HANKA HARTIGA IYO HAGARTA C/WAAXID
WAXAA QORAY SHARIIF MAX,MED XASAN YUSUF
shariifka99@hotmail.com
LIBIYA TRIPOLI
Hanway naantu waa qayb kamid ah dabeecadaha uu eebe ku galiye adoomihiis qaar kamdi ah waan astaan sharfeed lagu kala sooco ama lagu aqnoonsado dadnimda iyo sharfta qofka waloow ay tahay qayab aan nasiib ahaan dadku wada hasyan hadan waxaa jira dadyow fara badan oo jecel in ay hanwaynaadaan si ay unoqdaan kuwo sharf leh oo lasinta dadka ay uarkaan in ay ka sharfata badan yihiin waxan ay loolan ugu jiraan in ay higsadaan ama isku dhereriyaan qolyaha ayagu nasiibka wanaagsan helay
Hadii aan usoo noqdo hanka beesha "HARTI" waa mid aan dhihi karo waa han wayni cilmiyaysan marka laga soo tago nasiib wanaag ay uheleen
Beelaha soomaliyeed ee ku shirsan madasha nairobin waa wad og yihiin in beeshu ay xaq uleedahay in ay hesho ama ay gaarto hankeeda ah ilaa heer madaxwayne ama ra,iisul wasaare hadab si taas loo xaqiijiyo waxaan lagma maarmaan ah in laga helo xubnah Barlamanka cad u qalma si uu u najaxo shira oo uu unoqod mid mira dhala marka laga reebo bee lama labo oo la dhihi karo waxay loolan aan cilmi iyo caqli midna ku dhisnayan ugu jiraan sidii ay isugu dhererin lahaayeen ama u tiigsan lahaayeen Beesha Harti ma ahan wax lala yaabo inaad argot dadka noocaas oo kala ah maxaa yeelay waxa jira wax loo yaqaa "DAMAC" waa tilmaam hadii ay xadkeeda dhaafto isu badsho astaan xun oo ah xaasid nimo iyo hunguri
Inkastoo erayga markiisii hore uu ahaa afcarbeed oo loola jeedo damaac oo ah waxwalaba doono waan sifo aad ku arki kartid qof kasta oo ciilqaba si uu u helo wax u ku ciil baxo oo xaqdara ah si ay dadka noocaan ku sifoobay ugaaraan danhooda waxaa ay ku dadaalaan in ay sameeyaan xeerar aan horay loo aqoon iyo guuruubaysi ku salaysan la colaytanka dadka ka tirad badan oo hankoodu yahay mid ku salaysan cilmi iyo caqli
tusaale ahaan dawladii uu madaxwaynaha ka ahaa max,ed siyaad ee xukuamysay dadka mudada 21 sano ah waxaa ay ku dhisnayd damaacigaas waxaan ay u heshay kuwo badan oo ciil qabay in ay u adeegsato sidii ay u cirib tiri lahaayeen dadka hanka leh ee ku barisada beelaha HARTI " waxa laseemay cadaw badan oo la dagaalaam dadka haybtaas sheegata waxaan dhacaysay in marmarka qaarkood ayaga la isu ba adeegsado si loo hanjabiyo dadyowgaas waxaa sare loo qaaday damicii dadka qaarkiis si loogu tuso in ay xaq badan ka maqnaa oo laga duudiin jiray
Waxaa xabaal beenaad laga wax loo ekaysiiye may oo lagu qaldayey maskaxda dadka aan wax garadka ahayan aydoo la wada ogayahay hadfka iyo danta laga lahaa wax ay ahayd waxaa lagu oran jiray dadka hasheegin qabiilka aad tihiin waxaad kaliya oo aad sheegtaa waa Somali baan ahay ma ahan qabyaaladu wax fiican laakiin hadka ah in qabiilka meesha laga saaro waa wax aan jirin maxa yeelay danta laga leeyahay qabiilku waa in la isku aqaansadaa sid waryaa tahay iyo qolmaa tahay si loo ogaado haybtaad oo kadibna dadka kale lagaaga sooco waxaa si sahalan lagu ogaan karaa miisaanka aad leedahay iyo tirad dadka aad kasoo jeedo ama deegaankagaba waa marka aan wax ku qiimayno wacyiga manta la joogo oo kusalaysan wax qaybi beeleed waxaa dhacda marka ay timaado wax qaybsi beeleedkaas in dhalin yaro ku abtirsata beesha hari oo uu ka mid yahay C/waaxid ay ka hadlaanan arimaha wax qaybsiga inkstoo aan ka baqyo in wadaadku waa(c/waaxid) uu inkiro beesha uu ka soo jeedo ee harti mar hadii beesha ninka xaga siyaasad ahaan hogaamiyaa uu yahay Madaxwaynaha puntland waa C/laahi yusufe
