SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - NEWS
Somali gunmen kill Italian aid worker

GOLAHA WADATASHIGA SOOMAALIYEED

G/W/S/030/03 London, 06/10/2003

Ujeedo:- Cambaareyn dilkii loo geystay

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

 

Golaha wadatashiga Soomaaliyeed wuxuu cambaareynayaa dilkii loo geystay gargaare caafimaad oo ka howl galeysay magaalada Boorame ee dalka Soomaaliya Miss Annalena Tonnoli.

Golaha wadatashiga Soomaaliyeed wuxuu tacsi u dirayaa qoyska Anna Lisa iyo ururkii caafimaad ee ay ka tirsaneyd shacbiga iyo dowladda Talyaaniga.

Golaha wadatashiga Soomaaliyeed wuxuu dhiirigalinayaa sidii loo lahaa, isla markaana caddaalada loo horkeeni lahaa kuwii mas'uulka ka ahaa fal dambiyeedkaas ka soo horjeeda bini'aadanimada ee loo geystay Mrs. Annalena.

Golaha wadatashiga Soomaaliyeed wuxuu xusayaa howlihii shaqo ee bini'aadanimo ee ay qabatay Annalena, kuwaas oo ay ku gargaaraysay dadka Soomaaliyeed.

Kaaliyaha Xoghayaha Arrimaha Dibedda ahna

Wakiilka Golaha Wadatashiga Soomaaliyeed

C/casiis Cali Ibrahim "Xildhiban"
xildhiban@hotmail.com

CONSIGLIO CONSULTATIVO SOMALO

S/C/C/030/03 Londra, 06/10/2003

Il consiglio Consultativo Somalo, desidera esprimere le proprio condogliance alla famiglia Tonnoli, assicurando il proprio appoggio nella ricerca dei colpevoli e motivi di questo assassinio.

Il Consiglio Consultativo Somalo, ricorda con gratitudine il lavaro svolta da Annalena a favore del popolo Somalo.

Assistente del Segretario Affari Esteri e

Repp. del Consiglio Consultativo Somalo

Abdulaziz Ali Ibrahim "Onorevole"

xildhiban@hotmail.com

Faafin: SomaliTalk.com | October 6, 2003

Somali gunmen kill Italian aid worker
Reuters AlertNet, UK -
HARGEISA, Somalia, Oct 6 (Reuters) - A gunman shot dead an award-winning Italian
woman aid worker in a breakaway northern enclave of Somalia, officials said on ...

Waa Kuma Yesser Carafaat?
Taariikh/Faalladii Siciid Himilo... Guji...  Oct 6

Col. QADDAAFI WAA KUMA?...  

Afeef: Aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku saxiixan

.. WARAYSIGII ABDULLAHI NUUR SALXAAN UU SIIYEY SOMALITALK

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
 
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis
mahuraan 
MAHURAAN
: Waa buug dhowaan soo baxay GUJI...

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD