SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - LONDON, ONTARIO
 CABDI BOOTAAN CALI OO KU GEERIYOODEY 24/9/03 LONDON ONTARIO, CANADA

 

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

INAALILAAHI WAA INAA ILEYHI RAAJUCUUN.
T A C S I:- ABDI BOOTAAN CALI OO KU GEERIYOODEY 24/9/03 LONDON ON.CANADA

Dhammaan Jaariyadda Soomaaliyeed ee ku nool London Ontario, Canada, waxay tacsi u dirayaan dhammaan qowska reer Abdi Bootaan Cali geeridii ku timid Aabahood Abdi Bootaan Cali oo taariikhdu markey aheyd 24/09/203 ku geeriyoodey gurigiisa oo ku yaal Magaalada London Ontario Canada.

Dhammaan Jaariyaada Soomaaliyeed ee London ON. Canada, waxay si gaar ah tacsi ugu dirayaan carruurtii uu dhaley oo kala ah:-

Abdulqadir Abdi Bootaan.
Mohamed Abdi Bootaan.
Fowsiya Abdi Bootaan.
Mahad Abdi Bootaan.
Nasra Abdi Bootaan.
Ahmed Abdi Bootaan.

Abdi Bootaan Cali , Allah ha u naxariistee, waxa uu ahaa oday Soomaaliyeed oo qiima weyn iyo sharaf ku dhe leh jaaliyada Soomaaliyeed ee ku dhaqan magaalada London, Ontario.

Wixii faahfaahin ah kala xiriir. Abdi Baydhabo Shaarib: Tel 519-641-1330 ama Saalax Hagi 519-472-2732. ama yusuf osman   yusufosman277@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | September 25, 2003

FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

Afeef: Aragtida qoraalkan waa mid u gaar ah qoraaga ku saxiixan
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987

wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD