LIISKA SOOMAALIDII KU DHINTAY DOONTA
XEEBTA TALYAANIGA
Print: Halkaan ka
daabaco liiska
Walaalayaal
Liiskani waxaan ku soo qornay inta inooga suurto gashay ee aan ka helnay dadkii
raadinaayay Ehelkooda, Waxaana taas inoo suurta geliyay dad badan oo aan Mahad
gaar ah uuga celineyno kaalinta ay ka qaateen soo uruurinta Liiska dadka ku
nafwaayay Doonta Geerida Xambaarsaneyd.
Walaalayaal waxaa suurta gal ah in Liiskan ay
weli ka maqan yihiin dad kale, waxaana idiin ballan qaadeynaa inaan sii wadi
doono Sixidda Liiskan insha Allah, ee fadlan cid kasta heli karta warar ku
saabsan Liiskan ha nala soo xiriirto.
Walaalayaal waxaan idiin la socodsiineynaa
inaan isku daynay si aan uugu geyno Liiskan dadkii ka samatabaxay Halaaggan,
taasina suurta gal ma noqon maadaama ay dadkaasi weli xaaladdooda caafimaad ay
aad u daran tahay, waxaana ku jira xitaa wiil miyir-kii beelay oo aanan aqoonin
waxa uu sheegayo & waxa kale ee sidaas ula socda.
Haddaba Xaaladda Caafimaad ay ku sugan yihiin
Dhibane-yaashaas dib ayaan idiin kaga soo faalleyn doonaa. Waana kan liikii.
N° |
MAGACYADA |
QABIILKA |
1 |
C/salaan Sh.
Cali |
Isaaq / Habar
Jecel |
2 |
Waris Gurey Sh.
Muuse |
Isaaq / Habar
Yoonis |
3 |
Deeqa Axmed
Yuusuf |
Isaaq / Habar
Yoonis |
4 |
C/laahi
Cismaan Macallin "Faraa'iil |
H/Gidir / Ceyr
/ Habareji |
5 |
C/naasir
Daahir Max'ed "Suryare" |
H/Gidir / Ceyr
/ Habareji |
6 |
Ismaaciil
Max'ud Gaaboow |
H/Gidir / Ceyr
/ Habareji |
7 |
Abuukar C/qaadir
Max'ed "Abii" |
H/Gidir / Ceyr
/ Habareji |
8 |
Caroone Sh.
Ibraahin Max'ed |
H/Gidir / Ceyr
/ Habareji |
9 |
Max'ed Xaashi
Faarax "Bidhikaale" |
H / Gidir /
Ceyr / Habareji |
10 |
Khaliif
Cabdulle Sahal |
H / Gidir /
Ceyr / Ayaanle |
11 |
Axmed Daahir
Max'ud |
H / Gidir /
Ceyr / Ayaanle |
12 |
Bashiir Axmed
Cabdulle |
H / Gidir /
Sacad / Nimcaale |
13 |
Cumar Axmed
Cabdulle |
H / Gidir /
Sacad / Nimcaale |
14 |
Fartuun (Magaceeda
seddexan lama haayo) |
H / Gidir /
Sacad / Nimcaale |
15 |
Xafso Sh. Nuur |
H / Gidir /
Sacad / Hilowle |
16 |
Faaduma Cali
Max'ed |
H / Gidir /
Sacad / Hilowle |
17 |
Faa'iso Cali
Gooni |
H / Gidir /
Sacad / Jalaf |
18 |
Sh. Nuur
Max'ed Sh. Cali |
H / Gidir /
Sacad / Cabdalle |
19 |
C/laahi
Maracadde |
H / Gidir /
Saruur |
20 |
Nasteexo
Max'ed Faarax |
H / Gidir /
Saruur |
21 |
Shamso C/laahi
Warsame |
H / Gidir /
Saruur |
22 |
Maryan Ciyeeye
Rooble |
H / Gidir /
Saruur |
23 |
Axmed C/raxmaan
Xalane " Digis" |
H / Gidir /
Saleebaan / Obokor |
24 |
Baarliin Axmed
Xirsi |
Duduble / M /
Camal |
25 |
C/rashiid
Faarax Xaashi |
Dir |
26 |
Max'ud Yuusuf
Gurey |
Dir |
27 |
Ciise Cabdi
Xasan |
Dir |
28 |
Cali C/daahir
Yuusuf |
Dir |
29 |
Xasan Cabdi
Axmed "Nigeria" |
Dir |
30 |
Ibrahin C/qaadir
X. Cali |
Dir |
31 |
Cali Yuusuf "iidoor" |
Dir |
32 |
Ibraahin Guuta
Cabdi |
Dir |
33 |
Maryan Max'ed
Cali |
Abgaal /
Waceysle / Cali Gaaf |
34 |
Mulki Max'ed
Cali |
Abgaal /
Waceysle / Cali Gaaf |
35 |
Aweys C/laahi
Nuur |
Abgaal /
Waceysle / Cali Gaaf |
36 |
Xuseen Cali
Muudeey |
Abgaal /
