MSSU
Ururka Ardayda
Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota
MSSU
waxay soo bandhigaysaa:
“QUURSIGU QIIL MA LEE YAHAY” USA-1
Waa shirweyne la magac baxay
“Quursigu Qiil ma Lee Yahay” oo ay soo qaban qaabiyeen Ururka Ardayda
Soomaaliyeed ee gobolka Minnesota (MSSU) looguna tala galay dhamaan
bulshada soomaaliyeed. Shirkan oo ay ka qayb qaadan doonaan arday, aqoonyahano,
culimaa’udin iyo weliba abwaano soomaaliyeed ayaa waxaa looga hadli doonaa
taariikhda soomaaliyeed iyo quursiga, quursigu dhibaatada uu bulshada ku hayo,
iyo sidii xal loogu heli lahaa. Hadaba waxaa lala socodsiinayaa dhamaan
dadweynaha soomaaliyeed inay kasoo qayb galaan shirweynahan muhiimka ah.
Martida
iyo
Mawduuca:
-
Mohamed Ahmed (Dakir)
……........Waa maxay Quursigu?
-
Prof. Ali Khalif Galaydh………..
Aragtida quursiga & bulshada aduun waynaha
-
Haji Muse Abdi
Mire……………….Waaya arignimada qof ahaaneed
-
Sh. Cabdiraxmaan Sh.
Cumar……. Arigtada diinta islaamka (ka hor & ka dib)
-
Sh. Cabdiraxmaan Shariif…………
Maxaa xaq ah, maxaase xal ah?
-
Macalin Siciid saalax……………...
Arigtida dhaqanka ee quursiga
-
Abwaan Cismaan Daahir…………
Gabay
Saturday, May 31st 3:30 p.m.
Coffman Memorial Union (Across the bridge)
300 Washington Ave SE, MPLS,
MN 55455
TILMAANTA:

Akhbaar Dheeraad ah kala xiriir:
Ali Kofiro
MSSU Vice President
kofiroali@hotmail.com
Faafin: SomaliTalk | May 23, 2003
-dhamaad-
Ardaydii
Soomaaliyeed ee ka Qalin jabisay Jaamacadda Minnesota
Warbixin: Afar arday oo ay wajiyadooda farxadi ka muuqato kaddib markii ay
dhamaysteen waxbarashadoodii.. GUJI
|