SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - BOSASO
Bosaso: 8 Qof oo Tababar Hawlaha Gegida Dayuurahada Loogu Qaadayo Kenya
  • Xaflad lagu sagootinayay 8 qof oo tababar kusabsan hawlaha airporada loogu qaadayo nayrobi oo kadhacday Hotel huruuse ee magaalada boosaaso

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......



Boosaaso: Waxaa kadhacday hotel huruuse xaflad lagu sagootinayay araday kasoo gudubtay imtixaan oo loogutalagalay in loo tababaro hawlaha duulista hawada sare, ardaydan oo dhan 8qof ayaa mudo 6 bilood dhan waxay tababar ugu maqnaan doonaan magaalada nayrobi waxaana sidaas somalitalk usheegay maareeye kuxigeenka airporka magaalada boosaaso, c/majiid samatar maxamad. Waxaa kaloo c/majiid noosheegay in tababarkaan ay bixinayso ama ay soo qabanqaabisay hay,ada duulista hawada sare ee EKOWA.

Wakiilka EKOWA ee puntland oo xafladaan joogay ayaa waxa uu iisheegay inay tahay markii labaad ee hay,ada EKOWA ay puntland kaqaado dad tababar loogu qaadayo wadanka dibadiisa, waxana uu sheegay mar sii horeysey tababar duulista hawada ah loogu qaaday wadanka Filibiin kaas oo ay kaqaybgaleen 3dex maareeye oo kala ah maareeyayaasha garoomada boosaso. Garowe. iyo laascaano

Wakiilka EKOWA ee puntland waxa uu sheegay in tababaro noocaan oo kale ah ay soo socdaan waxana uu mahad uceliyay wasaarada hawlaha guud iyo gaadiidka oo iyadu tababaradaan gacan kageeysatay

wariye cawaale jaamac salaad . somalitalk.com, somaliya

jamnaf87@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | September 30, 2003

UNICEF: Somalia Has Unique Chance to Halt AIDS Read Here.... [Reuters.com]

.. WARAYSIGII ABDULLAHI NUUR SALXAAN UU SIIYEY SOMALITALK

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD