DHALIIL QORAALADA AFSOOMAALIGA
INTERNETKA
Maxamuud |
Mohamoud9@wmconnect.com
Bacda salaan , waxaan jeclaanlahaa in aan halkan ku soo gudbiyo dhaliil
ah xagga qoraalka afsoomaaliga internedka . Waxaad arkaysaa qoraallo ku
qoran afsoomaali oo aadan akhriyi karayn , markaas ayaad u qaadan inay
qoreen dad aan soomaali ahayn . Waxaanse mararka qaarkood idhaahdaa
waxaa qoray malaha dhalintii ku dhalatay dalka dibaddiisa , amase waxaan
jirin tafatire . ma dhaliilayo dhalinta dibadda ku dhalatay ee guud ahaan waa
soomaalida wax ku qorta internedka . Waxaad arkaysaa qaar isku dhex wada carabi iyo soomaali, qaar kale oo iyana isku dhex wada ingiriisi iyo
soomaali. halkan ku xusi maayo qoraalada aan u arkay inay wax si ka
yihiin , oo marabo inaan qofna qoraalkiisa wax ka sheego . waxaase quman
in la saxo qoraaladeenna ku saabsan xagga internedka .
Raalina ha laga ahaado qoraalkayga haddii dad dhibsado.
sidaa iyo nabad gelyo .
Maxamuud |
Mohamoud9@wmconnect.com
...AFSOOMAALIGA
OO QARKA U SAARAN IN UU KASUULO LUQADAHA AFRIKA
...QAABKA
QORAALADA LOO QORO.....
....SHURUUDAHA
QORAALKA KUSOO BAXAYA SOMALITALK
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Faafin: SomaliTalk.com | June 28, 2003
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
Afeef: Aragtida Qoraalkan waxaa leh qoraaga ku
saxiixan
|