Wacbuudhan / R. Mataan |
37 |
Shaafici C/laahi
Cali |
Abgaal /
Wacbuudhan / Daa'uud |
38 |
Abuukar Nuur
Xasan |
Abgaal /
Wacbuudhan / Kabaale |
39 |
C/raxmaan
Muxudiin |
Abgaal / Harti
Abgaal / Warsangeli |
40 |
Dayax Geeseey |
Abgaal / Harti
Abgaal / Warsangeli |
41 |
C/fataax
Shuute |
Abgaal / Harti
Abgaal / Warsangeli |
42 |
Axmed Abuukar
Cali "Carab" |
Shiiqaal /
Gendershe |
43 |
Isxaaq (lama
haya magaiisa oo seddexan |
Shiiqaal |
44 |
Max'ed C/sataar
"Gazali" |
Shiiqaal /
Loobage |
45 |
Max'ed Cumar
Cismaan " Yariisow" |
Shiiqaal /
Loobage |
46 |
Max'ed-Qadar
Aadan Cismaan |
Shiiqaal /
Qudub |
47 |
Axmed Cali
Axmed |
Shiiqaal /
Reer Aw Xasan |
48 |
Max'ed Diiriye
ama Cali Shariif M. Saalax |
Ansharaaf |
49 |
C/qaadir Xasan
C. Axmed Ugaas "Haamey |
Gaaljecel |
50 |
Xuseen Cali -biid
Max'ed |
Gaaljecel |
51 |
Cali Max'ud
Saalax |
Gaaljecel |
52 |
Cismaan Idris
Cusmaan |
Gaaljecel |
53 |
Xuseen Dhafe "Gaagaale" |
Xawaadle |
54 |
Xasan Daahir
Cumar |
Xawaadle / C.
Madaxweyne |
55 |
Axmed Cabdi
Xuseen |
Majeerteen /
Cumar Max'ud |
56 |
Ibraahin
Yuusuf Nuur |
Majeerteen /
Cumar Max'ud |
57 |
C/weli Faarx
Siriq |
Majeerteen /
Ciise Max'ud |
58 |
C/rashiid
Max'ed Faandhe |
Warsangeli -
Daarood |
59 |
Liibaan Sh.
Cali Muumin |
Biyomaal |
60 |
Mako Ooyaye (Liiban
ayaa Adeer u ahaa) |
Biyomaal |
61 |
C/fataax Diini
C/laahi |
Gedubiirsi |
62 |
Dalmar Cumar
Abtidoon |
Gedubiirsi |
63 |
Max'ud Yacquub
Siidoow |
Shiidle |
64 |
Max'ed Xuseen
Axmed "Tufyaani" |
Shiidle |
65 |
Farxiyo Sh. C/raxaam
Cabdi |
Mareexaan |
|
|
|
Intii dhimatay ehelkooda Allah samir iyo
iimaan haka siiyo, marxuumiintana Allah haka waraabiyo jannatul fardowsa,
ummada Soomaaliyeedna Allah dhulkooda nabad ha uga dhigo oo ha u dhaliyo dawlad
ay qaxa iyo rafaadka kaga nastaan, Ammiin.
Wixii sixid u ah oo la xiriira liiskaan fadlan
kusoo hagaajiya SomaliTalk Roma emailka:
amalroma@hotmail.com
Bahda SomaliTalk waxay mahad ballaaran u
jeedinayaan dhammaan intii ka qayb qaadatay soo ururinta magacyada walaalaha
Soomaaliyeed ee masiibadu ku qabsatay badda u dhexaysa Liibiya iyo Talyaaniga.
[Print: Halkaan ka daabaco
liiska... Guji]
Khalid X. Cali Maalin “Deble”
SomaliTalk – Rome Oct 23, 2003
amalroma@hotmail.com
Dadkii ka badbaaday
Doonta Magacyadooda
15ka qof ee ka badbaadey doonta magacyadoodu waa...
Guji.. Oct 21
XAGEE LAGU AASAYAA MEEDKA DADKII KU GEERIYOODAY
DOONTA
Muslimiinta Talyaaniga waxaa naxdin
kunoqotay markii Tv-yada laga soo saa walaalahoodii Muslimiinta ahaa ee ku
geeriyooday doontii oo lagu riday Sanduuqyo ay dusha uga dheggantahay
Calaamadda lagu aqoonsado diinta Masiixiga, waxaana taas ka dhiidhiyey
Qunsiliyadda
Soomaalida Italy taas oo sababtay in....
Guji...
Oct 23
"Waxaan Hoos Galnay Meedadka si aan isaga Difaacno Qabowga & Roobka"
Sidaad waxaa yiri qof kamid ah Soomaalidii ka badbaadey doontii ay dadka badani
ku dhinteen xeebaha talyaaniga...
Guji Oct 23
Tiro Badan oo
Soomaali ah oo ku Geeriyootey Xeebta Talyaaniga
Warkaan ka akhri...
Guji...
|