse Xuseen Cumar (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda D/Hoose iyo horumarinta Reer Miyiga).
28. Mudane Cali Maxamed Faqoy (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Arrimaha DIbadda).
29. Mudane Aadan Siciid Xaarato (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Gaashaandhigga).
30. Mudane Maxamed Cumar Axmed (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda dhaqan celinta Naafada iyo hub ka dhigista).
31. Mudane Cali Nuur Cumar (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda gaadiidka Cirka iyo Dhulka).
32. Mudane Cabdi Xaashi Liibaan (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Ganacsiga).
33. Dr. Maxamed C/llaahi Xuseen (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Bii’ada iyo nabaad guurka).
34. Eng. C/llaahi X. Axmed (Wasiiru-dowlaha
Macdanta iyo Biyaha.
35. Mudane Cabdalla Boos (Wasiiru-dowlaha
Gaadiidka iyo Dekedaha).
36. Mudane Aweys Sh. C/llaahi (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Dalxiiska).
37. Mudane CIlmi C/llaahi Warsame (Wasiiru-dowlaha
Wasaaradda Tacliinta Sare).
38. Mudane Maxamuud Kulmiye Axmed (Wasiiru-dowlaha
Gaadiidka Cirka iyo Dhulka).
Sidoo kale waxaa shalay Ra’iisul Wasaaruhu
magacaabay Wasiirka Dalxiiska, waxaana loo doortay Cabdi Jimcaale Cismaan iyo
16-Wasiir ku xigeen oo kala ah:-
1. Mudane C/raxmaan Cabdi Cumar (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Jaaliyadaha iyo Qaxootiga).
2. Prof. Mahdi Abuukar Maxamuud (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Hidaha iyo tacliinta Sare).
3. Marwo Siciido Xaaji Bashiir (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Maaliyada).
4. Eng. Xasan Axmed Shirwac (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Howlaha Guud).
5. Mudane Suldaan Maxamed Guurre (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Dowladaha Hoose iyo horumarinta Reer Miyiga.
6. Mudane C/raxmaan Axmed Maxamed (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Xiriirka Baarlamanka.
7. Mr. Aadan Cismaan Xuseen (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Shaqada iyo arrimaha Bulshada).
8. Mudane Maxamuud Maxamed Calasow (Wasiir
ku xigeenka Wasaaradda Guryeynta).
9. Aadan Cismaan Xuseen (Wasiir ku xigeenka
Wasaaradda Warfaafinta).
10. Mudane Maxamuud Maxamed Max’ud (Wasiir
ku xigeenka Wasaaradda Arrimaha Gudaha).
11. Mudane C/kariim Nuur Aadan (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Garsoorka).
12. Cismaan Warsame Roote (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Gaashaandhigga).
13. Mudane Xaaji Cali Nuur (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Arrimaha Diinta iyo Awqaafta).
14. Mudane Cismaan Sh. Geeddi “Baaltaag” (Wasiir
ku xigeenka Wasaaradda Xannaanada Xoolaha).
15. Marwo Faadumo Xasan Xuseen (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Haweenka).
16. Mudane C/naasir Siciid Seef (Wasiir ku
xigeenka Wasaaradda Dhaallinyarada iyo Isboortiga).
waxaa isku duwey
Amiin Yuusuf Khasaaro
amiinkhasaaro@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk.com | Feb 10, 2004
Afeef: Aragtida qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
.
XAMAR DAAWO DACALLADA...
SAWIRRO....
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|