Qoraalku wuxuu cadeyn (marqaati cad)u noqon karaa eedeymaha ay INS-tu ku
eedeyso Soomalida timaada U.S.A.
Ceynte wuxuu Soomalida badan keeda ku eedeyey:
1) In Soomalida badankoodu wadamo kala duwan iska dhiibto.
2) In Somalida banakoodu noloshooda ka been sheegaan (niman iyo naago
isqabaa ay yiraahdaan isma qabno).
3) soomaalida qurbaha intooda badan wexeey isku raacsan yihiin in la hagar
daameeyo dowladaha marti galiyey.
Ma lihi waxba kama jiraan arimahaas. Laakiin sidee buu ku cadeyn karaa
markuu leeyahay "soomalida dhamaan" amaba "badankood"?.
sharci ahaanse yaa u dirsaday? mas'uul ma ka noqon karaa hadii lagu
waxyeeleeyo Soomali badan qoraalkiisa?
Ma ogyahay Caynte in isaga iyo idinkaba(somalitalk.com) la idinku dacweyn
karo maadaama ay tahay eedeymo uusan qoraaku u heysan wax cadeymo ah(
statistical facts)?.
Ugu dambeyntii maqaalku waxaa loo adeesan karaan in lagu waxyeeleeyo
Soomalida. Ceyntana shaqadiisa ma ahayn inuu arintaas galo. Idina ma ahayn
inaad daabacdaan arin soomaali baadan wax yeeleyn karta.
Waxaan dalbanayaa inaad sida ugu dhaqsaha badan u ga bixisaan maqaalkaas web
site-kiina.
mahadsanidin
Yours Truely, Ahmed Barre
demxa85@hotmail.com
you can post my concern.
Jan 28, 2008
Afeef:
Aragtida qoraalkaan waa kuwo u gaar ah qoraaga ku saxiixan, kana tarjumi
mayaan aragtida SomaliTalk
<><><>
»»Ayaan
Xersi Magan dhib ka weyn ayaa jiree halala jihaado !
Weriyaha
Xamar indhihiisu wax wanaagsan ma arkaan
dhegahiisuna wax san ma maqlaan ..Jawaabtii
Hassan Nur 22/1
AYAAN
DARRADA AYAAN XIRSI MAGAN:
FAALLO: Ayaan waa gabadhii
Soomaaliyeed qof Soomaali ah ayaa ku af-lagaadootey diinta Islaamka, faallo
dheer oo kuisaabsan... GUJI
21/1
Salmaan
Rushdie oo difaacay Ayaan Xersi Cali .... GUJI...
Qurbo
Laguma Waaree Nolashaada Dabaqabo ...GABAY loo tiriyey Ayaan
Ikraam
Cali-Kaar oo Faallo Ka Qortay
Gabadhii Soomaaliyeed ee Diinta Islaamka u geftay.. GUJI..
22/11/2002
Ayan
Xersi oo noqotay Salman Rushdi-ga somalida :
32 jir soomaaliyeed oo dhawaan sheegatay ineey diinta islaamku "caburiso
isla markaana xaqirto dumarka " ayaa GUJI
12/11/2002 [C/raxman Ceynte]
Rev. Jerry Falwell oo ku sheegay
inuu argagixiso ahaa Nabi Maxamed (nabad gelyo iyo naxariis kor kiisa ha
ahaato). GUJI
0ct/7 [wardheere]
»» Ninkii Qur'aanka & Nabiga
Caayey oo MN Booqday! GUJI
»» Ninkii Beeniyey Dajaal oo
Lasiiyey Jawaab Xaqiiqtusida GUJI
Cawaaqib
Xumida uu La Kulmayo Qofkii Caaya Rasuulka (scw)
Waxaa na soo
kedinayay maalmihii ugu danbeeyay dad ku abtirsanaya inay yihiin soomaali oo
si dhiiranaan aan dheelitirsanayn ugu kacaya falal-denbiyeed aad ugu weyn
miisaanka culus ee diinta islaamka.. GUJI...
31/12
com
|