waxaa wax aad loogu farxo ah in magaalada mugadishu ay ka midoobaan
4jaamacaadood taasoo ah guul wayn oo ay gaareen jaamacadaha afarta ah oo ka
hirgalay magaalada muga dishu.
intaa kadib farax qare aad buu ugu mahadsan yahay in uu mideeyo dhamaan
jaamacadaas maadaama ay jamacada mugadishu ay tahay tan keliya ee maanta
aduunka lawareegto in ay tahay jaamacada keliya ee kajirta soomaaliya riyadaas
ay uu alweeragayo hoogaamiyaha koox diinedka al-islaax ahna gudoomiyaha
jaamacada mugadishu in ay been noqataa waa mid muhiiim, waxan daliil uhaynaa in
hogaamiyaahaasi uu meelkasta sida sudan yamen urdun sacuudiga iyo wadamada
khaliijka kale,uu udheegay in somaliya
jaamacada kajirtaa ay tahay oo kale jaamacada mugadishu halka magaalooyinka
boorame hargaysa iyo boosaaso ay kajiraan jamacado kuwa kalena lagadhisayo hada
gobalada sool sanag iyo howd iyo galkacyo,markaa jamacadahan midoobay waxaan
kacosnasayaa in ay dowladaha ay u tagidoonaan usheegaan in aysan waxba kajirin
been abuurka ay faafinayso jaamacada mugadishu, lana gayo wadanak mas uuliyinta
dibada degan khasatan wadamada aad xirirka lasayndoontaan,marka waxaan anigu
tagay wadamo badan qar kalena waan lasocdaa waxayna kuushegeyaan in somalia ay
kajirto oo qura jamacada mugadishu hadii layiraahdo yaa kuushegay waxay
kuushegayan {c/raxman baadiyow iyo DR:cali sheekh axmed abuubakar}
akhristow waxaa intaa dheer in xataa hay adaha aduunka ay ushegeen in ay
iyagu ma suul kayihin wdanak soomaliya waxaan leyahay cid ay mas kayihiin ma
jirto ee cid laad garaacaysaan ben abuurkana daaya wadaad xumayaal
diyaariye "c/risak adan dalmar
e-mail:
dalmar203@yahoo.com