Waxaan wada ognahay colaad uu uqabo c/waaxid,madaxwayne c/laahi yusuf ay tahay mid aad u fogaatay malaha waxaa uu unacay waa alle dartiis oo uu ucolaadinyo waxaan filayaa mar hadii ninkii uu wadaadku alle dartiis unacay ay beeshun alle dartiis inta udoorteen hogaanka ugu dhiibteen waxaa halkaas ka cad in c/waaxid beesha oo dhan uu alle dartiis u nacay taasin ay tahay hadafka wadaadka waa c/waaxide
Colaad fogaatay waxaa ay sabatay in uu iloobo in c/laahi uu ahaa maskaxdii kadan baysay dhismihii iyo aas-aaskii maamul goboleedka puntland waxaan uu ku xasuusan lahaa bishaan aynu ku jirno ee sideedaad waase hadii uu yahay wadadku mid wax xasuusta in badan oo aan aqriye qoraaalo uu leeyahay c/waaxid ma fahansanayan in ujeedada uu unecab yahay c/laahi ay tahay wax qabdkiis iyo hankiis laakiin qoraalkii ahaa 'HOOGAHA YAA LA HARTI AH' waxaan aad u fahmay in hadfka wadaadku uu yahay in aan la helinba wax u taagan sidii ay beeshu unoqon lahayd beel han iyo higsasho leh waxaa tuseele fiican noogu filan c/waaxid uu sadex beelood oo kamid ah beelah harti kuwa ugu tirade badan waa Max,mud saleebaan, Reer biciid yahay ,iyo Dhulhanbte,uu ku taliye in xaqood la duudsiyo oo aan loo ogalaan xubnha ay xaq u leeyihii waxaan ay ku mutaysteen wax qabdkood iyo sid ay ugu heelan yihiin dadkood iyo dalkoodaba ujeedauna isla markasna waa in lawaayaa cid danbe oo isu taagta difaaca iyo sharfta beesha
Waxaa ka mid ahaa nuxurka qoraalaka c/waaxid in uu yahay wax diidan oo hortaagan in la qaato qaybta cadaalad darda kudhisan ee meesha ka dhacaday uu yahay c/laahi yusuf waxaan uu sheegay in reer puntland ay wad diideen kadib markii uu diiday c/laahi hadiiba ay jirto waxa ay taasi tusaale u tahay kasoonida uu shacbku ku qabo madaxwaynahood ama hogaamiyahooda waxaanse shaki ku jirin in hadii uu c/laahi ogalaan lahaa qayntaa uu c/waaxid oran lahaa bal dayoy tuugii qaanika ahaa waxaa uu aqbalay wixii meesha lagu qaybsaday asgoon dadkii la tashan ama waxaa uu wataa dangaar ah iyo wax lamid ah waxaan is waydii yaa hadii aad argtid c/waaxid oo aad waydiiso qolad uu yahay yaa uu sheeganayaa waxaan isku qanciyaa in uu c/waaxid ioran laha waxaan ahay nin muslin ah ee qabyaalad looma baahan ee ha i waydiin qoldayda asga oo ka baqaya in hadii uu sheegto qolada uu kasoojeedo uu dusha urito danbiga qofkasta oo harti ah ama ay isku hayab noqdaan c/laahi yusuf iyo Ciro sheikh cusmaan allah unaxiistee
Wexaan jeclahay inaan kusoo koobe hadalkayga mayrisyo uu mariyey allah naxariistiisa ha ku galdee AWMUUSE ….
Naagiba ninka dahatay baa lagu dangiigaaye,
Qabiilaba duryaadka u kacay door ku noqotaaye,
Rabbi amarki waa duge maxaa doorshey faraceenna?
Kun ninaan dab hurin karin maxaa duul ka wada beeray?
Maxaa dubiyo ber idin ka dhigay duxiyo jiir waayey?
Hohe nimaan ku diirsado maxaa duge idiin diiday?
WAXAA QORAY SHARIIF MAX,MED XASAN YUSUF
shariifka99@hotmail.com
LIBIYA TRIPOLI
WAA JAWAABTII QORAALKII C/WAAXID KHALIF EE AHAA HOOGAHA YAA LA HARTI AH