18 Jir Soomaaliyeed oo u Baahan Gargaar Aadamino
Sawirkaan aad aragtaan waa wiil 18 jir ah oo soomaali ah. magaciisuna waa
Cabdulkarim Issaq Qassim. waxuu kudhaawacmay muqdisho sanadkii 1993 kaddib
markii xaafada uu daganaa ay isku dagaaleen ciidamaddii UNISOM ta iyo kuwa
dabley ah. waxaa caloosha kagashay 12 xabo oo rasaas ah.
Dhaqtar pakistani
ah ayaa isku deyey inuu qalo balse waa uu ku guuleysan waayey. hadda
calooshiisa oo dhan waxaa kujira tuubooyin si ay ukala wadaan si kumeel gaar
ah.
Cabdulkarim waxaa uu hadda joogaa magaalada nairobi xaafadeeda Eastleigh
meeshaasoo hadda uu kula nool yahay aabbihiisa oo 80 jir camool ah.waxaa
dhacda in daawa iyo dhaqtar iska dhaafe aysan heli saddexda waqti cuntada.
waxaan ka codsanaynaa hay'adaha iyo shaqsiyaadka daneeya dadka dhibaateesan in
ay taageero bini aadamino u fidiyaad Cabdulkarim Issaq Qassim oo ay kala soo
xiriiri karaan ABDIKADIR AHMED MOHAMED
oo loo yaqaano "king soogaarey" telefoonkiisa +254-722-992205.
waad mahadsantihiin.
Waxaa SomaliTalk soo gaarsiiyey: Abdullatiff Osman
abdullatiff@sahannet.com
..
WARAYSIGII ABDULLAHI NUUR SALXAAN UU SIIYEY SOMALITALK
.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
|