SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - MUQDISHO
BISMILLAHI AL RAXMAANI AL RAXIIMI

GUDDIGA MAAMULKA MASAAJIDKA RIBAAT EE DEG. X.JAJAB

GMMR/ XJJ/051/03

TO: DHAMAAN MUSLIMIINTA IYO DADKA SOOMAALIYEED EE KU DHAQAN DUNIDA

UJEEDDO: CODSI TABARUC MASAAJID LA DHISAYO
 

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

 

Waxaan dadweynaha muslimiinta ah meel kastaba ha joogeene ogeysiineynaa in masaajidka caanka ah ee Jaamacadda Ribaat loona yaqaano Masjidka Sheekh Muxyadiin ee ku yaala degmada Xamar jajab ee magaalada Muqdisho uu haatan aad u gaboobey amaba u duugoobey isla mar ahaantaana u had iyo jeer saqafkiisu biyo soo daadiyo, isagoo halis ku ah inuu ku soo dumo jameecada ku tukata masaajidka.

Sida la wada ogsoon yahay masjidku waxaa la dhisey 1381 Hijriya ama 1961 miilaadiga, marka waad garan kartaan inta sano ee uu dhisan yahay, waxaana inagoo ah guddiga masjidka go’aansaney in masjidka u baahan yahay dib u dhis iyo casriyeyn.

Sidaa daraadeed muslimiinta dunida ku nool waxaa laga codsanayaa in ay lacag ku tabarucaan dhismaja masjidka, cid walbana ma dooneuno inaan kalifno ee wax alaale wuxuu awoodo waa inuu qof walba bixiyaa iyadoo tabaruca lacageed na loo soo marinayo xisaabaadka socda ee numberkiisu yahay D0001322 kana furan bangiga shirkadda Dahabshiil Xamar, kaas oo loogu talagaley tabarucayaasha muslimiinta ku nool aduunweynaha.

Guddiga tabarucaadka iyo dub u dhisidda waxaa lagala soo xiriiri karaa tel 00252-1-654462, 646040, iyo 656440 ama e-mail daudsom@globalsom.com

WABILLAHI TOWFIIQ

1. C/laahi Shariif Maxamed

2. Jeylaani Maxamed Sheekhuna

3. Sh. Abuukar Sh. Aweys Axmed

Faafin: SomaliTalk.com | September 29, 2003

UNICEF: Somalia Has Unique Chance to Halt AIDS Read Here.... [Reuters.com]

.. WARAYSIGII ABDULLAHI NUUR SALXAAN UU SIIYEY SOMALITALK

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD