SomaliTalk DALSAN
w w w . S o m a l i T a l k . c o m
SOMALITALK - JUBALAND

  BEEN ABUURASHO LAGU SAMEEYEY BEESHA MAXAMED SUBEER EE JUBALAND

Somalia oo ah wadan ayaan daran marxalado kala duwan iyo xukumado kala darana soo maray ayaan maqaalkan si kooban ugaga hadlaynaa Dhibaatada  Wadanka somaliyeed  heysta  waa wadan xaga taariikhda iyo kala danbeyn dowladeed  iyo mid saldanad bulsheed fac-wayn lahaan jirey , Hadana waa dalka dalalka aduunka ee maanta ugu fakhrisan, ugu dib dhacsan, uguna dacni, cudur iyo darxuma badan. Sidaa daraadeed, waxaan yara milicsan doonaa . Waxaan si kooban wax uga odhan doonaa , in ay  jirto  been abuurasho laga  sameeyey  Beesha maxamed subeer  taas  oo ay  jirtey dad  si  been abuurasho leh  internet ka u galiyey Qoraal aan raad raac Bulsheed Lahayn in beesha  ay  ”suldaanimadii ay ka xayuubisey  suldaan cabdi Cali sonkor “23/08/04.

Kadib markii ay raadraac beeshu ku sameeysey qoraalkaas waxaa cadaatey  in ay qoraalkaas  sameeyeen dad aan u dhalanin beeha maxamed suubeer oo  si khalad  ah  u adeegsadey magacyo  shaqsiyaad ay ku been abuurteen  magacyadooda .

DIGNIIN  waxaan ugu Digeynaa  in cidii danbe ee isticmaasha  magaca beesha kala kulmi doono ciqaab waafaqsan danbigaas uu ka galayo beesha.

Dhamaan ;- Midoowga Diplomaasiyiinta Absame

                     Date 28/08/04

Qoraalkan kala xiriir:

Mustafa Ali mohamed
mustafamuu@yahoo.com

Faafin: SomaliTalk.com | August 29, 2004


Wararka Qowmiyadaha Ku Hoos Nool Gumeysiga Itoobiya
UNICEF oo qalab ugu deeqday Ogadenya & Gobolka Oromada oo xaaladdiisa laga dayriyay...
Guji..

Kooxda Somali-Belgium oo isku diyaarinaysa tartanka EuroSom
Kooxda Kubadda Cagta oo waayadaan ku jirtay diyaar garaw ay..  Guji...

Khilaafkii Beelahii ka Dhimanaa Baarlamaanka oo La soo Afjaray
Waxaa la sheegay in la dhaarin doono... Guji

KHUDBADII SALEEBAN GAAL... [Diridhaba]

Waraysi: Ismaaciil Buubaa
..Aniga waxaan ka mid ahay inta qabta midnimadii dalka soomaaliyeed iyo in sina aanu dalku u kala go'i karin Guji 28/8

Dugsiga Hoyga Xamar: 116 Arday oo La Guddoonsiiyey Abaal marino
Agaasimaha Dugsiga C/raxmaan Yuusuf ayaa..
Guji

Baaq uu soo saaray Ururka H/G/J/Hoose ee Canada
Waxaan Diidanahay Wixii Kasoo Baxa Shirka.. Guji

Carqaladda cusub ee shirka dib u heshiisiinta Soomaalida
Qoraal ka soo baxay  Xuseen Cali Cilmi ayaa..
 Guji

Qofkii ugu Da'yaraa & Kii ugu Da'weynaa ee Ciyaaraha Olympic [Osman Sool]

Magacayda dadkii ku dhintay Tahriibkii Talyaaniga-Liibiya Bilawgii August
Magacyada 31 qof oo kamid ah dadkii bishan aan kujirno ku dhintay badda Mediterranean-ka.. ka akhri halkan Aug 27

Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com 

© www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More..
.
 
Allah Is Great
Habnololeedkii saxaabadii Rasuulka ...

kaah


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD