SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - OGADEN

Ramadaan kariim.

Baaq nabadeed oo ku wajahan abaaraha ka taagan Ogaadeeniya.

I  I  D  H  E  H

KAAH
GUJI HALKAN.......

Ku Dhamaan Jaaliyadaha dibada ee Ogaadeeniya iyo kuwa gudaha.

Ku dhamaan jaaliyadaha dibada Absame ee dibada iyo gudahaba.

Ku dhamaan jaliyadaha Somaaliyeed gude iyo dibadba.

Jaaliyada Absame ee wadanka Sweden shir dag dag ah oo ay,yeesheen waxay baaq dag dag ah udirayan dhamaan beelaha somaaliyeed ee wada daga Ogaadeniya baaqan oo kusaabsan abaaraha ba,an eekusoo fooleh Gobolka waa in dadkeena si,dagdag ah wax loogu qabtaa dadkaas oo ah dad ehel inoo ah dadkaas oo maanta kusugan xaalad aad uxun taas oo ah abaar Duunyo iyo Abaar dadeed Cudurkana waaba kasiidanar yahay. walaalayaal waxaan filayaa ninkii maanta wax baxsada ineeytahay tan oogu ajirkabadan ee waa inaan maanta dadkeena fiiro gaar ah uyeelanaa oon kala qayb qadanaa dhibka..

Walaalayaal dadkeena sida wax loogu qabanaayo waa inaan ka wada tashanaa waxaan idiin sheegaynaa soonka markuu dhamaado waxaan rabnaa haduu Rabi idmo inaan wadanka Sweden, dadka udhashay Gobalka ineey wada kulmaan si,looga wadahadlo xaalada soo wajahday dadkeenii iyo sidii wax loo qaban lahaa. tankale dhamaan umada somaaliyeed waxaan kula talin lahayn maanta meelkasta ooy somaali dagto waxaa kataagan abaaro ee waa inaan uguntanaa sidii aan dadkeena wax oogu qaban lahiyn waxaan beelkastaba ku waanin lahiyn ineey dadkeeda ka caawiso dhibaatada ku habsatay maanta rabi ayaa inaga bixinkara ee walaalayaal waxaan dhibkan ooga bixi karnaa inagoo usoojeedsana inaan rabi kacabsano inaguna qalbigeena aan xumaatada kasaarno oon muujino iskuduubni. walaalayaal ninkii danaynaaya inuu dadkiisa wax uqabto hala soo xiriiro Gudiga ama Odayaasha loo xilsaaray xal uhedida abaaraha iyo dhamaan wixiijira oo dhib ah.

  • 1- Ugaas Carab Ugaas Geele.
  • 2-Mahamed Kabadhe Shiil.
  • 3-Mahamed Yusuf Qani.
  • 4-Abdirabi Ugaas Muhumed.
  • 5-Sudaan Siraaje Xaaji siraad..
  • 6-Suldaan Abdijaanac.
  • 7-Col Maxamed Xaaji daahir.

Email: absamecommunity2@hotmail.com  

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 12, 2003

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD