SomaliTalk DALSAN
Home | MAQAALO | Email | TellFriend | Search | Feedback |
w w w . s o m a l i t a l k . c o m
SOMALITALK - SWEDEN


Qorshaha badbaadadda nabadda ee Hadraawi hogaaminayo.

Safarka badbaadada nabaddda ee Hadraawi.

Midnimo soomaalida Iswiidhan iyo ololaha nabadda oo sii socda.

Afrax, Hadrawi, Cawad

Safarka Hadraawi ee nabadu wuxu dhawaan soo gaba gaboobi doonaa haduu eebo idmo 13/11-2003 ka dibna wuxu noo sii dhaafi doonaa wadamada kale ee Yurub. Qorshaha socodaalkiisuna sidan ayuu noqon doonana waa:

 

Dal. Taariikhda Xiriiriye Telefoon e-mail.
Sweden 23/10 – 13/11 Awad A. Hersi +46735577679 Awad_hersi@spray.se
Holland 13/11 – 18/11 Abdimalik +31641427799 abdimalik@soneca.nl
Belgium 18/11 – 23/11 Private - -
Norway 23/11 – 28/11 Ahmed A. Siyad +4792407248 ahmedsiyad@hotmail.com
Denmark 28/11 – 4/12 Abdikhadar Ibrahim +4550529867 daljir@hotmail.com
Sweden 4/12 – 9/12 Awad A. Hersi +46735577679 Awad_hersi@spray.se
UK. Not confirmed      
USA Not confirmed      

Wadankii raba iney casuumaan abwaan hadraawi fadlan ha la soo xiriiraan xoogheynta ku meelgaadhaka ah ee arrimaha nabadda ee Hadraawi: srfs@telia.se ama awad_hersi@spray.se

Joogtaynta arrimaha nabadda ee Hadraawi

Hadii aan soo gunaanadno hawlaha nabadda ee Hadraawi wado arimaha ugu waaweyn ee laga yaabo iney ka soo baxaan waxa ka mida:

1. In la joogteeyo arimahan nabadda ee Hadraawi wado ilaa inta ay nabad dhalinayso

2. In la abuuro sanduuq nabadeed ”Bank account” lana ururiyo dhaqaale lagu hirgaliyo hawlahan.

3. In la dhiso guddi ka kooban ummadda somaliyeed ee degan wadamada dibadda iyadoo reer Iswiidhan la kaashanayaan walaalahooda degan wadama kale, guddidaasina shaqadeedu noqoto sidii ay Hadraawi iyo wixii soo raaca ay ugu sahli laheyd arimaha nabadda uu wado.

4. In haddii arrimahani hirgalaan sannad ka dib la iskugu yimaado kulan ballaran dalkan Iswidhen ama wadankii kale ee la isku afgarto.

Hawlaha nabadda ee hadraawi ee ka socoda Iswidhen waxa iska kaashanaya ummadda somaliyeed ee dalkan degan oo dhan waxana si gaara faraha ugula jira ururka Isbaaheysiga Ummadda Somaliyeed ee Iswidhen iyo Ururka Somali-Pen laantiisa Iswidhen. Wixii faahfaahina la soo xiriir xooghaya guddiga abaabulka hawlaha nabadda ee Hadraawi Cabdi Bashir……. : srfs@telia.se. Tel: +46 8 166961.

 

 QORAALE HORE OO LA XIRIIRA SAFARADII HADRAAWI

 

 

Faafin: SomaliTalk.com | Nov 10, 2003

.. FOGAANTA U DHEXAYSA MAGAALOOYINKA SOOMAALIYA....


Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
  
Quraan 114 Suuradood ee Qur'aanka

 .... Copyright & Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri

Kulaabo bogga hore ee  www.somalitalk.com

 
 

 

 

Powered by www.SomaliTalk.com
All About Somalia and More...
>> Usheeg Asxaabtaada
Allah Is Great
xayaysiis

XAAFID QUR'AAN cFatax Cabdul Fataax waa xaafid qur'aan Somali ah oo wacdaro muujiyey GUJI


BILICDA SOMALIYA
Luuq Ganaane, 1987
wiil Waa wiil yar oo Somaliyeed oo nayl yar dhabta kuwata xilli nabadana dhexjooga Bilicda dhulka Soomaaliya.
Akhri


Copyright © somalitalk.com. All rights reserved.

HTML CD