DHAMBAAL KU SOCDA C/WAAXID &
DIRIDHABA
Ka: maxamud axmed faarax (ina dab-cageeye)
E-mail:
xuute_1978@hotmail.com
a/s
salaan kadib ilaah baa mahadle.akhristow marka hore waxaan jeclahay inaan ku bilaabo hadalkayga sidatan
waa laba qaybood oon midwalba uga hadlayo arin (dad)
QAYBTA 1aad
walaalayaal ma ila aragteen ifraasaatka dagaaladii sokeeye keeneen waxaa ka mid ah qoraaga weyn ee la yiraardo mr
c/waaxid oo had iya
jeer ku cantaraara waxaan loo joogin. ka hadla mar walba waxaan loo baahneen marka waxaan oran lahaaa anigu c/waaxid oo miiraan ayaa siyaasada somaliya ka hadla iyagoo aan xaqiiqda waxba ka ogeyn akhristayaal waa wax la layaabo in ninka c/waaxid uu ka soo qayl qayliyo london taasina waa ifraasatka dagaaladii sokeeye ee ka dhacay wadanka somalia, akhristayaal somaliya ama dalkeenii hooyo uma baahna maanta niman ka soo cantaraara dalka dibediisa ee wuxuu ubaahan yahay isku duubnaan iyo wax wada qabsi muwaadin nimadu waa aan wada noolaano.
QAYBTA 2aad
Qaybtan labaad waxaan jeclahay inaan uga hadlo nin umada somaliyeed godob ka galay dhib iyo rafaad iyo baa ba'na la jeclaaday umada soomaaliyeed waa
diridhabe. waxaan aad iyo aad uga xumaada marka aan arko nin sheeganaya arday hadana hadalada ay jaahiliintu ka khajilan ku hadla muxuu yahay farqiga u dhaxeeya isaga iyo ninka qoriga sita maanta. anigase hadii la iweydiiyo waxaan dhihi isaga ayaa ka liita ninka qoriga sita maanta waayo ninkaa isaga jahli iyo aqoon la'aan ayaa u geysay balse ninkan isagu sheeganaya inuu mutacalin yahay ayaa maanta ku dadaala sida uu aragtidiisa foosha xun leh ee naaziga ah.
Akhistayaal maxaad umalaynaysaan mustaqbalka somaliya inuu ku dambeynayo maadama qorayaal iyo mutacalimiin mustawahan ah ay joogaan arintan bal idinkaan idiin daayay
waa maxamud axmed faarax (ina dab-cageeye)
E-mail: xuute_1978@hotmail.com
Faafin:
SomaliTalk.com
|
Aug
15,
2004
Afeef: Aragtida
qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
Kulaabo bogga hore ee www.somalitalk.com
|