Maxa loo dulmiyey midgaha yaase kadanqanaya??
June 24 2003
abdirizak adan dalmar
dalmar203@yahoo.com
Waxa jirtay mudo kabadan laba qarni
in wadankeena ay kajirtay wax
looyaqaan is adoonsi ama is xaqirid ay dadka
soomaaliyeed dhexdooda ah taasoo ay uguwacneed waxa looyaqaan jahli jahli
dhafay waxaa na markiisii hore sababay sida atariikhda kucad {culimo}daka
kubarata inay qaarna yihiin "good" qaarna "bad" markaa uarkaysay dadka aanwax
siin inay yihiin dad ah {midgo ah }aacuudi bilaah waxaa taariikhda kucad inay
taasi jirto culimada inay samayn jireen in dadka wax haysta ay markasta
kutimaali jireen landheere kuwa kalena kuwo beri bakhti cunay,sanadii 1991 ayaa
sacuudiga waxa kadhacaday maalin ay jalso ama fadhi isugu qaarkamid ah wadada
looyaqan kuwa cusub ee uabdan dhalinta laga xaday caqliga looguna sheekeyey in
diin lawado kadib markii ay yimaaden koox diineedkaas goobtaasi ayaa waxaa
halkaa isku waraystay nincaalim ah oo lagayaqaan aralada somalida ayaakdib wiil
wadaad ah oo markaas aad uwacnaa baa waxay kasheekeensteen arimaha qooska am
guurka sida abdana ay kasheekaystaan wadadaas wiilkii ayaa kuyiri sheekh waan
guursaday markaa baa sheekhiiyiri maxad guursatay ambruuk amsh alaah markaas
buu inan kii ugu jawaabay waxaan guursaday gabadh ah besha MADHIBAAN markaas
baa shiikhii kujawaabay oo mawayday gabar aji ah taasabaana dadliil uah in
culumadu yihiin kuwa dadka uhorseday dhibaatda isqodqodka walaalyaal waa
kaloojirta in sayanaba bintu jahshi uuguursaday wiil nabiga mowle uahaa iyadoo
markaa ahayd inan carab ah kadib markuu furay ayaa waxaa guursday nabiga nnkh
siuu ubaabi iyo dhibaatidii isquursiga ee ee marka carab dhextiilay arintana
markeedii horeba waxaan inoo keenay carab oo doonaysay in lakala wanaagsan
yahay carabna dadka ay ugu fadli badan tahay africankuna dadka ugu najaaso
badan yihiin ama haadeen islaam ama gaalo
markaa waxaan oran lahaa ma dhibaanku ama midguhu ama
gabooyuhu ama wax alaale wixii dadka somalida ay uyasaan ama ay uxaqiraan inay
kawaantoobaaan oo walalohood muslinka ah ay noqdaan kuwa kaguursada ama lamid
ah diintana ay eegaan waayo muslim muslimka kale waa walalkii tana weligay waan
aminsanayaa waaan kaguursan dona ainsha alaah arintana waa arin soamli ay isak
soo dhaxlaysay kumaan sano intaan kusoo jiray diin ma arag sheekh kahadlaya
arintaan ah ISQUURSIGA culimadana waxay yihiin kuwa keliya ee dadku ay
kudaydaan inkastoo culimada soamlida m,aanta uumidkastaayi wato manhaj carbeed
ama been abuur carbeed ooay kuqaataan malayiin dolar inta ay kahadlayaan waxan
waa xaraan waxan waa sidaa haka hadleen arintaan xun ee JAAHILYADA AH
jahilyaduna waa nooc udhowaansho gaalnimo marka umada soomalaiyeed waxaan
kacodsanayaa cidi ay soo gaarto arintan inay kawaan toooban walalohoodna
aykadaayaan sida ay uxaqirayaan oolamid kana wanagsan inta abdan waxaa jiratay
khamriga markiiba la mamnuucay in saxaabda qaar ay kumaqnaayeen wadanaka
xabashida qaarna ay joogeen markaa kuwii maqlay hanuunka uunba aqaatay
kuwiikale markuu gaartay fariinta uunbay kawaantoobeen,markaa haduu hanuunkan
idin soogaaro kawaan tooba kaan toobad keena ilahay unoqda iskagana taga
jahaliyadan idin haysa eeidinkaga jirta maskaxda kaga jirta iyo xididada
hooseba waxaan kusoo gabagabenayaa gunaanadkan ooah
1-nnnkh wuxuu yiri xajkiisii ugu danbeyey waa idinak
mamnuun inaad ansabkiina wax kashegtaan sida maalintaan xormadeda xaran
idinkaga tahaya ookale ale kayaaba oonoqda caaqiliin dadka sian waxana
kuwaninaya inasay ujoojin oo ay shegtaan qabiilkooda sharafat badan
cid alaale cidii doonaysa taariikhda midgaan ha
akhrisato halakan hoose
The history of Midgaan
Taariikhda Midgaha
“Waxaan ahayn Ummadii Dhulkaan iska lahayd, waxaan
ahayn Boqortooyadii ugu Horeysay ee ka dhalatay Meesha maanta loo yaqaano
Somalia. Waxaa boqor tooyadeena loo yaqaanay Boqortooyadii “BOONTA” Dulkaan
waxaa la oran jirey Dhulkii Boonta “BOONTLAND”oo macneheedu yahay Dhulkii
Boontu iska lahayd. Boqorkii ka talin jirey waxaa la oran jirey Baidari, wuxuu
ahaa Boqorka ummadda Boonta xukumi jirey. Wuxuu ka talin jirey qayb ka mid ah
dhulka Geeska Afrika wuxuu xiriir ganacsi la lahaa Dalka Masaarida, shiinaha,
Hindiya, iyo Boqortooyadii Rooma..
Qarnigii 12aad ayaa Ummadd ka soo haajirtey dalal kala
duwan oo isugu jirta Carab iyo Afrikaan ayaa Jabisay Boqortooyadii Boonta,
waxayna gow-gowreceen ummaddii dhulkaas daganeyd intii badneyd. Intii kaloo soo
harteyna way qaybsadeen waxayna u bixiyeen magacyo fara badan, sida Midgaan,
Boon, Tumaalo, Yaharo, Yibro, Jaaji, Gabooye iyo magacyo kale oo badan.
Macagyadaan ayaa ilaa maantana loo yaqaanaa, sida xaqiiqda ah dadkani waa
umamadii dhulka iska lahayd waana boqortooyo jabtay, waxaana daliil u ah in
markii hore ay jabisay boqortooyadii Massar qarnigii lixaad, ka dibna waxaa
jabiyay ummado isugu jira carab iyo African oo ka soo haajiray dalal kala duwan.
Aqri taariikhdan soo socota ee luqada qalaad (English) ku qoran tanina waa
baaritaan aan sameeyay waxaan helayna waa kan:
After I heard this narrations, I tried to make more
research in order to verify or make sure that this story is Authentic and
reliable truth. So I am trying to proof three things historically, orally and
Linguistically, First of all, I have to answer all these questions; was there
any people called Boonta? Is it true that Egyptians had once invaded the land
of the Punt? Do Boontite people have Kings and Chiefs? What is the different
between Boon, Midgan, and Sab? And also who were the natives of Somalia? Who
are the true natives in Horn of Africa Sab groups or Somalis? What part of
their history continued to be meaning full for them? What historical knowledge
did they call upon to define their ancestors? How do they can explain or
understand the circumstances of their ancestors connecting to the present? How
their past has impacted or affected their present life?
One more interesting record mentioned, the Book of “The
Ethiopian A history” “Egyptian inscriptions recorded that during the fourth
Dynasty (3100-2965 B.C) the son of Cheops, the builders of Great Pyramids, was
in possession of Puntite slaves”. (Richard Pankhurst, 1998, The Ethiopian A
history) 14.
Before, in the twelfth century, the ancient kingdom of
Boontite had controlled all over the area presently known as Somalia, there was
no in Horn of Africa people called Somalis before twelfth century, today those
who call themselves Somalis were people who merged from different ethnics and
united for the aim to defeat the Bootite Kingdom. Latter Somalis succeeded to
defeat and divide the citizens of this land and finally the kingdom of Boontite
was being invaded, the land of Boontite was automatically transferred from the
hands of natives to the hands of raiders. Where are the Boontite people today?
Are they invisible slaves or clients? But here consider this question, when
Boontite people were defeated and divided why Somalis in 12th and colonists
such as Italy and British in 18th centuries chose to enslaved African Bantu
rather than Midgans?
Another record has remarked, according Pankhurst, said;
“ King Peppy II (2738-2644 B.C. of the sixty Dynasty subsequently noted that he
had a tenq, or small-boned slaves from the Punt” (Richard Pankhurst, 1998,
The Ethiopian A history) 14.
So now it became very comprehensible for us that the
Egyptians had invaded the land of the Punt and had taken some of the Puntite
people into slavery according both written evidence and oral history agreed
into clear historically points, also there was so much evidence that supports
there was a kingdom in Somalia before arrival of the immigrants.
(“Agree in expelling the Midgan from the gentle blood
of Somaliland, …many Midgans employ themselves in hunting and agriculture.
Instead of spear and shield, they carry bows and a quiver full of diminutive
arrows, barbed and poisoned with the wabaio weapon used from Faizoghli to the
Cape of Good Hope. …The poison is greatly feared. It causes, say the people,
the hair and nails to drop off, and kills a man in half an hour. The only
treatment known is instant excision of the part”)
(Richard F. Burton,
1856, First footsteps of East Africa).
“On the pictured plates at Deir-El-Baheri, the huts of
the pPunt were like the Toquls of modern Sudanese, being built on piles
approach by the ladders. The birds were like a species common among Somalis.
The fishes were not like those of Egypt. The wife of the King of Punt appears
with a form like Bongo women with exaggerated organs of maternity”.
(Wonderful Ethiopians of
the ancient Cushite Empire, Houston, Drusilla Dunjee, 1926)
“The Somalis (Midgan) race, the most interesting, the
most proud, the most courageous and intelligent, and the most ‘difficult’ of
the races of Africa, has gone into politics, for if they do not others will, in
this age of turmoil, and if by some strange chance Hersi should read this (he
was always in touch with the west I would be happy to have contact with him
again”…….“You can not beat them. They have no inferiority complexes, no
wide-eyed worship of the white man’s ways, and no fear of him, of his guns or
of his official anger. They are a race to be admired, if hard to love”… “He (Hirad)
claimed that they were the original inhabitants of the Somali-lands who had
lost the great and final battle near Hargeysa and were then taken into slavery
until they became Mohammedans. After that they were Mohammedans slaves instead
of mere slaves. They became metalworkers, carpenters, herbalists, hunters, and
leathers workers. Every Somali woman, when she was ready to bear her child,
liked to have a Midgan woman present. Wedding and dances were not complete
without Midgan dressed in their gay colors and bringing luck to the nobles”
Gerald Hanley, 1941, Warriors Life and death among the
Somalis
All this books are available in the library you can
challenge academically with me by this history
Compiled By abdirizak adam ali B.s.
"xarunta elmi badhista buuhoodle ee khartoum
diyaariye saxafi c/risaaq adan {dalmar}
Afeef: Aragtida qoraalka waxaa leh qoraaga ku
saxiixan,
Faafin: SomaliTalk.com | June 24, 2003
....
Copyright
& Islaamku wuxuu ka qabo.... Akhri
Kulaabo bogga hore ee
www.somalitalk.com
|