Diridhabaw si fiican ii dhagayso in badan ban arka qoraalo aad nagu wacyi
galinaysoo ee aad sidii wadad diin fidinaay aad nala daba gashay oo aad
leedahay qaat s/land
hadab ma is waydiisay waxa reer sool ama beesha degta halkaas ay uga caagan
tahay s/land?
somaliland wax la oran jiray dhulkii uu horay u gumaysan jiray England taana
waxa ay dhamaatay maalintii sharafta mudnayad ee isracii labada qaybood ee
somaliya waana taariikh lama ilaawana hadaba maxaa soo nolaysiiyay somlailand.
Waxaa soo noylaysiiya damac reer oo arkay inay ka dhex muuqan wayeen
siyaasadii somaliya oo donaya in ay helaan meelay ka dhex muuqdaan, hadaba
waxan ku diidnay qodobadan soo socda:
1-Inaan sii kal gono beelaha aanu isku isirka nahay ee ku nool dhulka
koonfurta
2-Inaan viso loo kal qadan l/caanood iyo garoowe oo maanta xoolaha badida
kal xusha
Hadaba walaal aniga waa kuu nasteexaynayee ee dantaada iska qabso yaanay
kugu dhicin sidii qomkii nabi nuux wacdi jiray ee 950 sano qaadan wayay,
anigana runtaan ku sheegayaa lacag kasta oo ninka qaato s/land ama mid meelaha
ka dhaha sool baan ka soo jeeda midna awood uma laha inuu reer sool ku daro
somliland ee walaalo wax iska baro ha daalin byyyyyyyyyy
shaakir ahmed shaakir20@hotmail.com