SomaliTalk DALSAN
Home | Webs | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - PAKISTAN
SIDEE LOOGA DAREEMAY DILKII ANNELINA TONNELI WADDANKA PAKISTAN


MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)

KARACHI, PAKISTAN.

diridhaba2001@hotmail.com

 

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

 

Wergeyska ugu caansan waddanka Pakistan ee maalinlaha ah kuna soo baxa luuqadda ingiriisiga ee la yidhaahdo DAWN NEWS ayaa wuxuu far waaweyn ku daabacay maalintii shallaytoole ahayd “ AID WORKER ITALIAN ACTIVIST SHOT KILLED IN SOMALILAND” wergeyska oo sii faahfaahinaya wuxuu ka waramay sidii Annelini loo dillay isaga oo warka ka soo xiganaya wakaaladda wararka ee Reuters, wuxuu wergeysku faahfaahin ka bixiyey mansabkii ay haweenaydan talyaaniga ahi ka qaadatay sidii loo taakulayn lahaa boqolaal qof oo ku noola magaalada Boorama ee jamhuuriyadda Somaliland, wuxuu wergeysku soo qaatay tacsi ay u dirayaan xafiiska qaxoontiga qaramada midoobay u qaabilsan mandaqadda koonfur beri asia oo xafiiskiisu ugu weyni ku yaallo magaalada Islamabad, wuxuuna wergeysku xusay sida shaqaalaha iyo madaxda xafiiska haayadda qaramada midoobay u qaabilsan qaxoontiga (UNHCR) uga naxday dilkaasi waxaanay ku tilmaameen mid argagaxisnimo ah, wergeyska oo sii faah faahinaya warkasi wu! xuu soo qaatay nabadda iyo xasiloonida ka jirta Somaliland ee ay kaga duwantahay Somalia, iyo sidii ay xorriyadda Jamhuriyadda Somaliland ula soo noqotay, wuxuu wergeysku ku soo gebo gebeeyey qormadiisasi sida ay shacbiga Reer Somaliland uga xunyahiin dilkaa loo geystay haweenaydaasi.

Waxaa soo akhriyey MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)

KARACHI, PAKISTAN.


MOHAMED ABDI HASSAN (DIRIDHABA)
KARACHI, PAKISTAN.

diridhaba2001@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | Oct 9, 2003

Somali gunmen kill Italian aid worker
Reuters AlertNet, UK - Oct 6, 2003
HARGEISA, Somalia, Oct 6 (Reuters) - A gunman shot dead an award-winning Italian
woman aid worker in a breakaway northern enclave of Somalia, officials said on ...

GARGAARTO CAAFIMAAD OO LAGU TOOGTEY BOORAME
60-Jir u dhalatay dalka Talyaaniga oo magaceeda la oran jiray Annalena Tonelli ayaa lagu dhex toogtey cisbitaalka guud ee Boorame, Waxaana dilkaas cambaareeyey Golaha wadatashiga Soomaaliyeed.. Guji.. Oct 6

Sool iyo Somaliland Yaa Ugarnaqa [Assad]


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 

Xaalada Magaalada Laascaanood:-
Degaanka, dhaqaalaha, nabadgeliyada iyo guud ahaan horumarka Laascaanood ka akhri warbixintii Asad Cadaani

YAASABABAY DAGAALKII KADHACAY LASCAANOOD?
Qoraalkii IBRAAHIM MAXAMED HURUUSE.... Dec 14, 2002

BAYAAN ku wajahan maamulka Hargeysa  

Ururka Darwiish Party oo Tacsi u diray laascaanood
Qoraal uu ururku maanta soosaaray ayaa ku bilaabmay.... GUJI  8/12/2002
 

Bayaan ay soo saareen jaaliyada SSH ee Kuwiat
Annagoo ah Jaaliyadda dalka Kuwait deggan ee ka soo jeedda Gobolada Somalia ee Sool,Sanaag iyo Hawd in badan ayaanu   GUJI  12/12/2002

Jaaliyada dhulbahante ee w/america warsaxaafadeed
la xiriira dagaalkii Laascaanood ayey ku sheegeen in GUJI  11/12/2002

Warsaxaafadeedka Puntland ee Dagaalkii Lascanod
Madaxweyne ku xigeenka dawlad goboleedka Puntland mudane Maxamed Cabdi Xaashi oo ku sugan Eldoret ayaa.. GUJI  8/12/2002

Woqooyi Sidee Looga arkay Dagaalkii Laascaanod
Dagaal aad u kulul ayaa ka dhacay magaalada laascaanood, kaasoo ay sabab u ahayd booqashadii Madaxweynaha... GUJI  8/12/2002

DUX LA'AANTA DAWLADDA CUSUB EE RIYAALE
iyo dibin daabyada dadweynaha ... Guji June 7

 QORAALADII HORE EE DIRIDHABA  

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...


 Riyale
Sirta ka Dambaysa Somaliland ma Itoobiyaa?
[Liiban]


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri

 


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD