Socdaalka Nabadda ee Hadraawi
Copenhagen, Denmark – 30.11.03
.....Ogaysiis....
Dhamaan Dadweynaha Soomaaliyeed ee deggan Dalka
Denmark, gaar ahaan magaalada Copenhagen iyo nawaaxigeeda Waxa la
ogaysiinayaa in Abwaanka caanka ah ee Maxamed Ibraahim Warsame Hadraawi uu
30-11-03 oo ah maalin Axad ah ku qabanaayo kulan balaadhan Hoyga dhaqanka ee
NØRRE ALLE 7.Sacaadaha:15:00---19:00
Faah Faahin dheerad ah kala soo xidhiidha
C/Khadar Ibraahim Yuusuf
Tel nr: 45-50529867
Shirka Nabadda ee
Hadraawi: Oslo, Norway
Reer Norway waxaa lagu wargelinayaa in 27ka
November ay...
Guji
<><><><>
Halkan ka eeg
Jadwalka Booqashada Hadraawi ee Yurub...
<><><><>
Midnimo Soomaalida
Iswiidhan iyo Ololaha Nabadda ee Hadraawi oo Sii Socda
Safarka Hadraawi uu ku
marayo Sweden marka uu soo gabagaboobo 13/11/03 waxa uu usii gudbi doonaa...
Guji
Afrax, Hadrawi, Cawad
Faafin: SomaliTalk.com | Nov 21, 2003
..
FOGAANTA U DHEXAYSA
MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....
....
Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
|