Warbixin: Masaafurintii Jaamac Maxamed Qaalib
laga mastaafuriyey hargeisa:
abdulfatah sheikh omer arale
india ,madras
ARALEVIP@hotmail.com
QORAAGA SARE QORAALADIISU
WAA KA MAMNUUC SOMALITALK ILAA UU DADWEYAHA U CADEEYO SABABTII UU USOO
MINGUURIYEY QORAALKA.
SOMALITALK WAXA MAMNUUCEEN IN AY QORAAGAAS KOR KUQORAN
GEBI AHAANBA QORAAL DAMBE KA QAATAAN KADDIB MARKII UU SOO MINGUURIYEY QORAALKA
KU SAABSAN MASAAFURINTA KORKUXUSAN.
WAXAA MAMNUUCAASI SAARAANAYAA QORAAGAASI ILAA UU NASOO
GAARSIIYO QARAAL UU AKHRISTAYAASHA UGU SHARAXAYO SABABTII KU KALIFTEY IN UU SOO
MINGUURIYO.
QORAAL, MAQAAL, AMA WAR SOMALITALK LASOO GAARSIINAYO
WAXAA SHARDI AH IN QOFKA SOO DIRAYAA UU YAHAY KII ASALKA U QORAY, AMA U USHEEGO
ISHA UU KASOO XIGTEY. HADDII AY SOMALITALK OGAATO IN QORAAL LASOO GAARSIIYEY UU
AHAA MID LASOO MINGUURIYEY SIDAAS OO KALE AYAAN SI WAADAX AH QORAAGA SIDAAS
SAMEEYEY DADWEYANAHA UGU SOO BANDHIGI DOONAA, INSHA ALLAH.
In qoraalkaasi minguuris ahaa waxaa nagu baraarujiyey
akhriste ka mid ah akhristayaasha, aad ayaana ugu mahad celinenaa.
Mahadsanidin
SomaliTalk
Faafin: SomaliTalk.com | June 26, 2003
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
Afeef: Aragtida Qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
SOO AKHRI WAX OO WAX KADUWAN QOR" Waa
halhayskii Ceynte.
|