SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - NAIROBI
Magacaabid :Xilka Gudoomiyaha ururka Siyaasadeedka Banaadiriga ee SANU oo loo Magacaabay Gudoomiye Cusub Dr. Cabdulqaadir Xaaji Suufi {muriidigolf}

Dib u habeyn guddiga fulinta Ururka SANU


Dr. Cabdulqaadir Xaaji Suufi {muriidigolf}

Kulan aan caadi ahayn oo ay isugu yimaadeen xubnaha guddiga fulinta ururka SANU taariikhdu markay ahayd 23/11/03 ,waxaa si qoto dheer loo gorfeeyey horumarinta iyo dar-dar gelinta wax qabadka ururka SANU, falaanqeeyn dheer kaddib waxaa cod buuxa lagu go'aamiyay in Dr. Cabdulqaadir Xaaji Suufi {muriidigolf}loo magacaabo Xilka gu'doomiyaha ururka SANU isagoo horay muddo 7 sanadoodba u xilka gu'doomiye kuxigeenka ka ahaa ururka.

Magacaabidda Dr. muriidigolf ee xilkaa kuma aysan iman laab la-kac iyo nin jecleysi ee waxaa sababay qiimeyn lagu sameeyey halgankii dheeraa ee uu u soo galay ka mira dhalinta ujeedooyinka iyo himilada fog loo aasaasay ururka SANU iyo dadaalkii aan kala go'a laheyn ee uu geed sare iyo mid hoose u koray..

Haddaba guddigu wuxuu u rajeeynaa in gu'doomiyaha cusub muriidigolf uu ilaah garab galo xilka cusub ee uu hayo Qowmiyadda Banaadiriga ayadoo marayso xili xasaasi ah oo u baahan gudoomiyo leh siyaasad furfuran, dhexe- dhexe'aadnimo iyo dulqaad .

Muriidigolf waxaa si toos ah loogala xiriiri karaa emailkiisa oo ah: muriidigulf@hotmail.com

wa'bilaahi towfiiq

Golaha dhexe ee SANU.

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 27, 2003.

Dr. Caydaruus iyo Ciise Dhollowaa oo Kusii Jeeda Boosaaso
Waxaana safarkooda ku weheliya saddex qof oo ka socda Telefishanka ABC-Austria, waana safar la xiriira... Guji

Wardheere oo Socdaal Kumaraya Yurub
Xalay fiiskii ayuu Maxamuud Nuur Wardheere u dhoofay... Guji

Singapore: 500 oo Qof ayaa Diinta Islaamka Soo Gala Sannadkiiba
Waxaana dadka sannadkan kusoo islaamay Singapore kamid ah Guji

Algeria: Toban Kawaanle oo Xabsiga Ladhigay Kaddib Markii ay Iibiyeen Hilib Dameeraad
iyo Xabsiyada Algeria oo laga siidaayey in kabadan 3,000 oo qof maamuuska Ciida awgeed.. Guji  Nov 23

SACIID WESTING: WAA INAAN ALLAAH UGA MAHAD CELINNAA BISHA RAMADAAN
Siciid Westing oo ah nin Muslim ah oo deggan Denmark oo uu Jimcadii soo booqday Ibraahim Saalax ayaa sheegay in.. Guji..


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  

. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....

.... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
kaah
Denmark: Saciid Wesing : “dabcan waxa ugu horreeya ee aan Allaah weydiisanayo waa Jannada, kadibna inuu soo islaamiyo dhammaan qoyskayga ee aan muslimka ahayn”... Guji..
Singapore:
500 oo Qof ayaa Sannadkiiba Soogala Diinta Islaamka..
Guji


USA: Dacwadii Aba Sheikh
Said Aba Shiekh oo koox gaangiistaro ah ay ku garaaceen Seattle afar sano kahor oo weli kujira coomo ayaa... Guji
London, UK: Nin Soomaali ah oo Lagu Xukumay 8 Sano kadib markii lagu soo oogey dacwad ah in uu HIV si u gudbiyey laba dumar ah oo mid kamid ah ay Soomaali tahay... Guji
XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI
BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD